Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Breaking news Fighting is reaching vila somalia

Recommended Posts

War deg deg ah:Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya oo agagaarkeeda dagaal ka socdo iyo duqayn ba'an.

Warkii 03-Jul-2009 iyo Qormadii: News

Waxaa caawa ka socda magaalada muqdisho dagaaladii ugu darnaa,iyadoo gacanta la isula tegay,iyadoo dagaalada ay ku sii siqayaan dhianca xarunta dawladee Villa Soomaaiya oo uu degan yahay madaxweyne Shariif iyo weliba ciidamada Yugaandhiiska ah ee xaruntaas ilaalada ka haya.

 

 

Dagaalkan oo u dhexeeya ciidanka Al-shabaab Al-Mujaahidiin iyo Xizbul Islaami iyo kuwa DFKM oo ay kaabayaan kuwa AMISON ayaa ku sii fidaya marba marka ka danbeeya xaafado hor leh,dagaalkaasoo saaka ka biowday degmooyinka Shibis iyo C/casiis,bale caawa ku sii siqaya dhinaca Xamar-Weyne iyo Shangaani,iyadoo ay xoogaga dawlada ka soo horjeedaa isku dayayaan inay kala gooyaan dekeda iyo madaxtooyada,iyadoo la filayo inay dekeda ka soo degaan ciidamo iyo hub u socda dawlada ku-meelgaadhka ah.

 

Magaalada Muqdisho ayaan caawa la seexan iyadoo ay magaalada laga seexan la yahay sawaxanka madaafiicda ay ridayaan ciidama Aminson,kuwaasoo si darndoori ah ugu soo dhacaya xaafadaha waqooyiga Muqdisho,sida Kaaraan iyo Shibis.

 

Ilaa iyo hadlama ogaan karo khasaaraha ka dhashay dagaaladan lagu riiqday,waagu haduu baryose wararka oo faahfaahsan ha ka fogaan Afnugaal.com

 

Afnugaal News Desk,Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

What rubbish the al-shaytaans are just slaughtering the people.

They been telling the people lies for over 2 months that they are close to capturing villa somalia but all they are doing is destroying mogadishu and killing many people day and night without mercy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this