Sign in to follow this  
MR ORGILAQE

leaked names of somalia's new cabinet

Recommended Posts

Seddexda Ra’iisul Wasaare ku xigeen

1- Ismaaciil Maxamuud (Buubaa) Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahna wasiir

2- Maxamed Qanyare Afrax Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahna wasiir

3-Xasan Maxamed Nuur Shaati gaduud Ra’iisul Wasaare ku xigeen ahan wasiir

Magacyada Wasiirada

1- wasiirka Arimaha Dibada Cabdulaahi Sheikh Cismaaciil

2. Wasiirka Maliyada Saalim Caliyoow Ibroow

3- Wasiirka Arimaha Gudaha Xuseen Maxamed Ceydiid

5- Jen, Jen:Ismaaciil Qaasim Naaji Wasiirka Gaashaandhiga

5-Wasiirka Diinta iyo owqaafka Sheekh Aadan Max’ed Nuur (Sh. Madoobe).

6-Xasan Abshir Faarax wasiirka Dakadaha

8- Injineer Muunye Saciid wasiirka Qeyradka iyo Badda

9- Moowliid Macaan Wasiirka Isboortiga

10- Cumar Xaashi Aadan Wasiirka Lacagta

11- C/kariin Axmed Cali wasiir Dalxiis-ka

12- Xuseen Ceelaabe Faahiye wasiir Macdanta iyo Biyaha

13- Col. Axmed Cumar Jees Wasiir Madaxtooyadda

14- Xsan Dhimbil wasiir Dib u dejinta iyo Horumarinta Reer Miyigga

15- Maxamed Maxamud Gacma dheere wsiirka boosstadda iyo isgaarsiinta

16- Jeylaani Cali kediye Wasiirka Dib u dhiska

17- Maxamed Cabdulahi Jaamac Sifir Wasiirka waxbarashadda

 

 

Liiskaan lama huba in ay sidaan u noqon doonaan wasiirada ayadoona qaar ka mid ah noqondoonaan in leysku badala

Share this post


Link to post
Share on other sites

This list isn't right. Col Ahmed Umar Jess as the minister of presidency? I don't think so.

Besides the three deputy prime ministers have the portfolio ministries of interior, defense and finance.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

4 Accurate and Important cabinet positions list. .

 

 

1-Wasiirka Arrimaha Dibedda, Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil

 

2-Wasiirka Maaliyadda, Saalim Caliyow Ibrow

 

3-Wasiirka Gaashaan dhigga, General Cabdiraxmaan Maxamuud Cali

 

4-Wasiirka Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud)-----------------------------

 

 

The Rest and All:

 

 

1-Wasaaradda Arrimaha Dibedda Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil

 

2-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Cumar Maxamed Maxamuud (Filish)

 

3-Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta Yuusuf Axmed Maxamed

 

4-Wasaaradda Beeraha Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud)

 

5-Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac (Jangali)

 

6-Wasaaradda Caafimaadka Cabdicasiis Sh.Yuusuf

 

7-Wasaaradda Dalxiiska iyo ilaalinta Deegaanka Maxamed Maxamuud Xayd

 

8-Wasaaradda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Cabdalla Deeroow *****

 

9-Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Maxamed Warsame Cali

 

10-Wasaaradda Dib u Dhiska iyo Dib u Dejinta Barre Aadan Shire ( Hiiraale)

 

11-Wasaaradda Gaashaan dhigga Cabdiraxmaan Maxamuud Cali

 

12-Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Cali Ismaaciil Cabdi Giir

 

13-Wasaaradda Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxoow

 

14-Wasaaradda Garsoorka Sh.Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)

 

15-Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato)

 

16-Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta Sare Xuseen Maxamuud Sh.Xuseen

 

17-Wasaaradda Horumarinta Haweenka iyo Daryeelka Qoyska Fawsiya Maxamed Shiikh

 

18-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Xuseen Ceelaabe Faahiye

 

19-Wasaaradda Dhaqan celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Maxamed Bootaan

 

20-Wasaaradda Iskaashiga Gobolka Ismaaciil M.Hurre Buubaa

 

21-Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Xasan Abshir Faarax

 

22-Wasaaradda Maaliyadda Saalim Caliyow Ibrow

 

23-Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdirisaaq Cusmaan Xasan

 

24-Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Ibraahim Aadan Xasan

 

25-Wasaaradda Warfaafinta Cali Faqi

 

26-Wasaaradda Warshadaha Cabdi Maxamed Tarrax

 

27-Wasaaradda Waxbarashada Cali Cabdullaahi Cosoble

 

F.G: Afarta Wasiir ee Dhimman dib ayaa laga soo magacaabayaa..............................

 

 

News In IRIN:

 

NAIROBI, 1 December (IRIN) - The interim prime minister of Somalia, Ali Muhammad Gedi, on Wednesday named a partial-government of 27 ministers who immediately took oath of office at a ceremony attended by President Abdullahi Yusuf Ahmed in the Kenyan capital, Nairobi.

 

Gedi's director of communications, Hussein Jabiri, told IRIN that the full government would consist of 31 ministers, 31 vice-ministers and five state ministers. The rest of the cabinet along with the vice-ministers, he said, would be named "within a few days".

 

"After long consultations with the various Somali parties, the prime minister has come up with a broad-based, all-inclusive cabinet," Jabiri said. All Somali factions, he added, were represented in the new cabinet, with some faction leaders being given important ministry positions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this