Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Vice President, Interior and State Security Minister visit Galgala town yesterday

Recommended Posts

shalay lama soomaneyn miyaa?

 

mise markii jihaad lagu jiro lama soomo?

 

mise sawiradaan shalay lama qaadin?

 

meel uun bay wax iska qaban la yihiin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gallad   

Ma ashahado la dirirba sonta? loooool

 

That everyone knows, but what I am dissappointed about is General Ilko jeer who is watching and doing nothing about his people who are still fleing.

 

21.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Masuuliyiin uu hogaaminayo madaxweyne xigeenka PL oo booqasho ku tagay Galgala

 

Waxaa maalinimadii shalay gaaray Deegaanka Galgala ee Gobolka Bari Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland oo uu hogaaminayay Madaxweyne Ku xigeenka C/samad Cali Shire iyo qaar ka tirsan golihiisa Wasiirada.

 

Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka ayaa markii ay deegaankaasi gaareen waxaa ay kulamo kula yeesheen dadka deegaanka iyo ciidamadii Puntland ee dhowaan qabsaday deegaankaasi,

 

Wasiirka Amaanka Puntland Gen Yuusuf Axmed Khayr oo kamid ahaa wafdiga Madaxweyne ku xigeenka ayaa waraysi uu xalay siiyay barnaamijka Caawa iyo SBC waxaa uu ugu horay uga warbixiyay wixii uu safarkoodii deegaankaasi ku salaysnaa.

 

Gen Yuusuf Axmed Khayr waxaa uu kaloo sheegay in ay ciidamada ku booriyeen in ay adkeeyaan Amaanka deegaanka Galgala,iyadoona uu wasiirku diiday in ay haatan jiraan wax dagaal ah oo ka socda deegaanada ku xeeran Galgala.

 

Dadka deegaanka oo ay la hadleen ayaa Wasiirka Amniga waxaa uu sheegay in ay ku booriyeen in ay lka shaqeeyaan Ciidamada ayna ka fikiraan horumarka deegaankooda,iyadona sida uu sheegay ay ka gacan siinayaan sidii loo hormarin lahaa.

 

Gen Yuusuf Axme Khayr waxaa uu ganafka ku dhuftay wax balan qaad ah oo ay dadka deegaanka u sameeyeen,iyadoona sida uu sheegay hadii deegaanka waxyeelo soo gaartay ay dhinaca kasoo horjeeda ghaysteen.

 

Tagitaanka masuuliyiintan ay maalinimadii shalay ku tageen Galgala ayaa kusoo beegmaya xili maalmihii aynu soo dhaafnay ay deegaanao ka agdhow goobihii horayg

 

SBC International Monitoring

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Amazing pictures!!! This is clear proof that the Puntland government has the full support of the local populations of these region. The vice president and interior minister can tour the area's. Unlike the criminal Atam that must hide in the mountains.

 

People of these area's refuse to aid someone associated with terrorist groups.

 

This also proves that the radical Diaspora of Eastern Sanaag and Western Bari and websites like the Bias Somali Public Radio are completely misinformed or trying to instigate conflict for their entertainment.

 

I'll say it again, if the populations of these area's were against the Puntland government, Atam would not have retreated and have to hide in the mountains and the Vice President and minister of interior would not be visited these area's.

 

Well done

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Well, I am pretty sure this isn't some form of entertainment for them, where they will sit down and enjoy the atmosphere!

 

The area's Atam set up his base was isolated, he purposely did this because he knew the locals did not want him there.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Sayid*Somal:

shalay lama soomaneyn miyaa?

 

mise markii jihaad lagu jiro lama soomo?

 

mise sawiradaan shalay lama qaadin?

 

meel uun bay wax iska qaban la yihiin!

:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

It's clear from the pics that Puntland has deep control of the area. That the propoganda of some has not worked very well. Gen Abdisamad and IlkaJiir have led the troops well.

 

Well done.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this