Sign in to follow this  
Juje

Ina Lillahi Wa Ina Ileyhi Rajicuun..!

Recommended Posts

Juje   

Ina Lillahi Wa Ina Ileyhi Rajicuun..!

 

dhagaweyne.jpg

 

Mid ka mid ah aasaasayaashii Ururkii Gobonimadoonka SYL oo ku geeriyoodaya Magaalada Qardho

Qardho:-Waxaa Allah u naxariistee ku geeriyoodaya Gobolka Karkaar gaar ahaah magaalada Qardho Marxuum Daahir Xaaji Cismaan Daahir Dhagaweyne Marxuum Daahir Xaaji Cismaan ayaa ayaa waxaa uu ka mid ahaa aasaasa yaashii ururkii gobonima doonka ahaa ee SYL oo taariikhda Soomaaliyeed baal dahab ah ka galay.

 

Madaxweynaha DGPL Gen Cadde Muuse Xersi oo ku hadlay magac Xukuumda Puntlland ayaa waxaa uu tacsi u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed iyo Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodaya Marxuum Daahir Xaaji Cismaan Daahir Dhagaweyne.

 

Waxaa kale oo Marxuum Daahir Xaaji Cismaan Daahir dhagaweyne tacsi u diray Dhamaan Isimada ,Waxgaradka Puntlland iyagoo Alle uga baryey in Alle uu janadii ka waraabiyo Marxuum Daahir Xaaji Cismaan Daahir Dhagaweyne Eheladii iyo qaraabadiisana uga baryey in Alle samar iyo iimaan ka siiyo.

 

Aaska Marxuum Daahir Xaaji Cismaan Daahir ayaa la filayaa inuu maanta ka dhaco magaalada Qardho ,iyadoo magaalada ay ku soo qulqulayaan masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntlland ,,Isimo iyo wax garad kale duwan

 

M_M_Deeq

Garoowe

Puntlland

 

 

Allah uu naxaristo eheleedi, qarabadi iyo asxaabti oo ka tageyna samir iyo iman Allah ka siiyo...amiin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ilaah ha u naxariisto, Daahir iyo raggii iyo dumarkii la midka ahaa ee u soo halgamay xornimadii iyo horumarka Soomaaliyaba, Ilaah ajar iyo xasanaad haka siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samir iyo iimaan Soomaali dhan. Very few ka hartay dadkii dalkeena usoo halgamay, as sad as to witness dalkee usoo halgameen inay ka noqdaan qaxooti.

 

Goormuu marxuumka ka noqday Ottawa uu deganaa?

 

Of all 13 halgamiyaashii, qofka kaliya maanta ka nool waa Cali Xasan Maxamed [Cali Barduuro] oo ku sugan degmada Qoryooley maanta.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this