Sign in to follow this  
Som@li

New Somali government formed.

Recommended Posts

Som@li   

Somali Prime Minister Ali Mohammed Gedi announced on Friday in Nairobi the names of 47 ministers who will form his new Cabinet, nearly a month after the country's Parliament sacked his first team.

 

The ministers and 42 assistant ministers were immediately sworn into office before President Abdullahi Yusuf Ahmed.

 

Gedi said he made a slight change to his first Cabinet, which was sacked on December 11, in order to respect the principle of equal distribution of power among five major clans and one minor in Somalia, as envisaged by the country's transitional Constitution.

 

The new team is expected to fill a 13-year power vacuum in the anarchic Horn of Africa state, which first descended into chaos in 1991 when dictator Mohammed Siad Barre was toppled.

 

"I have made this list to the best of my ability," Gedi told his new ministers.

 

"Those given posts will have a task of serving Somalia a critical point ... Some [of you are] unhappy because they were not in the list of the Cabinet, but hopefully tomorrow, they will be in the list. This is not a permanent Cabinet," Yusuf said.

 

When the first government was formed on December 1, some warlords were not happy with the post they were allocated.

 

All of the Somali officials involved in efforts to set up a new government, including Gedi and Yussuf, are based in the Kenyan capital, Nairobi, because their own, Mogadishu, is still considered too dangerous.

 

"The Cabinet should immediately draw [up] a timetable for the relocation of our government. We should go and serve the people of Somalia immediately, not sit here in Kenya," he added.

 

Since 1991, two governments have been formed, but neither managed to establish control across the country, where rival warlords have wreaked havoc and carved themselves fiefdoms.

 

Hope for success is much higher this round of peace talks, which started in Kenya in 2002, mainly because previously excluded warlords were brought into the negotiations and because of the unprecedentedly concerted efforts of countries in the region. -- Sapa-AFP

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

RAIISULWASAARE GEDDII OO MAANTAY KU DHAWAAQAY MAGACYADA GOLIHIISII WASAARADDA OO KA KOOBAN 91 XUBNOOD

 

Somaliweyn(NAIROBI,jAN.7 ,2005)

 

Waxaa lagu dhawaaqay maanta dhismihii dawladda Cusub ee Soomaaliya oo ka kooban 84 Wasiir iyo Wasiiro kuxigeeno ,7 wasiiru dowle

waxaana isku darku noqonayaa 91 xubnood ,waxaana tirada Golaha Wasiirada hore looga ansaxiyey baarlamaanka Kumeelgaarka ah ee Soomaaliya kaddib markii la riday dawladdii ugu horreysay oo uu soo dhisay Prof. Geddi .

Wasiirada Maanta awxaa la sheegay in aay ku jiraan badi ahaanba Wasiiradii ku jiray liiskii hore waxaa lagi kordhiyey oo qur ah

wasiiro cusub si loo buuxsho tirada ah 91 oo baarlamaanku oggolaaday .

Waxaa la filayaa in si degdeg ah loo hiorkeeno wasiirada la magacaabay Golaha baarlamaanka si aay u ansaxiyaan ama u diidaan ,inkasta oo aan markaan la filayn in baarlamaanku cod qayaxan oo diidmaa dawladda kala horyimaado .

Magacyada oo qaarkood na soo gaaren awxaan idiin soo Gudbindoonaa markii Liiska oo tifaftiran aanu helno .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiiradii ku jiray liiskii hore waxaa lagi kordhiyey oo qur ah wasiiro cusub
si loo buuxsho tirada ah 91
oo baarlamaanku oggolaaday .

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Find the difference?

