Sign in to follow this  
art

Range resources given the official go-ahead

Recommended Posts

art   

Shirkada Range oo $250,000 ugu deeqaday Puntland

Garowe-17.July.2006 Shirkadda baarista Kheyraadka ee Range ayaa ugu deeqday jeeg dhan $250,000 oo doolar dowlad goboleedka Putnland taasoo lagu bixin

doono dhisnaha garoonka dayuuradaha ee Garowe.

 

Wasiirka warfaafinta ee dowlad goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Bangax ayaa SBC u sheegay in jeega lacagtaasi ay shirkadu gacanta ka saartay issimada deegaamada Puntalnd gaar ahaan issimada gobolka Nugaal.

 

Wasiirku wuxuu sheegay in shirkadda Range ay bixisay Jeegaasi lacagta xaflad qado sharaf ah oo lagu qabtay magaaalada Garowe oo uu ka soo qeyb galay madaxweynaha dowladda Federaalka kmg ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdigiisia iyo mas'uuliyiinta sar sare ee maamul goboleedka Puntland.

 

Sidoo kale Kulankaasi waxaa goob joog ka ahaa wakiillada shirkada Range oo beryihii dambe ku sugnaa Puntland.

 

Sidoo kale waxaa kulankii maanta ka qeyb galay maamulka gobolka iyo Issimada deegaamada Puntland.

 

Issimada waxaa u hadlay Islaan Ciise wuxuuna uga mahadceliyay shirkada Range deeqdaasi lacageed ee ay ugu deeqday in lagu kabo dhismaha garoonka dayuuradaha ee magaalada Garowe.

 

Wuxuuna sheegay in nabada ka jirta Puntland ay issimadu diyaar u yihiin inay ku soo dhoweeyaan cid kasta oo gacan ka gaysanaysa horumarka dalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
art   

Miskiin, surely you don't need any help reading the article...LOL!

 

of course you know it's about ranges commitment to the airport to the tune of $250,000.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^^ That bribe money would not solve much. Bribe is effective sometimes but at most times it only reveals the deceatful intent of the giver. As I stated in one of the previous posts I made in this thread, range resources may have guarantees from Cade but not from the locals. Few days ago I was speaking of meeting for organising resistance, today in the Majiyahan area the Sultan of all the W clan and other clan notables are in Galgala (meeting with the anti-exploration) militias. Here, read it:

 

Salaadiin iyo Cuqaal la shirey Ciidanka Majiyahan oo hada ku sugan Degmada Galgala

 

Galgala:- Waxaa degmada Galgala ee Gobolka Bari Maanta soo gaarey salaadiin iyo isimo uu horkacayo Suldaanka Guud ee Beesha Warsangeli Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaam iyo Suldaan Cabdulahi Cartan oo shirar albaabadu xiran yihiin la yeeshey taliska Ciidanka Ilaalada Kheyraad Dabiiciga ah (Galeyr) ee Majiyahan ku sugan. Warku waxa uu intaa ku darayaa in Salaadiinta iyo cuqaasho ay soo mareen degaano kala duwan oo ay ka mid yihiin Cawsane, Afaroole iyo Maraje kadibna ugu danbeyn ay soo gaareen Galgala oo ku beegan Galbeedka degmada Boosaaso ee Gobolka Bari.

 

 

Mar aanu khaladka telefanka kula hadalney Sahal Maxamed Jaamac oo markaa ku sugnaa Goobta Ciidanka ee Majiyahan oo kana mid ah wuufuudaas uu hogaaminayo Suldaanka Guud ayaa noo sheegey in Shirar kala duwan ay wufuudu la galeen dadweynaha ku dhaqan Galbeedka Bari. Isimadaasi iyo Cuqaashaasi waxay ciidanka GALEYR ku booriyeen sugida iyo adkeynta nabad gelyada iyo amaanka, waxay kaloo ku baraarujiyeen una sheegaan in aan Majiyahan aan cidina gor gortan lagala geli kareyn oo ay ciidanku heegan heer sare ah ahaadaan.

