Sign in to follow this  
Taleexi

Siyaasadda Naca ku Qotonta ee Hoggaanka Xisbiga UCID

Recommended Posts

Taleexi   

Siyaasadda Naca ku Qotonta ee Hoggaanka Xisbiga UCID

Yuusuf Waaberi

[16/03/06]

 

Tan iyo intii dagaalada sokeeye ka bilaabmeen Soomaaliya waxa xalaaloobay waxa loo yaqaanno naca (Hate). Waxa shacabka la dhex dhigay qabyaalad aan hore loo arag. Mudadaas waxa soo baxay niman isku sheegga siyaasiyiin, hase yeeshee, waxa keliya ee malaha ay yaqaannaan uu yahay anaggoo reer hebel ah iyo in Soomaalida kale faraha ay ku fiiqaan. Kuwaas oo runtii la odhan karo waa kuwa dhaxalsiiyay Soomaalida meesha ay maanta ku sugan tahay. Waa mashaqada ay Soomaaliyi maanta la il daran tahay! Dhibaato dad ku habsata malahayga waxa ugu daran hoggan xumo ama la’aanba. Waa tii hore loo yidhi: “wixii kalaa lagaa caawiyaa cidi ku siisaaye, calankaa jeb waa hoggaankoo caajis kaa galaye.

 

Maqaalkan waxa aan jecelahay in aan si kooban ugu soo qaato xisbiga Ucid oo ah xisbiga 3aad ee Somaliland oo qiyaastayda safka koowaad kaga jira beerista, buunbuuninta iyo kala geynta qabaa’ilka Soomaaliyeed. Xisbigaas waxa hogaamiya Faysal Cali Waraabe, waxaana xoghaye ka ah Axmed M. Geeddi (Sanjab).

 

Qoraalkan oo dhan ka daalaco halkan

Share this post


Link to post
Share on other sites

This an excellent article. Waa run sheeg. Kudos to the author. It is true that both the gentelmen profiled are xenophobes who deserve to be shipped out from the country.

 

I usually do not visit Somaliweyn, but if such articles are published there I shal visit them more often in the future.

Duco Qabe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this