Sign in to follow this  
Gabbal

Maamulka Beled-Xaawo: No thanks, we already have our own court system in place.

Recommended Posts

Originally posted by Khalaf:

First ilaahay ha u naxariistro those who died in Buaale jails. ive been thinking ninyahow.....this incident and the recent defect with weapons of one of the members of the TFG to his clansmen in xamaar, calling for unnecessary aggression on puntland .....dat wa naloo tashada abti! Turub la barey!
:D

 

Abtgis: if this does turn to be about clan most vulnerable is my reer abti. Puntland got its territory/resources and its ppl independent same w/ somalilad, the OGs don’t live in Somalia, you know who dat leaves.

 

Enclaved or not, dem galguud boys know how to bust.....will never be weak or bow down.....

just when the ppl wonder how they can survive ilaahay ba faraj u furo.
;)

Ninkaan ayaa ifka "wadaadnimo" noo sheeganaayo marka. Ifka waxa ugu xun qabiilist wadaad in uu noqdo iska dhigo.

 

Adi maa u diiday reer Dhoobleey/Badhaadhe/Afmadoow/Libooye/Baardheere markaa leedahay ma deggaan Soomaaliya? Ma adaa ka qaatay dhulkooda?

 

And your "turub la barey" aad ula jeedid dadka Xamar dego [supposedly you consider them to be badoow when it comes to siyaasad], well I have a news for you: Turub waliba kan dabakaeriska iyo iskaalaha ayee waa hore ciyaari jireen markaa adiga shaaniska ciyaari jirtay meeshaas ka timidba waxee tahay ahaatee.

 

And advocating xaaraan of your "dem galguud boys know how to bust..." supposedly of others land, waaba isla qumantahay, oo magac Eebbe kuu suran.

 

At least waa qiratay inay ka imaadeen Galgaduud. That is one step forward. But also known they will get back to Galgaduud, sooner already, "busted" or not.

 

Adiga camal ayaa diinta wax u dhimo, mana dhaantid surwaalgaabka Xamar joogo maanta oo aad isleedahay dacaayadee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Horn halayaabin wuxuu qoro miskiinkan looma baxo daa codkiisa ha dhiibto e. Ta kale dadku waa noole biyo ku nool sow ma ogid, marka waa la waraabshaa ha iska wabxaane! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Ninkaan ayaa ifka "wadaadnimo" noo sheeganaayo marka. Ifka waxa ugu xun qabiilist wadaad in uu noqdo iska dhigo.

Whats qabiilist horta? I am no wadaad I am simple Muslim, but I have never hated, denied justice, ect to any human let alone my own ppl.... marka adeer take your sheeko somewhere else....my beliefs and actions speak for dem themselves.

 

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Adi maa u diiday reer Dhoobleey/Badhaadhe/Afmadoow/Libooye/Baardheere markaa leedahay ma deggaan Soomaaliya? Ma adaa ka qaatay dhulkooda?

What? :confused: Somali is difficult for me.

 

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

And your "turub la barey" aad ula jeedid dadka Xamar dego [supposedly you consider them to be badoow when it comes to siyaasad], well I have a news for you: Turub waliba kan
dabakaeriska
iyo
iskaalaha
ayee waa hore ciyaari jireen markaa adiga
shaaniska
ciyaari jirtay meeshaas ka timidba waxee tahay ahaatee.

Adeer Somali waan isla nahay marka don’t play political correctness with me ninyahow.....be real u have heard that term many times...which I just learned lool. Somali wa isla kaftan ta all da time or has too much time on the internet forums made u lose sight of reality? don’t read too much into adeer breath its aight u don’t have to prove anything to anyone that u can play turub.

 

 

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

And advocating xaaraan of your "dem galguud boys know how to bust..." supposedly of others land, waaba isla qumantahay, oo magac Eebbe kuu suran.

No I would never adovcate for haraam dont get it twisted, but justice as the Nabi scw practiced. u are reading too much into words (stop being too emotional ninyahow)..... All I was saying is reer cabuwaak proven from their history defend themselves against aggression and survive in hardship.

