Sign in to follow this  
General Duke

Lower Juba + Middle Juba +Bakool get new admins

Recommended Posts

Baydhabo: Madaxweynaha dowladda KMG oo magacaabay maamulada gobolada Bakool, J/hoose iyo J/dhexe.

 

Axad, February 11, 2007

 

Baydhabo(AllPuntland)- Wareegto maanta kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu magacaabay maamulada gobolada Jubbada Hoose Jubbada Dhexe iyo Bakool.

 

Madaxweynaha ayaa sheegay in magacaabistan ay ka danbeysay kadib markii la tixgeliyay mas'uuliyada dowladda KMG ah ee ka saaran dib u dhiska dalka iyo maamulada gobolada waxayna magacaabistan ay timid wadatashiyo dheer oo madaxweynaha uu la sameeyay waxgaradka goboladaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Guddoomiyaha gobolka J/Hoose ayaa waxaa loo magacaabay Ilyaas Badal Gaboose, kuxigeenka koowaad ayaa waxaa isna loo magacaabay Axmed Cabdi Cumar Sandheer, ku xigeenka labaad C/Bashiir Cabdi Nuur halka xoghayaha dowladda hoose ee J/Hoose uu noqday Aadan Cumar Axmed.

 

Duqa magaalada Kismaayo ayaa waxaa loo magacaabay Ibraahim Maxamed Yuusuf, kuxigeenkiisa Yuusuf Maxamed Ismaaciil, ku xigeenka 2-aad Maxamed Cabdi Gacma Dheere, xoghayaha dowladda hoose ee Kismaayo Aadan Cabdi Maxmed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duqa magaalada Jamaame Cali Bashiir C/nuur, ku xigeenkiisa Aweys Sh. Xuseen Honera, ku xigeenka 2-aad Bashiir Maxamed Axmed, halka xoghayaha dowladda Hoose ee Jamaame uu yahay C/fataax Cali Xabiib.

 

Duqa degmada Afmadow Maxmaed Xarbi Cali, ku xigeen Raage Maxamed Aadan, Xoghaye Cabdulaahi Axmed Xuseen.

 

Degmada Baar Dheere ayaa Duqa magaalada waxaa loo magacaabay Yuusuf Cabdullaahi Gaabow, ku xigeen, Cali Buraalle Aadan, ku xigeenka 2-aad Mowliid Cabdi Cumar, xoghaye Fuma Cabdi Fuma.

 

Xagar ayaa duqa magaalada waxaa ka noqday Ibraahim Cabdi Maxmed, ku xigeen Aadan Cumar Xuseen halka xoghaye loogu magacaabay Buule Maxamed Axmed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gobolka J/Dhexe ayaa waxaa Guddoomiye loogu magacaabay Xaaji Bille Sugaal, ku xigeen C/wahaab Maxamed Xasan, ku xigeenka 2-aad Sheekh Miyaash Cusmaan, xoghayaha dowladda hoose ee gobolka Bille ***** Faarax.

 

Degmada Bu'aale Duqa magaalada ayaa waxaa loo magacaabay Ibraahim Aadan Faarax Nooleeye, kuxigeenkiisa Deerow Xasan Dhogor xoghayaha dowladda hoose ee Bu'aalena waxaa loo magacaabay Cali Seed Cumar.

 

Jilib ayaa duq magaalo loo magacaabay Dr. Daahir Axmed Yuusuf, ku xigeen Xasan Maadey Kaasiliini, ku xigeenka 2-aad Cali Xasan Maxamed xoghayane Maxamed Cabdullaahi Cabdi.

 

Degmada Saakow ayaa waxaa duq magaalo loogu magacaabay Cabaas Xaaji Sheekh Mayow, ku xigeen Iimaan Dubad Haaruun, ku xigeenka 2-aadna Cabdullaahi Xasan Joon, xoghayena Maxamed Mursal Dhicis.

 

Degmada Salagle ayaa Duq magaalo waxaa loogu magacaabay Sh. Xasan Macalin Aadan, Ku xigeen Xasan Maxamed Cumar halka xog haye loogu magacaabay Xasan Sh. Maxamed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gobolka Bay degmada Aato ayaa waxaa duq magaalo loogu magacaabay Sultaan Yaxye Xasan, ku xigeenkana C/jibaar Maxamed, xoghayaha dowladda Hoose ee degmadaasi Aadan Cabdi Dhaqane.

 

Degmada Waajid ayaa duq magaalo waxaa looga dhigay Macallin ***** Nuurow, ku xigeen Mustaf Maxamed Qeyr, ku xigeenka 2-aad Xaaji Aadan Maxamed Yuusuf halka xoghaye loogu magacaabay Sakhaawe Sh. Maxamed Barkaan.

 

Degmada Yeed ayaa duqa magaalada waxaa laga dhigay Salaad Nuur Xasan, ku xigeen C/faaqid Duwane, ku xigeenka 2-aad Jaamac Cabdullaahi Dhabar halka xoghaye uu ka yahay Saalax Faarax Abiikar.

 

Ceel Barde ayaa duq magaalo waxaa loo magacaabay Xusan Nuur Sh. Maxamed Aadan, Ku xigeen Xasan Aadan Muqtaar, Ku xigeenka 2--aad Ibraahim Macallin Cali, xoghayena Maxmed Qeyr Cawad, halka taliyaha Booliska saldhiga loo magacaabay G/sare Xasan Ugaas Xuseen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Great News indeed. A Great leep forward by the TFG.

Self Government is a new lesson that Somalian will learn from the TFG. Every region rule themselves and then come under the Federal Government.

 

This will bring trust back and bring Somalia loser together.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Indeed though some are upset at this change and the empowerment of the locals, and thus are running around making noise and killing civilians notably in Mogadishu..

Share this post


Link to post
Share on other sites

88.jpg

 

 

Madaxweynaha dowladda KMG oo magacaabay maamulada gobolada Bakool, J/hoose iyo J/dhexe.

 

Baydhabo(kismaayopost)- Wareegto maanta kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa lagu magacaabay maamulada gobolada Jubbada Hoose Jubbada Dhexe iyo Bakool.

 

Madaxweynaha ayaa sheegay in magacaabistan ay ka danbeysay kadib markii la tixgeliyay mas'uuliyada dowladda KMG ah ee ka saaran dib u dhiska dalka iyo maamulada gobolada waxayna magacaabistan ay timid wadatashiyo dheer oo madaxweynaha uu la sameeyay waxgaradka goboladaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by General Duke:

 

Degmada Baar Dheere
ayaa Duqa magaalada waxaa loo magacaabay Yuusuf Cabdullaahi Gaabow, ku xigeen, Cali Buraalle Aadan, ku xigeenka 2-aad Mowliid Cabdi Cumar, xoghaye Fuma Cabdi Fuma.

I think what you mean is Degmada Badhaadhe

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ war waa Baar Dheere, ma baardheere nimanka loo magacaabey baad kasoo horjeedaa, badhaadhe kuye, Horn, waad soo yara waalatey, sxb xaggeed ka dhacdey maalmahan, Salaad Jeelle ayaa na waalayee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by nuune:

^^ war waa Baar Dheere, ma baardheere nimanka loo magacaabey baad kasoo horjeedaa, badhaadhe kuye, Horn, waad soo yara waalatey, sxb xaggeed ka dhacdey maalmahan, Salaad Jeelle ayaa na waalayee

jh2.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this