Sign in to follow this  
Kamaavi

London- Shir ka Dhacaya oo Lagaga Hadlayo Xaalada Afrika ..

Recommended Posts

Kamaavi   

Dowlada Ingiriiska ayaa qaban qaabinaysa shir lagaga hadlayo Qaarada Afrika iyo sidii uusan u sahmayn lahayn dagaalka lagula jiro argagaxisada, waxaana shirkaas ka hadlaya xubno ka mid ah barlamaanka dalka ingiriiska oo uu hogaaminayo Ivan Lewi oo ah wasiirka arrimaha dibada ee xafiiska Commion Wealth u qaabilsan Dowlada Ingiriiska, Dagaalka Ogadeeniya ka socda ee ONLF ayaa isana Lagu soo qaadan doona, Kaas oo ay ku tilmaameen in uu yahay Dagaal Gobanimo Doon ah.

 

Warkan ka soo Yeearay Dowlada ayaa sheegay in Hub badan oo ka kala Yimid Dhanka Maraykanka iyo Soviet Ruushka uu si Baaxad wayn leh oogu qul qulayo Qaarada Afrika.

 

Waxana Arrinkan walaac Xoogan ka Muujinayaa Dowlada Aduunka oo qaar kood sheegayaan inuu Dagaalkii qaboobaa ee Aduunki halis tahay inuu dib u soo laabto.

 

London.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this