Sign in to follow this  
Nephissa

The shining light of our brilliant future..L0L

Recommended Posts

Nephissa   

Somalia waxaa ka jira
badan oo aan aqoon ku hadalka luqadaha dunida ugu horeeyo, sida Ingiriiska, Faransiiska iyo Carabiga,
waxaana ragga la tilmaamo ka mida Madaxweyne Yusuf oo taariikhda u gashay inuu Aayado Qur'aana u qaatay maahmaah Carbeed.

 

Cabdullahi Yusuf oo ay garbo fadhiyeen Xuseen Ceydiid, Maxamed dheere iyo Maxamed Warsame Darwiish ayaa Sanadkii 2007 markii uu tegay Madaxtooyadda Mogadishu wuxuu jeediyay hadal farxadi ku qasabtay oo uu ku sibxaday "Carabtu waxay ku maahmaahdaa
Ina macali cusri yusraa
, waa Ilaaheey mahadiis, hadii aan galabta dhex fadhino Villa Somalia, Wahaabiyadiina laga adkaaday" ayuu yiri Korneyl Cabdulahi Yusuf oo dhoola cadeeynayey.

 

Raggii la fadhiyay ayaa qosol u jiibiyay hasse yeeshee nin is heyn waayay ayaa ku yiri "Madaxweyne maah-maah maaha ee waa Aayad Qur'aana"

 

Maxamed Dheere, Salaad Cali Jeelle, Adan Madoobe oo ka mid noqday madaxda sare ee Dowladda Federalka ayaa ka jaahil qabo barashada luqadaha Ingiriiska iyo Carabiga, waxaana baaris la sameeyay lagu xaqiijiyay inay Englishka uga hadlaan erayo kooban oo ay had iyo jeer adeegsadaan, sida, Power Sharing, Peace Agreement, 4.5, TFG,International Community iyo Government forces.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL, took you more then a year to bring he said she said joke. By the way, when did the knowledge of foreign languages become a prerequisite to lead Somalis, even though we all know Yusuf speaks better English then the fools you support. Lastly baaristan wax lagu "xaqiijiyay" ya sameeyey?

Share this post


Link to post
Share on other sites

"Carabtu waxay ku maahmaahdaa Ina macali cusri yusraa,

:D:D:D:D:D:D:D

 

 

Thanks for making my day ,,,,,,,,,,,, looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this