 

Raysul wasaaraha Soomaaliya Pro Cali Maxamed,Geedi ayaa Maanta magacaabay Xubnaha GalahaWasiirada Jamhuuriyada Soomaaliya Raysulwasaare ku xigeeno& Wasiiru doowlo yaal iyo Wasiiro ku Xigeeno isagoo ugu dhawaaqay Sidan ,

 

Rasul Wasaare Ku xigeen Eng Xusseen Maxamed Faarax Caydiid

Dr Maxamed Cabdulaahi Jaamac Sifir

Dr Saalim Caliyoow Ibroow

 

Wasiirka Arimaha Dibada Prof Cabdulaahi Sh Ismaaciil

Wasiirka Arimaha Gudaha Eng Xussen Maxamed Faarax Caydiid

Wasiirka Garsoorka Sh Adan Maxamed Nuur

Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax

WasiirkaTastuurka& Arimaha Federaalka Cabdalla Deeroow *****

Wasiirka Qarshaynta Qaranka& Iskaashiga Gobolka Cabdi Risaaq Cismaan Xasan

Wasiirka Horumarinta Daryeelka Qoyska Fowziyo Maxamed Sh Ibraahin

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Ibraahin Maxamed *****

Wasiirka Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud

Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Xasan Abshir Faarax

Wasiirka Batroolka Yusuf Maxamed Axmed Xaraare

Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeenta Cusmaan Xasan Cali Caato

Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Bada Cali Ismaaciil Cabdi Giir

Wasiirka Cirka iyo Dhulka Ibraahin Adan Xasan

 

Wasiirka Ganacsiga Al Xaaj Muse Sudi Yalaxow

Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Maxamed Salaad Nuur

 

Wasiirka Horumarinta Iskaasha tooyinka Maxamed Cabdulaahi Kaamil

Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Agoonta Xussen Ceelaabe Faahiye

Wasiirka Tamarta Maxamed Nuuraani Bakar

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac

Wasiirka Warshadaha Cabdi Maxamed Tarax

Wasiirka Dhulka iyo Deegaamaynta Moowliid Macaane Maxamuud

Wasiirka Horumarinta Reer Miyaga Maxamed Maxamuud Guulayd Gacmodheere

Wasiirka Dib u dhiska iyo dib u dajinta Bare Adan Shire Bare Hiiraale

Wasiirka Caafimaad Dr Cabdi Casis Sh Yusuf Sh Ibraahin

Wasiirka Waxbarashada Cali Cabdulaahi Cosoble

WasiirkaTacliinta Sare Xussen Maxamed Sh

Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka Cabdi Xaashi Cabdulaahi

Wasiirka Deegaanka& Maraynta Aafooyinka Maxamed OsmanMaye

Wasiirka Iskaasho Goboleedka Ismaaciil Maxamed Hure Baoobaa

Wasiirka Hantida Qaranka iyo qalabaynta Maxamuud Sayid Adan

Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjogta Maxamuud Maxamed Xayd

Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdulaahi Kaamil

Wasiirka Dib u heshiisinta Jaaliyadaha Dibada Sh Adan Sh Maxamed

Wasiirka Lacagta Dr Cabdi Kariim Axmed Cali

Wasiirka Dhaqan Celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin

WasaaradaAwqaafta Arimaha Diinta Cumar Maxamed Finish

Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha Saalax Cali Faarax

Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Cabdulaahi Jaamac Daakir

Wasiirka Cilmiga iyo Tajnoolijiyada Xasan Jaamac

 

Sidoo kalle Raysul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geedi waxa uu magacaabay Wasiiru Doowlayaalk kala ah

1-Ibraahin Sh Cali Xaafuun Dibada

2- Dr Qaalid Cumar Cali Xafiiska Madaxwaynaha

3- C/qaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane Xafiiska Raysul Wasaaraha

4-Maxamuud Xareed Gaashaandhiga

5- C/rixmaan Adan Ibi Baarlamaanka& Xukuumada

 

Wasiiro ku Xigeenada waxa ay kalo Yihiin Sidan

 

