Sign in to follow this  
Jacaylbaro

President Rayaale Appoints New Minister

Recommended Posts

Hargaysa(Qaran)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta magacaabay wasiir cusub sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafdeed uu ku saxeexnaa afhayeenka madaxtooyada oo loo qaybiyay saxaafda kaasi oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay shabakada qarannews waxa uu u dhignaa ama qornaa sidan hoos ku xusan.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa maanta uu magcaabay Wasiir sucub oo la wareegi doona xilka Wasaaradda Horu-marinta reer Miyiga iyo Deegaanka.

 

Madaxweynuhu isaga oo tixgelinaaya qodobka 90 aad firqadiisa (2) labaad ee Distoorka JSL isla markaan qiimeynaya ahmiyada weyn ee Wasaaradda Horu-marinta reer miyaga iyo Degaanku ay u leedahay Dhismaha Qaranka, waxa uu u magcaabay Mudane, Maxamed Hagar Dirir Wasiirka cusub ee Wasaaraddaasi.

 

Wasaaraddaas oo hadda ka hore Xilkeedii laga qaaday Wasiirkii hore ee Horu-marinta Miyiga iyo Degaanka laga Bilaabo maanta waxa Xilkeeda la wareegi doona Wasiirkaas cusub ee uu Magcaabay Madaxweynuhu Mudane Maxamed Hagar Dirir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Do you really have to post everything Riyaale does in here. who on earth wana know wasiirka reer miyaga oo la magacaabay. dude....you are over doing it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Speak for yourself sxb ,,, there are many people here that are interested.

 

To remind you again, Rayaale is our president, i didn't post even half of what he does.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

^^^Not really saxxib,I doubt if anyone cares markasta oo Riyaale duuso.I think Duke iyo Abdillahi Yusuf ayaa ayaa taa loo nacay and they say copycats are a bore....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa(Jidbaale.com):-Warqad ka soo baxday Malayshiyada Hargeysa ayaa maaanta waxaa lagu shaaciyey in booskii Fu’aad Aadan Cadde ee Wasaaradda Xannanada Xoolaha Iyo Horumarinta Reermiyaga loo magacaabay Ninka lagu magacaabo Maxamed Hagar Dirir(Xayraan).

 

Maxamed Hagar Dirir (Xayraan) ayaa isagu hore u ahaan jiray Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa ee maamulka Puntland sannadkii 2005, Maxamed Hagar Dirir (Xayraan) ayaa waxa kale oo ahaa xubin ka soo shaqaysay Bangiyada Soomaaliya.

 

Isbaddelka ku yimi Maxamed Hagar Dirir (Xayraan), oo isagu ahaan jiray xubin aad uga soo horjeeda gooni goosadka maamulka Hargeysa ayaa noqday mid aad laysu weydiinayo, iyada oo muddooyinkan ugu danbeeyey ay xaaladaha deegaanka SSC iyo xubnaha isdhaafayaa ee u kala shaqo tagaya maamullada sii badanayeen, taas oo aakhirkii dhaxal siisay in malayshiyada Hargeysa si fudud ula wareegtay magaalada Laascaanood, xilliganna ay haweysanayaan magaalada Buuhoodle.

 

 

 

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this