Sign in to follow this  
Garaad Bari

Nuur Adde is running for TFG President

Recommended Posts

Ra'iisul wasaaraha dowlada kmg Soomaaliya Nuur Cadde ayaa sheegay in uu u taagan yahay qabashada Xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya.

 

Ra’iisul wasaaraha oo maanta ka dhoofayay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho isagoo ku sii jeeday dalka Jabuuti oo uu uga sii gudbayo shir ka dhacaya wadanka Kuwait ayaa sheegay in uu u taagan yahay qabashada xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya.

Shabelle.net

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this