Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

The bilyan dirham question

Recommended Posts

Yaa dhaqaalaha siiyo wadaado isku sheega maxkamadaha?

 

Hokey, waala isku raacay qabqabliyaasha iyo dagaal-oogiyaashaba in Mareykanka doolar ka dhameeyeen oo Tigreyga Addis Ababa joogana hubka usoo dhiibo, oo wixii kalena isbaarooyinkooda iyo garoomadooda diyaaradaha ku qaadan ku jiray wali ka dhamaan, laakiin su'aasha qof walba isweydiinaayo ku saabsan dagaaladaan isdabajooga Xamar ka socdo waxaa waaye: Yaa biilo, oo dhaqaalaha iyo masruufkaba bixiyo kuwaan maxkamadaha isku sheega?

 

Kuwa waxee lee yihiin ganacsadaha qaarkood ayaa kaalmeeyo. Waa jirtaa, laakiin wax saan awood siineyso ganacsade Soomaaliyeed oo Xamar ku sugan kuligood la isku daray ma u maleynaaye.

 

Kuwa waxee lee yihiin isbaarooyin yar yar waxa kasoo galo ayee yareystaan. Taas ma soconeyso, oo dagaalkaan halkii maalintii kumanaan kun oo doolar ayaa ku baxdo.

 

Kuwa waxee soo jeediyeen, sida ee Qaramada Midoobey qortay, Eritareeya ayaa hubka siiso. [if Tigrey regime chooses jano, Eritareeya will choose naar saas ayee isku naceyb yihiin Asmara regime iyo Addis Ababa regime.]

 

Taas macquul waaye, laakiin hub kaligiis wax ma taraayo. In a continued, endless war, other logistics waa laga maarmaan. Sida shidaalka, baabuurta SUV-ka cusub baroomada saaran ee wataan, hard cash.

 

Xataa Indhamadoowe canshuurta uu xooga kaga soo qaato Shabeellada Hoose ma anfaceyso, oo kuma filno maadaama waxaan dagaal mar iyo laba mar ahayn, oo bilooyin jirsaday.

 

The final theory waxaa loo maleyaa in Carabta laga masruufo, albeit discreetly, siiba Sacuudiga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^^Shacabka iyo dadka businisyada ku leh magaalada ayaa taageero. Teeda kale ciidamada u dagaalama maxkamadaha mushaar joogta ah maqaataan, Masaajida ayaa laga qoraa oo sidaas ayay dagaalaka ku galan.

 

Diintooda iyo dadnimadooda ayay difaacayan.

 

Walaahu Aclam.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^You make it out, that the people, who are fighting the warlords are mere religious figures, which they not.

 

Yes, they draw the religious crowds to them but also many of their fighters are khat chewing militisas like the morons, who fight for the brainless warlords.

 

There is undoubtedly a "third party" in the shadow apart from the US and Ethiopians ofcourse.

 

Maxkamadaha are supported by wealthy people in the Middle East and Khaleej, who through Al-Jazeera came to the conclusion, that this is some sort of a Jihaad!

Share this post


Link to post
Share on other sites

They also learned the true art of war propaganda -- manipulating media. Tii ugu afka dheereed caalamka Islaamka waliba -- Al Jasiira.

 

Yep, Al Jasiira is based on xaafadaha they control, and, like Shabeelle, they, maxkamad ku sheega, escort them to their latest captured four block, including that Suuqa Xoolaha the other.

 

Shacabka baa la jiro kulahaa. Go to Siisii and declare to residents there maxkamadaha ayaan la jiraa dheh. Go to Dayniile, do likewise that. Go to Shibis, C/casiis. Go Madiino. Go to Bermuudo.

 

Hadee diin dhab ka tahay haka hadlaan the occupied gobollo of Shabeelllaha Hoose and Jubbooyinka by their militia cousins, oo usoo gurmado waliba. Otherise, diin ma jirto meesha.

 

Even if they were asked they won't answer that question oo meesha uu dhaqliga kasoo galo, same like sababtee wajiga u duubtaan. Ilaa hada waan kasi la ahay sababtee wajiga u duubtaan since dhulka lagu dagaalaamyo ahayn saxaro, mise cabsi ayaa heyso oo wajigooda qarsanayaan, yee ka qarsanayaan oo ka cabsanayaan markaas?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^^Allah Yahdiik.

