Sign in to follow this  
Muslim Somali

Maxaad Xog kahaysaa Maxabiistii Ku xirneyt Mandheera iyo Burco

Recommended Posts

Xiriiro Kala Duwan oo An lasamaynay Magaalada Burco iyo Mandhera oo An kawaraysanay Xaalada maxaabiista Ayay noo sheegeen in Xaladoodu caafimaad ay aad uliitado isla Markaasna Aanan loola Dhaqmin Si Wanaagsan Oo Ay kuyiraahdaan Ereyo Aan Haboonayn.

 

Wiil SOo booqday Maxaabiista Ayay waxay Usheegen in Xataa markii Loo yeerayo Loogu yeero ******, meesha ay cadaawadu kamarayso malayshiyaadkaas haysta.

 

waxa kaloo xabsiga mandheera kujira wali wiil dhaawac ah oo uu dhaly mid kamid ah isimada SSC oo ladiiday in ladaaweeeyo oo Magaciisa layiraahdo Farxaan Ugaas faarax dheere.

 

Dhinaca kale waan wan socotay maalindhawayd oo ladoonayay in Lasiidaayo maxabiista ayaa malayshiyaadka haysta Sheegeen in Labixiyo Lacag Madaxfurasho ah, wararkale ayaa sheegaya in Malayshiyaadkaas dadka soo qafaashay Ay sheegen in ay siidaynaayaan Dhalinyarada Kasoo Jeeda Deegaanada SSC oo ay haysanaya kuwo kale ee kasoo jeeda NUgaal , Mudug, iyo Bari.

 

Marka lamicneeyo hadalkaas oo ah hadal qofkasta fahmi karo in ay rabaan in ay madaxa isugu dhuftaan beelaha walaalaha ah ee *****ga oo ay qaarna soo siidaayan qarna haystaan, taasna ka caraysiisay odayashii waanwanta waday eekasoo jeeday deeganada SSC, waxayna sheegeen in Ama wiilasha lasoo wada daayo Ama lawada haysto.

 

Xalada deeganka SSC Ayaa aad ukacsan kadib markii shalay 3 gaari oo laga leyahay deeganada SSC ay aftuubteen malayshiyaad kasoo jeeda magaalada burco, dadkii lahaa gawaaridaas waxay sheegeen hadaanan degdeg loogu soo celin ay iyaguna jawaab kabixin doonaan.

 

wixii war ah ee kasoo gordha wararkaas iyo maxabiistaba kala soco boocame online news,, warbaahinta qarniga cusub!!!

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

THEY DESERVED TO BE TREATED LIKE THIS, BECAUSE THEIR FATHERS/UNCLES HAVE BECOME DABODHILIFIS TO THOSE WHO ARE TREATING SUCH A WAY. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

The article is pure fabrication and promoting clan hatred ,,,,, plus it is old article written few weeks back.

 

Cige's replay is even worse here ,,,,,,,,,

 

 

Dadkii way waasheen walahi ,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cige   

JB,

Maystri adigaa ugu horeeya dadka waashay?

Hortaabaan is iri, laakiin odayga marmarbaa marqaanku ka xog bataa redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this