Sign in to follow this  
Gabbal

The nature of Ahlu Sunnah and Ethiopia alliance has changed, will fracture.

Recommended Posts

Gabbal   

Runta ha ogaadaan nimankagan Xabashi gacaltooyo mooday. Xabashi goormee ugu danbaysay Beled-Xaawadi iyo Dollowdi xuduuda Etoopia u jeexdeen? Boqol kilometer uma soo dhawaadaan haatane nimankagan Galgaduud ee Xabashi gacaltooyo mooday runta ha dareemaan hana garowsadaan ismaandhaafka Soomaaliyeed mid ka weyn baa taagan. Kala tago ilaahay idin kala wadyee.

 

Ahlusuna waljameeca oo ku eedeyay Itoobiya in ay xasuuq ka geysatay tuulada Ceel dibir.

 

Culumaa’udiinka Ahlusunna waljameeca ayaa maanta si kulul u canbareeyay xasuuq ciidamo itoobiyan ah ay ka geeysteen tuulo ka tirsan gobolka war dheer oo lagu magacabo Ceel dibir taaso ciidamo Itoobiyaan ah ay ku dileen ilaa in ka badan 15 ruux oo ka tirsanaa wax garad, odeyaal iyo dhalin yaro ku dhaqnaa degmada Ceel dibir.

 

Sheekh Bashiir Cabdi Colaad oo ah xog hayaha arimaha dibada ee culumaa’udiinka Ahlusuna waljameeca oo u waramayay idaacada Hornafrik ayaa sheegay in dadka la laayay ay ahaayen taagerayaasha Ahlusuna waljameeca ciidamada Itoobiyanka ee xasuuqaasi geestayna ay kala hadleen dowladda KMG ee soomaaliya iyo dowladda Itoobiya ilaa imikana aysan muuqan wax laga qabtay.

 

Waa markii ugu horaysay ee culumaa’udiinka Ahlusuna waljameeca ay u jeediyaan ciidamada dowladda Itoobiya cambaareyn ku saabsan in ay xasuuq u geeysteen dad soomaaliyeed oo aan waxba galabsan.

 

Xasuuqa ay u geysteen ciidamada Itoobiya qaar ka mid ah shacabka soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolka War dheer ayaa kusoo beegmeysa xili si weyn loo hadal hayo in soomaaliya ay imaanayan ciidamo ka socda dowladda Itoobiya kuwaasi oo qeyb ka noqon doono ciidamada midowga Afrika ee jooga Soomaaliya.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Caabudwaaq is the capital of Ahlu Sunnah in Central Somalia and the base of their current politico-military strategy. With respect to that, the situation needed a game changer and this is the most intense game changer since the start of the current impasse. Bal aanu aragno halku shacuurta dadku deegaanku gaaro iyo inay mar kale hubkooda ku jeediiyaan meela aan looga baahnayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Gabbal, It's no longer a secret that Ethiopia (the implementing agency of the western policy of containment in the HA) has maintained tentative, default alliance of convenience with PL, SL, TFG, and Ahlu Sunnah; it is not in her long best strategy to merge them all as one strong coalition or make one group emerge as the winner and later the restorer of the former Democratic Republic of Somalia. Instead, it wants to exhaust, fracture and keep them fragile and easily manageable.

 

But we don't have to blame Ethiopia for what we have already done to our people and state. It's we who seek its advisory role to outmanouver one another, not to mention military assistance, training, and approval to violate our border and commit all types of international crime.

 

And to consider the position of Zenawi's regime, does it justify its actions that Somalia is no longer a state that can protect its borders from all kinds of meddlesome third party intervention having already failed to be a responsible and reliable partner of International security? That Zenawi's regime won't stand aside and watch ungoverned Somalia become a haven of groups with global agenda?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Nassir good analysis but what belies your point is the fact the trajectory, at least in so far as political maneuvering is concerned, has permanently changed. Ethiopia does not control all the cards on the table as was the case just recently ago. Ethiopia had a base in Feerfeer, in Xuddur, in Beled-Xaawo and in Dollow. These were its most important gateway into controlling the destiny of the Somali Republic throughout its efforts in preventing a political stabilization of the area in Somalia that ultimately controls the future of the Republic; the South. Ethiopia does not breach within hundreds of kilometers of the border areas of Beled-Xaawo, of Dollow, and of Xudder and even the Feerfeer which is located on its side of the internationally recognized border has seen an absence of their influence, let alone or because of the current politico-military control of Beled-Weyne. Ethiopia has lost its control of all the cards and the shape-shifting and destiny making ability it held with respect to influence and pitting Somalis against each other. The question is will the Ahlu Sunnah movement now be forced by the people who give them refuge and manpower to break ties with the said nation and acquiesce as they did to the ICU. Time will tell but I want you to know the number one problem facing Somalia and the Somali Republic with the advent of our civil war is Ethiopian influence. Breaking that status quo has primacy over all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Jawaabo kul kulul iyo cambaareyn loo jeedinayo dagaalkii shalay ka dhacay Ceeldibir

 

Waxaa isasoo taraya jawaabaha laga bixinayo xasuuq shalay ay ciidamo ka tirsan maamulka Itoobiya ka geysteen deegaanka Ceeldibir oo ka tirsan gobolka Wardheer ee ismamulka Soomaalida Itoobiya halkaasi oo ay ku dhinteen ku dhowaad 15-qof oo ay ku jiraan odeyaal dhaqameedyo caana.

 

Gudoomiyaha xarakada mujaahidiinta Al-shabaab ee gobolka galgaduud Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabo Kutukade oo maanta la hadlay Hornafrik ayaa marka hore ka tacsiyeeyay dadkii ku geeriyooday xasuuqaasi, isagoo sheegay in ay ka aarsan doonaan dowladda Itoobiya dhibaatadaas ay u geysteen dadka soomaaliyeed ee aan waxba galabsan.

 

Golaha guurtida ku dhaqanka shareecada Islaamka beelaha direed ayaa iyagana dhinacooda cambaareeyay dhibaatadas lagu dilay odeyaasha iyo ganacsatada Soomaliyeed.

 

Sidoo kale waxaa maanta uu banana bax balaaran oo looga soo hor jeedo Itoobiya uu ka dhacay degmada Balamballe oo ku taala xuuduuda ay Soomaaliya la wadaagto ismaamulka Soomaalida Itoobiya.

 

Majiro wax war ah oo ilaa hadda kasoo baxay dowladda KMG Soomaaliya oo looga hadlayo dhibaatadaasi ka dhacday deeganka Ceeldibir.

http://www.hornafrik.com/?p=2910

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this