 

 

Waxay kaloo Wafdigaasi oo booqasho ku tegey furinta uu dhufeys ka dhigtey Ciidanka Ilaalada Kheyraadka Dabiiciga ah ee Buuraha Majiyahan ee Hodon ku ah Macdanta kala duwan. Isamada iyo Cyuqaassho ayaa waxay warsaxaafadeed kasoo saari doonaan hadii eebo idmo galabta waxaana isku deyeynaa inaano Soo daabacno, idaacada mataanta nala ahna ay wareysiyo kala duwan ka soo qaado Qaar ka mid ah wufuudaas hadii eebo idmo.

LaasqorayNET MAJIYAHAN

In Holhol, Nuugaal there are reports coming out that local clan militias baricaded the conaco site and have refused any activity to be undertaken. As range resources has bribed Cade, let us hope they don't try the same trick on these concern locals. Just like Majiyahan, the elders of this sub-clan haven't been informed of the contract that took place between range resources and puntland state. The elders who are the leaders of this region feel offended for Cade to make agreements over the land while paying no respect to them. Here, read it:

 

Maleeshiyo Beeleed Isku Gadaamay Ceelka Shidaalka Holhol

Date: Wednesday, July 19 @ 16:55:23 PDT

Topic: News (Laascaanood}20.07-06

Deegaanka Hodonka ku Ah Macdanta iyo shidaalka ee Holhol Ayaa waxaa maanta la Soo Dhoobay Ciidamo Beeleedyo Doonaya In Ay Ka Hor istaagaan kaaxda baadha yaasha Khayraadka dabiiciga ah ee Range Resources oo uu baarlamaanka puntland uu ansixiyay in ay baadhaan goobaha ay ku tuhmayaan shidaalka.

 

Warkan oo aanu ka helnay ilo xog ogaala ayaa intaas ku daraya in maleeshiyo beeleedka haatan ladoonayo in ay isku weer ka qabtaan deegaanka holhol ay diyaar garow iyo is abaabul ku jireen wixii ka danbeeyay markii uu baarlamaanka puntland ansixiyay in la baadho bacdanta iyo shidaalka ku kaydsan deegaamo hoos iyamada maamul goboleedka puntland holhol-na ay ugu horayso goobaha la baadhayo.

 

Maamulka gobolka sool ayaan ilaa hadeer fariimo dignin ahi ka soo bixin sidoo kale maamul goboleedka puntland ayaan isna wax hadala ka odhan ciidan beeleedkan. Maaha markii ugu horaysay oo maleeshiyo beeleed doonaya in ay ka hortagaan baadhayaasha macdanta iyo shidaalka lagu ururiyo deegan hodon ku ah khayraadka dabiiciga ah. Horaantii sanadkan aynu ku jirno ayay ahayd markii uu maamul goboleedka puntland uu deegaanka majiyahan u diray kooxo baadhayaal ah oo ka socda shirkadda Range Resources. Halkaas oo ay ku nafwaayeen qaar katirsan ciidamadii maamulka puntland iyo maleeshiyo beeleedkii ilaalinayay khayraadkaas kadib markii ay dagaal afka is dareen

 

:Liibaan Maxamed Nuur Jordan::::::Widhwidh Media Center:::

Cabdilllaahi yuusuf iyo Cadde Muuse oo heshiis ka gaadhay sidii loo qaybsan lahaa khayraadka Puntland.

 

Garoowe,19 July,2006-Waftigii uu hogaaminayey madaxweynaha dawlada kumeelgaadhka ah ee Soomaliya Mudane Cabdilaahi Yuusuf iyo madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi ayaa kulan labada geesoo d aoo ku yeesheen magaalada Garoowe,waxaa isafgarad buuxa laga gaadhay sidii laga yeeli lahaa khayraadka Puntland,isla makraana si wadajir ah loo qaybsan lahaa, sidaas waxaa saxaafada u sheegay Wasiirka Warfaafinta XUkuumadda Federaalka Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo hada ku sugan magaalada Garoowe..

 

Mr Maareeye waxaa uu sheegay in ay labada dhinacay ku heshiiyeen in uu sii socdo baadhitaankii ay waday shirkadii horay heshiiska ula gashay dawlada Cadde ee RangerslDawladuna ay taagerro buuxda siin doonto sidii hawshaasi u hirgeli lahayd. Baadhitaanka khayraadka dabiiciga ah ee Puntland ayaa waxa ka dhashay muran xoog leh,kadib markii ciidamo ka amar qaata dawlada Puntland iyo ciidamo beeleed ka soo jeeda gobolka Sanaag ay isku hdaceen deegaanka Majiyahan oo ka mid ah meelaha macdantu ceegaagto,dhulkaas oo dadka degani aad uga soo horjeedaan in la baadho macdanta dhulkooda iyagoon wax laga weydiin.

