Sign in to follow this  
Kamaavi

Alshabaab Af sawaaxiliga kuma hadlaan

Recommended Posts

Kamaavi   

Published: 22 January 2010

 

KN: Afayeenka Xarakatul Mujaahidiin Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa beeniyey war shalay si weyn saxaafada loogu baahiyey oo sheegayay in amiirkooda uu sheegey in ay duulaan ku yihiin Nairobi, warka saxaafada ayaa waxa uu soo xiganayay hees nashiido ah oo afka sawaaxiliga ku baxaysa oo lasoo dhigey bar xuub-wareed ah

 

Afayeenka wuxuu sheegey in cajalkaasi maqalka ah aysan iyaga soo saarin, isla markaasina aysan u hanjabin Kenya, wuxuu ugu baaqay saxaafada in ay iska hubiyaan wararka ay qorayaan ka hor inta aanan la faafin.

 

 

Wuxuu hoosta ka xariiqey in Amiirka Alshabaab Abu Zubeyr uusan wax hadal ah jeedin muddo 3 bilood ah, saraakiil xarakada ka tirsan ayaa sidoo kale laga soo xigtey in uusan amiirka ku hadlin afka sawaaxiliga oo nashiidada lagu baahiyey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this