Wasiiru ku xigeenka Arimaha Dibada Xasan Axmed Jaamac

Arimaha Diinta iyo Awqaafta Sh Maxamed Nuur

Badroolka Ibraahim Xuseen Cali Saalax

Beeraha Maxamed Cali Bilaal

bOOSTADA IYO iSGAARSIINTA C/kaafi Macalin Xasan

Caafimaadka Dr Cusmaan Maxamed Maxamuud Dufle

Dalxiiska7& dUURJOOGTA Geele Maxamed Adan

Amniga Qaranka Cabdi Rashiid Maxamed Xidig

Tastuurka iyo Arimaha Federaalka Maxamed Axmed Kulan

Dhalinyarada Isboortiga Bashiir Maxamed Adan

Dib u dhiska iyo dib u dajinta C/kariim Cige Guuled

Gaashaandhiga Cumar Adan Xasan

Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cabdulaahi Axmed Cabdulle

Ganacsiga Amiin Axmed Sh

Garsoorka Yuusuf Maxamed C/qaadir

Howlaha Guud iyo Guryeenta

Wasaarada Tacliinta C/rixmaan Maxamed

Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Cabdi Axmed Dhuxuloow

Dhaqan Celintaiyo Tababarada Maleeshiyooyinka Dr Xasan ***** Yacquub

Ikaashi Goboleedka Deeqo Jaamac Col ujoog

Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Dr C/qaadir Nuur Caraalle

Maaliyada Maxam,ed Xasan braahin

Wasaarada Qorshaynta Qaranka iyo Iskaashiga Caalamiga Ciise Wehliya Maalin

WasaaradaShaqada iyo Shaqaala C/qaadirSh Maxamed Nuur

Wasarada Warfaafinta Salaad Cali Jeele

Wasaarada Warshadaha Cabdulaahi Cabdi

Wasarada Arimaha Gudaha Fahgmo Axmed Nuur

Wasaarada DakedahaGaadiidka Bada Xirsi Adan Rooble

Wasaarada HantidaQaranka iyo Qallabaynta Maxamed ***** Yaroow

Wasaarada Dib u heshiisiintaiyo Jaaliyada DibaDA Maxamed Cismaan Qudub

 

Wasaarada Waxbarashada Muqtaar Maxamed Yuusuf

Wasaarada Horumarinta Miyiga Saciid Xasan Shire

Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Axmed Maxamed Cabdi

Wasaarada Tamarta Maxamed Sh *****

Wasaarada Lacagta Mire Xaaji Faarax

WasaaradaDaryeelka Naafada iyo Agoonta Maxamed Jaamac

Wasaarada Horumarinta Iskaashatooyinka Xuseen Maxamuud Musse

Wasaarada Dhulka iyo Deegaamaynta Xuseen Cabdi Salaad

Wasaarada Hidaha iyo Dhaqanka Khdiijo Maxamed Diiriye

Wasaarada Cilmiga iyo Tijnoolajiyada Xussen Maxamed Xuseen

Wasaarada Deegaanka iyo MarayntaAafooyinka Maxamed Cali Daahiye

Wasaarada

 

 

Ku noqo beejka

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho

 

cabdishakuur@dayniile.com

 

 

 

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Smith

 

The List:

Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeenta Cusmaan Xasan Cali Caato

Ato is there, no idea about the other

Share this post


Link to post
Share on other sites
BN   

capt.sge.unj46.070105122526.photo00.phot

Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed (L) and Prime Minister Ali Mohammed Gedi (2nd L) watch as 47 ministers are sworn into office in Nairobi.(AFP/Tony Karumba)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

What do u think of this.

 

List:

Wasiirka Dib u heshiisinta Jaaliyadaha Dibada Sh Adan Sh Maxamed

is this right? Are we fighting in the diaspora?

 

They should rephrase this to " Wasiirka isku xirka jaaliyadaha dibada" or something else.

 

We are simply disintegrated but not in a fight like back home.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raysul wasaaraha Soomaaliya Pro Cali Maxamed,Geedi ayaa Maanta magacaabay Xubnaha Galaha Wasiirada Jamhuuriyada Soomaaliya:

 

Raysulwasaare ku xigeeno & Wasiiru doowlo yaal iyo Wasiiro ku Xigeeno isagoo ugu dhawaaqay Sidan ,

 

Raysulwasaare ku xigeenada

1-Rasul Wasaare Ku xigeen Eng Xusseen Maxamed Faarax Caydiid

 

2-Dr Maxamed Cabdulaahi Jaamac Sifir

 

3-Dr Saalim Caliyoow Ibroow

 

Wasiirada Wasaaradaha

 

1-Wasiirka Arimaha Dibada Prof Cabdulaahi Sh Ismaaciil

 