 

Dhanka kale waxaa maalmahan ka socda dhaqdhaqaaq baadhis macdameed iyo sahamin shidaal oo ay wado shirkada laga leeyahay wadanka Australia ee Rangers oo ka socda deegaanka Holhol oo ka tirsan tuulada Carooley ee degmada Taleex,halkaas o ay horay odayaasha deegaankaasi ka digeen in ay dagaal ka xigaan hadii lagu soo xdgudbo dhulkooda,isla amrkaana aan wax baadhitaan ah laga samayn karin dhulkaas iyadoon wax laga weydiin.

 

Dhanka kalena, Wafdigii uu hoggaaminayay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa hada ku sugan magaalada Gaalkacyo,halkaas oo ay hore ugu sugnaayeen xubno ka mid ah dawlada oo uu ka mid yahay Xuseen Caydiid,iyo weliba Cabdi Qaybdiid.

 

 

Laascaanod online News Desk. Contact:Webmaster@laascaanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
art   

^^^^^^^^^ Paragon, so when you say

 

The elders who are the leaders of this region feel offended for Cade to make agreements over the land while paying no respect to them

are you trying to tell us he was annoyed that he received no money to allow access to the land or is he protecting it for it's sacredness?

 

MMA,

I didn't know art mastered the Soomaali language. Art, can you kindly translate the article, baliis?

you mock me but say little when I answer you.

 

here, let me paint a brighter picture for you

 

http://www.allsbc.com/xulasho.php?id=80

 

I'm sure the "bribe" money will benefit many somalians as will the royalties that exploration will provide for the somali people.

 

Without exploration would somalia still be riddled by pirates and warlords? and what benefit to the many people of somalia do these warlords and pirates provide?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Art, dear, I was being sarcastic, certainly was not mocking you. This is the second misunderstanding to arise, I see. I thought you got me this time.

 

Perhaps, I should learn one or two about the jokes and manners of Down Under people, certainly my Up Above [i.e. Canada] jokes didn't work out. [Kidding, mate. :D ]

 

Anyway, as a Soomaali citizen I am against unnecessary clan conflicts where there is already peace. Those exploration and other things can wait, if the investors are honest. They should wait a stable, strong central government, if they are, again, honest about their investment. No shady deals in the midst of unstable state like Soomaaliya or taking advantage this already fractured nation state.

 

I am sure you don't want a little resource wars or skirmishes or conflicts by the native Aboriginals against the state governments burning up north at Darwin in Australia or Adelaide at down south.

 

And knowing Soomaalis, little of those promised funds of $250 thousands will ever reach where it was intended, this time for the development of that airport.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA, there is no clan conflict in these region, Cade handled the situation badly before but now thinsg are going smoothly. Mr Paragon and the others here who are against progress need to undertsand that all the people of the state are hell bent on moving forward. Puntland is nearly 10 years of age, it has had trouble and even wars in the past, it survived, now its time to develop the infrustructure of the regions. The best way to do it is to get foreign direct investment and what is it that we are offering????? Our natural resources is the best bet to attract investment..

 

People like poor paragon who belive that Range and Cade will steal all the gold from mountains and supposed oil from the Nugaal. Do not understand that these type of deals take time, and this is just the beginning...

 

Puntland is not waiting on Paragon and others who pretend to lead clan militias, while wondering the cold streets of Europe..

Share this post


Link to post
Share on other sites
BoiBoi   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar,

 

Every thing needs to have a beging, the question is when is the timing right? Well I'm sure we could have an endless debate on timing...

 

One thing is for sure: Without investment there is no employment, and with no employment there is no stability.

 

So where is the investment going to come from?

 

As for the aboriginals...There is a law called "Native Title Claims". This resulted from the actions of a Tribal Elder by the name of Eddie Mabo.

 

I've attached a link below if you are interested.

 

http://www.aph.gov.au/library/intguide/SP/mabo.htm#chronology

Share this post


Link to post
Share on other sites
art   

MMA, I guess we have different senses of humour and I misinterpreted yours.

 

I am sure you don't want a little resource wars or skirmishes or conflicts by the native Aboriginals against the state governments burning up north at Darwin in Australia or Adelaide at down south.

