Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Highway Authority Has Opened Their New Website

Recommended Posts

Cowke   

nesha.jpg

 

Below is the new website of puntland highway authority which will hold documents and pictures of new road projects being carried out through-out the state. It's still new so theirs not much on there now but check up on it every few months because I will :D

NESHA

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

4847859965_7f365f62a8.jpg

 

Wada Rabaable oo soo gabagaboobaysa

 

7/30/2010 8:09:27 AM

 

wadadaas oo la bilaabay 12 April 2010, ayaa ku dhow mid gabaogabo ah, sida la ogyahay wadadaas waxaa dhisay Dawlada China 1974, ilaa xiligaasna wadadu ma helin wax dayactir ah, waxaana in badan ka muuqda dayac aad u fara badan.

 

wadaaas oo ay Hagaajisay iyada oo maalgalinayso Dawladda Japan, ayaa hada ah mid laami ah , ayna suurtagal tahay in baaburtu si caadi ah u maraan., inta hada la sameeyey waxa weeye ilaa 5km ugu yaraan.

 

waxaa xusid mudan in NESHA ay dhamaystirtay inta u dhaxaysa Bacadwayn-Talacad ee G/Mudug, hadana waxaa dhowaan la bilaabi doonaa hadii alle idmo inta u dhaxaysa Burtinle-Xarfo, hadana waxaa NESHA ay bilowday oo socda goobta Tuulo -ooman ee G/Nugal.

 

waxaa intaas dheer in ay socdaan wadooyin jidcadayaal ah sida Laafagorey iyo Xafuun, kuwaas oo ruuxooda meel wanaagsan ay marayaan.

 

Hay'adda NESHA oo dakhli xadidan ka qaada shidaalka iyo spare parts ayaa u heelan wax ka qabashada wadooyin Puntland.

 

Hay'adda Jidadka Puntland

 

daf@neha-puntland.org

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this