Sign in to follow this  
Dhubad.

Askartii Ethiopianka ee Kujirtay Garoonka Kubada oo Dhagta Dhiiga Loodaray

Recommended Posts

Dhubad.   

Wararka hada na soo gaaray ayaa waxa ay tilmaamayaan in tiro ka tirsan Askarta Ethiopianka ee saaka ilaa iyo hada ku go'doonsaneyd Garoonka Kubada Cagta ee Muqdisho la laayay.

 

Wararka oo ah kuwo isa soo taraya ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxihii ka soo horjeeday Dowladda ay gudaha u galeen Garoonka, isla markaana halkaas dirir xoogan ku dhex martay, waxaana isla goobtaas lagu laayay Askartii Ethiopianka oo aan tiro ahaan ilaa iyo hada la sheegi karin.

 

Askartan lagu laayay Gudaha garoonka ayaa waxa ay xalay iyo saaka ahaayeen kuwo ku go'doonsan gudaha Garoonka, kadib markii ay hareereeyeen Kooxaha Kacdoonka, isla markaana gooyay gurmadkii u imaan lahaa.

 

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena Dambe

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Thats it then, caawa guusha Soomaali baa leh. The whole point of todays battle was the Ethio's trying to save those guys and the Somalis preventing it.

 

If we have the stadium then I think a ceasefire will be announced soon or it will just get quiet.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

So if I am correct they were about 240 soldiers, Ethiopian that is that were trapped in the stadium, have they ALL being killed, taken as POWs? any news....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Muj. Red Sea:

So if I am correct they were about 240 soldiers, Ethiopian that is that were trapped in the stadium, have they ALL being killed, taken as POWs? any news....

I thought they were 24?

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^^24/27 surrendered earlier, there were about 240 held up in the stadium.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this