2-Wasiirka Arimaha Gudaha Eng Xussen Maxamed Faarax Caydiid

 

3-Wasiirka Garsoorka Sh Adan Maxamed Nuur

 

4-Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax

 

5-WasiirkaTastuurka& Arimaha Federaalka Cabdalla Deeroow *****

 

6-Wasiirka Qarshaynta Qaranka& Iskaashiga Gobolka Cabdi Risaaq Cismaan Xasan

 

7-Wasiirka Horumarinta Daryeelka Qoyska Fowziyo Maxamed Sh Ibraahin

 

8-Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Ibraahin Maxamed *****

 

9-Wasiirka Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud

 

10-Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Xasan Abshir Faarax

 

11-Wasiirka Batroolka Yusuf Maxamed Axmed Xaraare

 

12-Wasiirka Howlaha guud iyo Guryeenta Cusmaan Xasan Cali Caato

 

13-Wasiirka Dakadaha iyo Gaadiidka Bada Cali Ismaaciil Cabdi Giir

 

14-Wasiirka Cirka iyo Dhulka Ibraahin Adan Xasan

 

15-Wasiirka Gaashandhiga C/raxmaan Maxamed Cali

 

16-Wasiirka Ganacsiga Al Xaaj Muse Sudi Yalaxow

 

17-Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Maxamed Salaad Nuur

 

18-Wasiirka Horumarinta Iskaasha tooyinka Maxamed Cabdulaahi Kaamil

 

19-Wasiirka Daryeelka Naafada iyo Agoonta Xussen Ceelaabe Faahiye

 

20-Wasiirka Tamarta Maxamed Nuuraani Bakar

 

21-Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac

 

22-Wasiirka Warshadaha Cabdi Maxamed Tarax

 

23-Wasiirka Dhulka iyo Deegaamaynta Moowliid Macaane Maxamuud

 

24-Wasiirka Horumarinta Reer Miyaga Maxamed Maxamuud Guulayd Gacmodheere

 

25-Wasiirka Dib u dhiska iyo dib u dajinta Bare Adan Shire Bare Hiiraale

 

26-Wasiirka Caafimaad Dr Cabdi Casis Sh Yusuf Sh Ibraahin

 

27-Wasiirka Waxbarashada Cali Cabdulaahi Cosoble

 

28-WasiirkaTacliinta Sare Xussen Maxamed Sh

 

29-Wasiirka Hidaha iyo Dhaqanka Cabdi Xaashi Cabdulaahi

 

30--Wasiirka Deegaanka& Maraynta Aafooyinka Maxamed OsmanMaye

 

31-Wasiirka Iskaasho Goboleedka Ismaaciil Maxamed Hure Baoobaa

 

32-Wasiirka Hantida Qaranka iyo qalabaynta Maxamuud Sayid Adan

 

33-Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjogta Maxamuud Maxamed Xayd

 

34-Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdulaahi Kaamil

 

35-Wasiirka Dib u heshiisinta Jaaliyadaha Dibada Sh Adan Sh Maxamed

 

36-Wasiirka Lacagta Dr Cabdi Kariim Axmed Cali

 

37-Wasiirka Dhaqan Celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin

 

38-WasaaradaAwqaafta Arimaha Diinta Cumar Maxamed Finish

 

39-Wasiirka Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha Saalax Cali Faarax

 

40-Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga Cabdulaahi Jaamac Daakir

 

41-Wasiirka Cilmiga iyo Tajnoolijiyada Xasan Jaamac

 

 

Wasiiru Doowlayaasha waxa ay kalo Yihiin Sidan:

 

 

1-Ibraahin Sh Cali Xaafuun Dibada

 

2-Dr Qaalid Cumar Cali Xafiiska Madaxwaynaha

 

3-C/qaadir Xaaji Maxamuud Dhaqane Xafiiska Raysul Wasaaraha

 

4-Maxamuud Xareed Gaashaandhiga

 

5-C/rixmaan Adan Ibi Baarlamaanka& Xukuumada

 

Wasiiro ku Xigeenada waxa ay kalo Yihiin Sidan

 

 

1-Wasiiru ku xigeenka Arimaha Dibada Xasan Axmed Jaamac

 

