Sign in to follow this  
General Duke

Puntland 11th anniversary , victory for common sense

Recommended Posts

Munaasabado loogu dabaaldagayo 11 guuradii ka soo wareegatay Maamulka Puntland oo ka dhacday maanta Magaalooyinka Maamulkaasi.

Posted: 8/1/2009 10:13:00 PM

Shabelle: GAROOWE

Munaasabado balaaran oo loogu dabaal dagayo aas aaskii sanadguuradii 11-aad ee ka soo wareegatay markii la aas aasay Maamulka Puntland ayaa maanta waxaa lagu qabtay Magaalooyinka waa weyn ee Maamulkaasi.

 

Munaasabad  aad u balaaran ayaa maanta waxaa ay dhacday guud ahaan Maamul Goboleedka Puntland iyadoo mida ugu weyna ay ka dhacday Xarunta Maamulka Puntaland ee Garoowe.

 

Qaban qaabada Munaasabadda oo socotay Maalintii shalay iyo maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa ka qeyb galay ciidamada Booliska,Taraafikada ,kuwa qalabka sida iyo kuwa Gaashaaman.

 

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay kumanaan dadweyna ah oo isugu jira bulshada qeybaheeda kala duwan sida Caafimaadka,Waxbaras hada iyo Ururada Bulshada kuwaasi oo socod dheer ku maray Barxadda weyne ee Magaalada Garoowe halkaasi oo salaam sharaf ay uga qaadanayeen madaxweynaha Maamulka Puntland iyo ku xigeenkiisa.

 

Magaalada Garoowe oo kali ah kama aysan dhicin munaasabaduhuye waxaa sidoo kale ay ka dhaceen munaasabado nuucaani oo kale ah magaalooyinka Boosaaso,Qardho,Buuh uudle iyo magaalada Gaalkacyo halkaasi oo si weyn looga xusay 11-guuradii ka soo wareegtay markii la aas aasay Maamulka Puntland.

 

Madaxweynaha dowladda Gobolka Puntland ayaa salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada Qalabka sida iyo kuwa daraawiishta ee Maamul goboleedka Puntland,waxaana munaadsabadaani ay tahay tii ugu weyned oo nuucani ah oo ka dhacda Maamul Goboleedka Puntland.

 

Amaanka halka ay munaasabadu ka dhaceysay ayaa si weyn loo adkeeyay  iyadoo dadka shacabka ahna ay si weyn isugu hambaliyeynayeen Maanta Munaasabadda 11-guuradii ka soo wareegtay markii la aas aasay Maamulka Goboleedka Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Duke or any other Puntlander, do you know where Islan Isse was during the ceremonies? Maybe he was there and out of the picture, but I doubt that. Where was he?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by General Duke:

Qardho: Puntland Anniversary Ceremony

 

xuska_qardho_13.jpg

 

Good you learnt to spell the name properly - now all you have to admit is your not from Dhulka Udgoon. Evidence: your unholy stench!! icon_razz.gif

 

P.s lixda odey ee hoyga degmada isugu tegay - dabaldeg ma aha, i know at least three of them: Jaqanaf, Aw Axmed Ali and Kabayare and Odeyga booliska inni Cawtable.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this