 

 

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

At least waa qiratay inay ka imaadeen Galgaduud. That is one step forward. But also known they will get back to Galgaduud, sooner already, "busted" or not.

What :confused:

 

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Adiga camal ayaa diinta wax u dhimo, mana dhaantid surwaalgaabka Xamar joogo maanta oo aad isleedahay dacaayadee.

:confused: But adeer trust I am Muslim and my brothers are the Muslims my views/beliefs have always been clear....marka be cool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adiga ayaa waxaan qabiilist statement lasoo shirtagtay:

 

the OGs don’t live in Somalia, you know who dat leaves.

Maxaa ka wadaa then?

 

And then "turub la baray" intended to certain qabiil.

 

War magaca Eebbe aa ku ganban jirtay waa qarxay ee iska dhig, bootadaada waa dhamaatay, hadii qabiilnimo laguugu qabtay waa iska caadi.

________________

 

Horn halayaabin wuxuu qoro miskiinkan looma baxo daa codkiisa ha dhiibto e. Ta kale dadku waa noole biyo ku nool sow ma ogid, marka waa la waraabshaa ha iska wabxaane!

Wali magacii fooshaxumaa ee qabiilkaaga ayaa wadataa, walina waa isla qumantahay. Cabaadkaan iyo calaacalkaan xee ahayd? Illeen powerless markee dadka noqdaan diifkooda ma iska tirtiri karaan.

 

Masaakiin. Blame the defeated xaaraan ku naax you worshipped aad ugu waci jirteen "a God-like man."

 

Waxaaba ka cabsanaa in suicide dhaco, maadaama ninkii la caabudi jiray, oo divine attribution la siiye cagahiis wax ka daaye.

 

The xaaraan ku naax ain't coming back to Kismaayo. Mise u worship gareey, sida Hindida camal cuud iyo uunsi u shid shid this "God-like" xaaraan ku naax, ama calaacal iyo cabaad wada, the defeated warlord ciidamadiis ka cararay ain't coming back, and no amount of konton or boqol threads laga furo on Somaliaonline will bring back that fact.

 

Samir iyo iimaan Eebbe ha idinka siiyo. 096.gif

 

Next will be Baardheere oo la xoreeyo and Luuq and Ceelwaaq. Yaa is gaarayba. 808.gif

 

Buuloxaawo hadaba sii dhista intii hadhoow la shaleyn mar labaad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khalaf   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

Adiga ayaa waxaan qabiilist statement lasoo shirtagtay:

 

quote:

the OGs don’t live in Somalia, you know who dat leaves.

Maxaa ka wadaa then?

 

And then "turub la baray" intended to certain qabiil.

 

War magaca Eebbe aa ku ganban jirtay waa qarxay ee iska dhig, bootadaada waa dhamaatay, hadii qabiilnimo laguugu qabtay waa iska caadi.

________________

 

Adeerkiis if i was qablist (in this case meaning i dislike ppl for no other reason then clan which equals unbelief) I couldnt hide it one.... and i would be supporting the cheif two....my believes have always been clear i support my Islam first and foremost everything else is distant second. Somalia is clan based my statements were about that which i heard from the elders. :D and I stand by it, its true if this does turn out to be about clan. And Allah knows best.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Khalaf brother honestly speaking dont waste your breath with this dude. It is like talking to a deaf man with thick skull and you expecting him to talk sense ehh ma bruda! waz'rong widya!

 

xakuukah!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bakar   

Originally posted by Temujin:

God bless Reer Baled Xawo and all of Gedo.

Extend the ducaa to all Somalis. Wadani baan kumooday see wax kaa noqdeen, adeer. Ducada kudar walaalaha kasoo horjeeda Ethiopia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Bakar, Bakar baabuurka jooji marka hore, if you are an honest muslim brother, first you would have said first amen to this prayer, then send your naseha or reminder to this brother to extend his prayer to all of us. you got me?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bakar   

^^ Baaburka fariinka ayuu ka go'ay, joogsan maayo ilaa uu katago meesha aad Amxaarad lakeeney. :D

 

Macilinka, kama aysan ahayn iloowshi. Marka nasiha first, then Amiin to all umah. BTW That was very quik to came to the his rescue.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this