Sign in to follow this  
Juje

We were forced -'ordered' - to sign the peace pact Yeey

Recommended Posts

Juje   

So much have been said by the chief Yeey camp in SOL.

I would really like to see his timid explanation to this

“Halkan isuma soo taagin in aan hadal badan idiin sheego, heshiiskii waxaa idiin aqriyay Ra’iisal Wasaaraha, waxaanse idiin sheegayaa hadal yar oo nuxur leh, wuxuuna yahay in heshiiska aan gaarnay uu yahay mid ay ku jirto maslaxada Dowladda Federaalka Soomaaliya waayo Beesha Caalamka iyo Mas’uuliyiinta Dowladaha aan saaxibada nahay ee na taageera waxay nagu yiraahdeen haddii aadan heshiis gaarina nagu tashan meysaan, marka waxay ila tahay in ay haboneyd in aan heshiiskan gaarno”ayuu yiri Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Xildhibaannada Baarlamaanka oo aad u buuqayay dhowr jeer ugu celceliyay in haddii aysan dooneyn in ay dhegeystaan uu iska tegayo kadibna ay war cad ka heli doonaan.

C/llahi in Parliament today...where is the macho in him...bloody mockery in governance.

 

Full Text & Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

The EU and UN pressured all sides to come to an agreement so no surprise there.

 

I'm just enjoying the sharp turn around from the Yeey camp on these pages. Sankaa laga jabiyey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

in haddii aysan dooneyn in ay dhegeystaan uu iska tegayo kadibna ay
war cad ka heli doonaan.

Is that booto.com, or waabsi.net, or simply he means to exercise his power and fire everyone in the parliment.

 

 

Juje celebrating and congratulating his man(Nur Cade) :D

 

 

PS: Waiting for what Duke has to say about this speech and the cartoon, he will deny any speech took place :D

 

 

Wallee labadiina waa la idiin baqaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Nuune sxb labada ha is bar-bar dhigin, Nuur Caade will never say something like this:

 

Macalin Jiisow aamus cid kaa itaal xun meesha ma fadhidee, walaahi cid kaa itaal xun oo gurigeeda la haysto, oo kaaga **** xun inaysan jirine”

C//llahi Yusuf part of his speech yesterday and refering to one of the MP's who were jeering him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

Macallin Jiiskas sidaa loogu qarxiyey kee buu aha? Waxsan maqlay Cabdullahi ayaa ku yiri xilibaanadii joogay in haddii aad orta ka joojin wayaan uu banaanka isaga bixi war (jawaab) degdega ayaad iga helaysaan -oo uu ka wadey waan idin kala diraya- sowta ayagii oo dhami wada amuseen juuqna laga waayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Juje:

Nuune sxb labada ha is bar-bar dhigin, Nuur Caade will never say something like this:

Of course Nuur Cade is better, your main man smile.gif

 

After all, the debate between you and Duke is: Who is beter man, Yeey or Cade!

 

 

Ramadan Kariim sxb

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this