Sign in to follow this  
Cowke

Sanaag Military Officials Hold Meeting Bossaso

Recommended Posts

Cowke   

Bosaaso Kulan Looga Hadlaayo Xaalada Magaalada Ceerigaabo oo Kasocda Gudaha Magaalada Boosaaso

 

Boosaaso magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee Dowlada Puntland ee Somaliyeed Ayaa Waxa Maal Mahan kasocsocda Dhaq Dhaqaqyo Kulan Looga Hadlaayo Arimaha Gobolka Sanaag khaasatan Magaaalada ceerigaabo ee Gobolka Sanaag Shirkan Ayaa Ahaa Mid Mudo Ayaamo Ah Socdey oo laga ilaaliyey Saxaafada Waxana Lasheegay In Ajandaha kulankaasi uu Yahay Magaalada ceerigaabo ee Gobolka Sanaag Waxana Kulankaas Kasooqeyn Galaya Masuuliyiinta Gobolka Bari Iyo Siyaasiyiin Xildhibaano Golaha Degaanka Magaalada boosaso Saraakiisha Ciidamada Gobolka Iyo Guurtida Gobolkaasi.

 

Kulankan Ayaa Lasheegay In Mudooyinkan uu Socondoono islamarkaana Diirada lagu Saaraayo Arimaha Degmada ceerigaabo ee Gobolka Sanaag kulankan Ayaa Waxa Si Hoose uga Qayb Galay Masuuliyiinta Dowlada Puntland oo Khudbad Kajeediyey Waxana Kulankaasi lays Kula Sooqaaday In Magaalada Ceerigaabo Ay Tahay magaalada Puntland Dadkeeda Iyo Degaankeedaba Yihiin Islamarkaana Gacanta lagusooceliyo Beesha Gobolada Sanaag Iyo Bari Ayaa Shirkooda Socondoonaa Mudo Maalmo Ah Waxana Shirkaad Aan kamaqneyn maamulka Puntland.

 

Shirkan Ayaa Siweyn Loogaga hadlay in Magaalada ceerigaabo Iyo Arimeheeda Iyadoo Beesho Meesha Kasaartay In Ceerigaabo Ay Tahay Magaalo Lawada Degan yahay lana Xusay In Beesha Gobolka Iska leh Dhinaca Ay Noqdaan ceerigaabo Ku Khasbantahay hadii Jiritaankeeda uu Muqadasyahay islamarkaana Dhowaan Dastuurka Puntland Lagu Daray In Magaalada ceerigaabo ee Gobolka Sanaag Puntland Laga Dhigo Ama Khad Cagaaran ladhex Mariyo

 

Kulankan Ayaa Muhiimadiisa Ahayd In Magaaalda Ceerigaabo Ay Sanaag Intiisa Kale Raacdo Ama Calaamad Cagaaran loosameeyo oo Cidii Guryo Kuleh Ay Degaankooda Katalin karaan Balse Aaney Jiridoonin In Magaalada Sidan kusiijirto beelaha ********** ee Degmada ceerigaabo Degan Ayaa Dhankooda Soodhoweyey Qorshaha Magaaalada Boosaaso lagu Gaarey islamarkaana Kudhiri Geliyey In Lataabadaas Ay Taageerayaan.

 

Taliyaha Ciidanka Booliiska Gobolka Sanaag Ayaa Horay Ushaaciyey In Degmada ceerigaabo uu tegaayo Kana Eryaayo Maamulka Somaliland iyadoo Taasi Ay Is Hortaageen odayaasha Degaanka oo Sheegay In Qorshe Weyn magaalada Ceerigaabo lagu tagidoono oo Ay Arintaas Cagta Udhigaan maamulka Gobolku.

 

Ceerigaabonews/desk

 

Boosaaso Puntland Somalia maxamed Aamiin Yare

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Cowke, let puntland free las anod first then they can think about talking about Ceerigaabo and discussing their military fairytales. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

Suldaan sicid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamuud Suldaan cali Shire oo dhahar sii marayaan ogahaye War qardho ilaasho Cowkow

Intu Ku mashqulayo Erigavo , ba Qardho laga qaadidona. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xudeedi   

Cowke the secessionist are catching asthma attacks simply because they know Ceerigaabo’s true demographic nature. If the natives (Makhiri’s), men like Muuse Jaamac Dalaf who solely controls the city with his bear hands, ever denounce Riyaale it’s a matter of minutes.

 

Ceerigaabo, Bosaso and Qardho are sister cities and its people share common lineage, history, tradition and political outlook. Ceerigaabo affairs economically and politically is governed by the people of Bosaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xudeedi, i think you are familiar with this Mujahiid, Ina Miire - The Sword of Sanaag iyo Togdheer, the man who made you all flee to dhahar in screams. ;)

 

 

fan5av.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this