Sign in to follow this  
Paragon

Maleeshiyo beeleedyo la wareegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo

Recommended Posts

..ey iyaga iasaga soo bexeen halkaa [kismaayo] kadob xeelad dagaal

Nin laga adkaaday warkiis ahaa!

 

Anyway..I think this guy's days are numbered, Kismayo will never be peace as long as this dude is the town.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loooool@....afguduud.....maalin walba isagu ma xeelad dagaal buu marmarsiiyo ka dhigtaa? Xeelad dagaal oo dhowr km dib loo durko ayaan maqalnay ee ma waxaa hadda soo baxday mid 500km ka badan dib loo cararo, sidaan maqlay Xamar buu ku soo socdaa isaga iyo xayntii dhallinyarada masaakiinta ah ee la soo waalay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Paragon:

^^Maya anigaa ka baxay iyo maya anagaa kaa bixinney armey dhiillo hor leh keentaa?
smile.gif

Ma umaleynayo inaay dhiilo keeni karto, koleey soo noqoshadiisa ayaa loo baryayey. Ciddi kale ha soo noqoto balse ninkaan yuusan ku soo noqonin magaalada. He is wanted dead or life.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

inailaahi rajicuun , it took more than 15 lives to solve an issue of a stolen car :( ilaahay hanoo naxariisto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this