Sign in to follow this  
Gabbal

Afgaduud whisked to Baidoa?

Recommended Posts

Gabbal   

Halkee Ayay Ku Dambeeyeen Hawlahii Amni Sugid Ee C/Risaaq Afguduud 24 Saacadood Ee la Soo Dhaafay

Feb 13,2007

by Kismaayo-GEDO-NN

 

Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya halka uu 24ki saacadood ee la soo dhaafay ku sugnaa taliyaha guutada koowaad ee xooga dalka C/risaaq Yuusuf Maxamuud Afgaduud oo ahaa sargaalka kaliya ee ka badbaaday qaraxii axadda.

 

Warar laga helayo ilo xog ogaal ah ayaa waxaa ay sheegayaan in C/Risaaq Afguduud la geeyay saldhig ay Itoobiyaanku leeyihiin waxii ka dambeeyay barqanimadi shalay markaas oo beesha **** ay ku dhawaaqday in qaraxii Axada ay fulisay Beel ayna ku beegsanaysay saraakiil ay ka mid yihiin Jeneral Busul, Col: koronto iyo Col:Fartaag.

 

Waxaa lagu waramayaa in taliyaha guutada koowaad la hakiyay hawlahiisa sugida ammaanka Kismaayo oo gutadisa ururo ka mid ah ay u xilsaaranaayeen.

Warku waxaa uu intaas ku darayaa in Itoobiyaanku ay baarayaan eedaymaha sheegaya in taliyuhu uu ka kacay goobtii khudbada wax yar uun ka hor qaraxa Sidaas uu ku noqday sargaal kaliya aan dhaawcmin.

 

Sargaal ka tirsan guutada koowaad oo magacisa qariyay ayaa sheegay in Col: C/risaaq Afguduud uusan tan iyo shalay qaban wax hawlo ah waxaase uu ku tilmaamay in uu xanuunsanayo. Qaybaha warbaahinta oo maanta garaacay moobilka gaarka ah ee taliyaha ayaa kala kulmay in uu dansan yahay ama uu goobta adeega ka maqan yahay taas oo xoojisay in ugu yaraantii la lawaayey hawlaha taliyaha uu xilsaarnaa.

 

Warar aan la xaqiijin ayaa tilmaamaya in C/risaaq Afguduud loo qaaday magaalada Baydhabo halkaas oo dawlada KMg ah ay ku baarayso sida uu u dhacay weerarkaas.

 

N D F-GEDO-NN-Kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Haddaan horn iyo Allamagan golahan joogin Barre macno badan ma yeesheen adeer!

 

Idinkiibaa sidii garaangartii kadaba wareegayya...and i found quite entertaining!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Sxb macnahiisa iyo uusan lahayn iiga sheekey kumaan odhan, meesha ma Baraad ku aragtaa mise Barraa hadlay amase tol ciiraysan? Nimanyaho sida isku dhaama alle idin oge.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oo tolku muxuu u carraysan yahay adeer? That few colonels were wounded by a grenade attack? That suspects are wadaado? Or you really think that Ethiopian lackey, Afgaduud, was behind the whole thing?

 

Tell us more adeer! What is your take on what happened?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

Xiin-

 

Kuwii bombka tuurey ma kamid ahayd?

When would you, I wonder, break from this habit of farting in the assembly of adults adeer?

 

Focus, for Allah’s sake, yaa Horn! Tell us what happened, will ye? Fartag is wounded while Afgaduud survived unscratched! Is the source of your cries! Or does it go beyond that?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by xiinfaniin:

quote:Originally posted by HornAfrique:

Xiin-

 

Kuwii bombka tuurey ma kamid ahayd?

When would you, I wonder, break from this habit of farting in the assembly of adults adeer?

 

Focus, for Allah’s sake, yaa Horn! Tell us what happened, will ye? Fartag is wounded while Afgaduud survived unscratched! Is the source of your cries! Or does it go beyond that?
Perhaps I wish to break you from this unfortunate habit of dancing for the audience?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taako, lets give this story some space. Let it run, and run. Because I dont see Hiiraale, Madobe or Sayid resigning or making statements, even faratag has not made a comment thus all this is just hot air.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this