2-Arimaha Diinta iyo Awqaafta Sh Maxamed Nuur

 

3-Badroolka Ibraahim Xuseen Cali Saalax

 

4-Beeraha Maxamed Cali Bilaal

 

5-Boostada iyo Isgaarsiinta C/kaafi Macalin Xasan

 

6-Caafimaadka Dr Cusmaan Maxamed Maxamuud Dufle

 

7-Dalxiiska & Duurjoogta Geele Maxamed Adan

 

8-Amniga Qaranka Cabdi Rashiid Maxamed Xidig

 

9-Tastuurka iyo Arimaha Federaalka Maxamed Axmed Kulan

 

10-Dhalinyarada Isboortiga Bashiir Maxamed Adan

 

11-Dib u dhiska iyo dib u dajinta C/kariim Cige Guuled

 

12-Gaashaandhiga Cumar Adan Xasan

 

13-Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cabdulaahi Axmed Cabdulle

 

14-Ganacsiga Amiin Axmed Sh

 

15-Garsoorka Yuusuf Maxamed C/qaadir

 

16-Howlaha Guud iyo Guryeenta

 

17-Wasaarada Tacliinta C/rixmaan Maxamed

 

18-Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Cabdi Axmed Dhuxuloow

 

19-Dhaqan Celintaiyo Tababarada Maleeshiyooyinka Dr Xasan ***** Yacquub

 

20-Iskaashi Goboleedka Deeqo Jaamac Col ujoog

 

21-Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Dr C/qaadir Nuur Caraalle

 

22-Maaliyada Maxam,ed Xasan braahin

 

23-Wasaarada Qorshaynta Qaranka iyo Iskaashiga Caalamiga Ciise Wehliya Maalin

 

24-WasaaradaShaqada iyo Shaqaala C/qaadirSh Maxamed Nuur

 

25-Wasarada Warfaafinta Salaad Cali Jeele

 

26-Wasaarada Warshadaha Cabdulaahi Cabdi

 

27-Wasarada Arimaha Gudaha Fahgmo Axmed Nuur

 

28-Wasaarada DakedahaGaadiidka Bada Xirsi Adan Rooble

 

29-Wasaarada HantidaQaranka iyo Qallabaynta Maxamed ***** Yaroow

 

30-Wasaarada Dib u heshiisiintaiyo Jaaliyada DibaDA Maxamed Cismaan Qudub

 

31-Wasaarada Waxbarashada Muqtaar Maxamed Yuusuf

 

32-Wasaarada Horumarinta Miyiga Saciid Xasan Shire

 

33-Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Axmed Maxamed Cabdi

 

34-Wasaarada Tamarta Maxamed Sh *****

 

35-Wasaarada Lacagta Mire Xaaji Faarax

 

36-WasaaradaDaryeelka Naafada iyo Agoonta Maxamed Jaamac

 

37-Wasaarada Horumarinta Iskaashatooyinka Xuseen Maxamuud Musse

 

38-Wasaarada Dhulka iyo Deegaamaynta Xuseen Cabdi Salaad

 

39-Wasaarada Hidaha iyo Dhaqanka Khdiijo Maxamed Diiriye

 

40-Wasaarada Cilmiga iyo Tijnoolajiyada Xussen Maxamed Xuseen

 

41-Wasaarada Deegaanka iyo Maraynta Aafooyinka Maxamed Cali Daahiye

 

 

Ku noqo beejka

 

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho

 

cabdishakuur@dayniile.com

 

 

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Duke,

 

Did MP Zakariya got position for himself, the man who became famous for his voice on the BBC depate/fight with his "Makarafoonka yay igu dhufanee iga qabo horta nagtaa".... :D:D:D

 

If not im very dissappointed, feel sorry for him.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I don't know whether to laugh at this satirical line up or to feel sorry for the poor man.

 

The first obvious problem that he will face include, the problems about overlaping of responsiblities. The second is financing the day to day operations of 91 Ministers of the same powers and levels, whom each need an office and budget of their own and employees. And third, corruption.

 

He had a huge task infront of him already, but this just makes it that more difficult for him, if you ask me.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this