Sign in to follow this  
Gabbal

Is this the result of peace?

Recommended Posts

Gabbal   

Qiimaha Dhulka Oo 70% Kordhay Deegaano Ka Tirsan Gobalka Gedo

 

Degaano ka tirsan gobalka Gedo oo ay ka mid yihiin magaalo madaxda gobalka Gedo ee G/Haarey iyo degmada T.Barwaaqo ayaa qiimaha dhulka guryaha iyo kuwa beerahuba ay 70% kor u kaceen.

 

Sicir bararkan ayaa waxaa lagu waramayaa inay ay ugu wacan tahay kadib markii jaaliyadaha dibbada ee beelaha degmooyinkaas ay maalin geli xoog leh ku sameeyeen degaanadaas.

 

Magalaada madaxda gobalka Gedo ee G/Haarey oo qiimaha dhulka uu iminka cirka isku shareeray ayaa waxaa aad looga dareemayaa dhismayaasha guryaha casriga iyo goobooyin ganacsi oo waaweyn oo halkaasi ay dad jaaliyadaha dibbadu ka hirgeliyeen. Mid ka mid ah mulkiilayaasha goobaha ganacsiga ayaa ugu baaqay in dhamaan jaaliyadaha dibaddu ay qeyb weyn ka qaataan horumarinta gobalka Gedo. Waxaa kale oo uu intaas daray in dhowaan niman ganacsato ah oo ay dhowaan dib u habeyn weyn ku sameyn doonaan garoonka diyaaradaha ee magaalo madaxda gobalka Gedo.

 

Gudoomiyaha degmada T.Barwaaqo mudane Xasan Buraale (Xasan Hambo) oo u waramayey Gedonet ayaa sheegay in maaligelinta xoogeeda ay ku wajahan yihiin beeraha Muuska iyo kuwa cambaha oo dhowaan qaar ka mid ah jaaliyadaha dibaddu ay maalgeliyeen hirgeliyeen degaano ka tirsan degmadaas. Gudoomiye Xasan Hambo waxaa kale oo intaas ku daray in dhammaan jaaliyadaha dibbadu ay gacan weyn ka geystaan horumarka gobalka Gedo.

 

Mudane Xasan Hambyo waxaa kale oo uu sheegay in sanad dugsiyeedkii dugsiga H/Dhexe ee degmadu uu si wanaagsan u socdo taasoo ay ku amaanay jaaliyada dibadda oo gacanta ka geystay dib u habeyntii dugsiga H/Dhexe ee degmada oo ahaa dugsiyadii ugu horeeyey ee laga dhiso gobalka Gedo oo ilaa iyo 1960s dhisnaa.

 

Xamdi-Yare

Gedonet

Share this post


Link to post
Share on other sites

What peace?

You mean the cessetion of tribal war in the Gedo region.

 

Well hopefully Somalis in Gedo and at large hopefully understand peace has some dividends.

Good luck to them

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Is not peace the fruits of a cessation of hostilities between any warring groups? Yes, I ment that and, inshallah, the consequence will continue on bordering the extreme postive in this case.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

war wanaagsan baa sheegtay horn afric

 

 

nabad iyo caano dhamaan baanu u rajeenanaa umadda soomaaliyaad nabada ayeey xalku ku jiraaa

 

wax kasta marka ey nabadu jirtu ayeey qiima yeeshaan ha noqotu dhul, waxbarasho etc

 

Ramadaan mubarak

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sky   

Better yet HornAfrique, this is evidence that there is peace in Gedo. Very good. The country is really moving forward!

 

70% increase in prices? Xuux I hope you had your boos allready secured bro. :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Sky:

Better yet HornAfrique, this is evidence that there is peace in Gedo. Very good. The country is really moving forward!

 

70% increase in prices? Xuux I hope you had your boos allready secured bro. :eek:

Belo! :D Ina adeer markaan laabto, hadaan mid aan jeclaado helo calaf baa ii galay, laakiin getting a boo is one of the last things on my mind at the moment. Besides, despite the fantasized four, I am a one woman man. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this