Sign in to follow this  
Saalax

Golis University Opens in Burco City - Somaliland

Recommended Posts

Saalax   

6jhikh.jpg

 

Burco (Buraoonline) 27.02.10 Jaamacadda,Gollis Uversity Main Compus,oo horey uga furnanjirtay magaalooyinka kala ah Hargaysa,Berbera,ayaa maanta ka hirgashay Burco tii 3aad oo Xafladeeda lagu qabtay Hotel City Plaza,kana soo qaybgaleen Madaxda Gobolka,Cuqaasha,Dhalinyaradda,iyo Martisharaf.

[Click for a larger view]

 

Munaasabada Furitaanka Xafladda ayaa waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Gobolka Jaamacadda Gollis,C/xakiin Maxamed C/llaahi, marka hore waxaan salaan u soo jeedinayaa martisharafta ka soo qaybgashay Xafladan furitanka Jaamacadda Gollis,waxaan lee yahay dhamaantiin waad ku mahadsan tihiin intaa dabadeed waxaan jeclahay inaan idiinka faahfahiyo Jaamacadan waxbarashadeeda waxay ka kooban tahay Management science,Information technology,Argriculture,Engineering,Low&sharia,Education,oo tayadoodu sareeso waxayna xiriir la’leedahay Jaamacadaha Dibadaha ku yaala sida Kenyata University,Nairobi University,Cambridge University (UK),Makala University,Eithopia University,Sweedan (KTH)Royal Institute,Malaysia (UM.UKM.USM),intaa kadib waxaan jecelaha inuu inoo faah’fahiyo Gudoomiyaha Jaamacadda Gollis.

[Click for a larger view]

 

Dr,Saciid Axmed Xasan, asagoo ka hadlaya taariikhda Jaamacadda Gollis,ayuu wuxuu yidhi sida ku qoran waxaanu u aasaasnay in lagu dhigto barnaamilyo wax kataraya baahida Jamhuuriydda Soomaaliland tacliinta ay u baahnayd waxaan xooga saaray waxa looga baahanyahay in wadankeena maqluuq u baahdo hadii ladoonayo wadan hore umaro waa inuu Afar qaybood iskaga filnaado Caafimaadka,Tacliinta,Hoyga,Beeraha,markuu Afartaa iskaga filnaado waxaa la orankaraa wadankaasi waa wadan horey u maray waxaa kamida wadan waa inuu helaa Cunto ku filan oo isagu soo saaro waxay ku xirantahay nuu aqoonteedii yeesho aqoonteedii waxaa loo baahan yahay Jaamacadaha wadanka ka soo baxaan wax ka bartaan waa iseraacida beeraha inuu wadan yeesho aad iyo aad baa loogu baahan yahay wadankeenu wuxuu noqonayaa arimaha cuntada iyo biyaha shubmaya haduu helo dadkii hanan lahaa ee aqoonteedana lahaa waa haduu helo wuxuu noqanayaa wadan aad iyo aad u horamarsan wixii looga baahnaa arimahaas wadankeena ay ku jiraan waxaa iminka la ogyahay oo dhab ah biyo farabadan in wadankeena ku jiraan aduunyada maanta waxa la’isku dili doono waxaa kamida biyaha magaalada Burco waxaa la ogyahay in gebigeeda ay Biyo ku fadhido waxaa kaloo aan idiin sheegayaa inaanan Jaamacadan u furin lacag aad kaheshaan waxaan u furnay wadanku baahida uu uqabo iyo kartida aanu u leenahay kol haday dowladu ay nasiisay Leesankii ama fasaxii aanu wax ku barilahayn ankuna in waajibaadkii nasaarnaa iska gudno waxaa kaloo jirta Bisha March haduu alle ka raalinoqdo waxaanu ka qaybgalaynaa shir 20 Wadan oo European ay isugu imanayaan oo Labaatankaa wadanka Jaamacadda Gollis, iyo Jaamacadda Hargaysa, ay aqbalayaan inay bar tined la noqdaan wixii fusad ah Burco inay ka qata’naato nagama suurtowdo Engineer,Naasir Cali Shire,oo isna ka jeediyay halkaas Jaamacadda Gollis wax tarka uu u soo kordhin doono Burco,iyo Professor ka Jaamacadda Burco C/raxmaan Jaamac Ducaale,iyo weliba madaxdda Gobolka Togdheer ee Burco.

 

Wariye Cabdikariin Axmed

 

Buraonline

 

Burco - Somaliland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this