In australia there is always native claims going on only when the land becomes of considerable value, often if the aboriginals get enough money they shut up and let progress occur, if there is no value in the land then it is almost worthless to them as well because they cannot extort money from industries.

 

I guess if the warlords get enough money then they will be happy for exploration to go ahead. but what will they do with the money, keep it for themselves or share it with their people. If they keep it for themsleves, then who is the evil one, the warlords or range.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Excuse me just had to correct a few things...

 

Boi Boi, There is no law called "Native title claims" I think you maybe mistaken as to what Native Title is. Native Title isnt a recognition of ownership in a legal sense. The Mabo decision though historic as it first recognised Native Title in this country, is now overidden by other major cases (Wik etc) which have made it extremely difficult for indigenous Australians to make any trully significant claims.

 

For example any claim of Native Title by Indigenous Australian are overidden by those who hold legal title to the land. Furthermore where Native Title comes into conflict with the interests of other parties such as pastoralists, then the other parties claim to the land will prevail.

 

Native Title doesnt even extend to mining rights since the law holds the view that Mining was not a traditional aspect of the Aboriginal way of life. The whole process of asserting Native Title is weighed against Indigenous Australians.

 

 

Me,

Native Title is not about making a quick buck. It is about redressing past injustices and about Indigneous Australians pushing for the recognition of their prior claim to this country. What you have said unfortunately is propaganda heard very often from the right.

 

Anyways do continue your topic. Im afraid I was compelled to reply....Dont hold it against me. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BoiBoi   

Native Title doesnt even extend to mining rights since the law holds the view that Mining was not a traditional aspect of the Aboriginal way of life. The whole process of asserting Native Title is weighed against Indigenous Australians.

I think you need to re-check your info?

 

The Term is called the "Native Title Act 1993", which is basicly the Native title law...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dude, you called the law itself "Native Title Claims" earlier I was merely correcting you.

 

The Native Title Act 1993 is out of date it was amended with the Native Title Amendment Act 1998. This later Act made extensive changes to the first Act.

 

Im afraid you need to check your facts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jeneraalka, duqa, you know it there is a major disagreemetns. Xildhibaanada baarlamaanka ku jiro oo deegaankaas kasoo jeedo ayaa ka hadlay. In la iska indhatiro ma fiicno.

 

Hadee saan xaalada ku socoto, a large conflict will also loom between Waqooyi Galbeed and Waqooyi Bari, plus the local clans.

_______________

 

I guess if the warlords get enough money then they will be happy for exploration to go ahead. but what will they do with the money, keep it for themselves or share it with their people. If they keep it for themsleves, then who is the evil one, the warlords or range.

Art, if this is a legitimate business venture, it should wait when there is a strong central government that one can deal with. We aren't the Liberians or Sierra Leoneans, whose countries' natural resources were taken advantage of by Lebanese and others in their own diamond-rich countries.

 

Nor is Soomaaliya Congo, another conflict-laden, diamond-rich country.

 

Paying warlords and there it ends our responsilibity won't help. The problem starts those who pay the 'warlords,' not where they spend at.

_________________

 

Boiboi, time is when there is a strong central government. Anything before that won't help. This venture won't help anybody, especially it being involved unknown and shady business transactions and companies.

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA, the Puntland Parliment which has many MP's from that region gave the go ahead, like I told you earlier Cade handeled things badly at the beginning, however now things are moving on smoothly. The exploration area is not limited to Majiyahan, but covers all of Puntland and in particular the Nugaal [Oil and Gas], Qndala[silver] and other areas...So its not an issue of a single sub-clans land being looted as some here like Paragon are alluding to..

Share this post


Link to post
Share on other sites
art   

Duke, range no longer has exclusivity over the exploration activities of all of puntland, instead it now controls ( or oversees for want of a better word) 100,000 square Km's, 110,000 square Km's were handed back to the puntland government to do as they please. i believe it is for this reason the chinese have been entertained by Muse.

 

MMA, the deal has to go ahead, time costs a lot of dollars, the exploration deal will go ahead. I agree paying off warlords is not appropriate, however they will have to be dealt with as there authority is not always consistent with that of the goiverning body of puntland.

 

In any civilised country such warlords will be dealt with harshly by the law, why shouldn't it be different here?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this