 

Adeer Shacabka ayaa taageersan maxaayeelay, since 1991 Maxkamadaha waxay gacanta ku hayeen amniga iyo waxbarasha caruuteena. Adiga maxaad taas u arki la'dahay?

 

Waji laduubto iyo wax aan micnalahaynba waad argtaaye.

 

Sawiradaan hoos kujira ku raaxayso adeer.

 

banaanbax004.jpg

banaanbax007.jpgbanaanbax003.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Iskool ee hayaan ayaa iska yar ka ahayn waxee Carabta lacagtooda lagu masruufa, oo sida taariikhdeena soo jirintaanka qandaraas ku qaatay inay baabiyaan. Waaba isla iskooladaas manhaj Carab, taariikh Carab iyo wax kale lagu barto. Magacyadii qumanaa loogu wici jiray iskoolada laga badalay, la siiye Abuu hebel.

 

Dadkii Soomaali usoo halgamay iyo taariihdii maalmaha muhiimka ahaa magacyadood laga badalay. Axmed Gureey laga badalay iskoolkii la dhihi jiray magaciis. Sheekh Madar waa laga badalay. Koowda Maajo waa laga badalay. Sakhaawadiin laga badalay.

 

Su'aasha wali waa taalaa, dad taageersan ayaa iska yar ka ahayn waxee soo aruuriyeen, oo dhaqaalo intas la egna ma awoodaan dadkaas nolol maalmeedkoodaba wax u weysan. Su'aasha taagan oo laga jawaabin waxee tahay: Yaa dhaqaalaha ku bixiyo? Dad baa masruufo iyo waxaas hala soo shir tagin, baliis.

 

Hadee Soomaali jaceyl ka tahay, dowlada jirto ayee taageeri lahayeen. Hadee shacab badbaadis ka tahay ciidamo shisheeye dalka la keeno ayee ku taageeri lahayeen. Mar labaad hadee xaq wadaan gobollada la xooga lagu heysto oo kan heysto iyaga la safan ayee runta u sheegi lahayeen.

 

banaanbax007.jpg

 

Dhaqan Carbeedka ee caabudaan waa kasaa. Sidii baabuur camal abaayasheen loo daday, xataa hal far laga arkin, xataana ma usoo dhawaan karaan meeshee ka qudbeynayaan, iska dhaafee inay codkooda dhiibtaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

 

banaanbax007.jpg

 

Dhaqan Carbeedka ee caabudaan waa kasaa. Sidii baabuur camal abaayasheen loo daday, xataa hal far laga arkin, xataana ma usoo dhawaan karaan meeshee ka qudbeynayaan, iska dhaafee inay codkooda dhiibtaan. [/QB]

Mocking Allah's religion is a major sin(i.e. Hijab, do you know that anyway, yaa miskiin?. Marka hadaad is leeday xijaabka, dugsiyada quraanka waxaan u nacaa Maxkamadaha aad ayaad u dhunsantahay ee ilaahay haku soo hanuuniyo.

 

Nin waxaad tahay aad u yaab badan, Maxkamadaha saad rabtid u nac laakiin jooji dacaayada aad ku haysid Diinta Ilaahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Xijaab iyo jilbaab ha isku qaldin, widaaygiis. Any garbasaar can be xijaab, oo waligeydba dhaqanka suuban ee Soomaalida soo jireen u ahaa.

 

Not Carab-style, later-day comers meesha ku hufan.

 

Seeftana, mise qori waaye waxa meesha suran, dib u dhigo, diinta qof aad ka xigtid ayaa iska yar. Hadaa shaleey baratay waa lagu baraa oo laguu kala dhig dhigaa, iska weydii oo ha xishoon, laakiin dhig seefta, dagaal ma fadaana unuga, kastee igaarkeey? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Local people fund the Courts, and most of them are not as believed radicals, or fundamentalists, they are just normal people who hate, and are fed up with criminal worlords,

 

Wouldn't you fight the warlords for free, to help the innocent hostages they had for 15 years?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this