Sign in to follow this  
RedSea

Riyale Kahin using people's money to build homes abroad

Recommended Posts

RedSea   

Sawirada Guriga Madaxweyne Rayaale Ee Qaahira Uu Ka Dhistay

Somaliland.Org — Cairo, Egypt — 16 November, 2006

--------------------------------------------------------------------------------

 

Nin Daar Ku Jiraa Daroor Ma Arkee Illayn Xalay Roobkii Waa Da’ay

 

Waxaynnu in badan maqlaynay in Madaxweynaha JSL, Daahir Riyaale Kaahin, uu guri ka iibsaday xarunta dalka Masar ee Qaahira, has ahaatee, maynaan maqal wax inoo caddeeya inuu xaqiiqdii gurigaasi jiro iyo inkale. Shabakadda wararka ee Somaliland Today waxay dabagal ku samaysay in la soo helo oo la soo xaqiijiyo rugta madaxweynuhu guriga ka iibsaday ee ku taalla Qaahira ee dalka Masar.

 

Haddaba waxa noo suuragashay in sawiro aannu ka soo qaadno guriga madaxweynaha. Wax ammintaas sawirka guriga laga qaaday ku sugnaa wiil iyo gabar yar oo uu madaxweynuhu dhalay oo aad u naax naaxsan iyo gabadh ay ilmadeer yihiin marwada madaxweynaha, Huda Barkhad, oo carruurta ilaalinaysay. Marwo Huda, waxay markaa u soo raacday Madaxweynaha socdaalkiisii uu London ku yimi.

 

Madaweynuhu xaq ayuu u leeyahay inuu guri halkuu doono adduunka ka iibsado oo ma jirto wax ka mamnuucaya inkastoo ay taasi la yaab leedahay markaad madaxweyne u tahay waddanka dunida dusheeda ugu fakhrisan; shalaytana aad iska ahayd nin degle ah oo garab rarato ah.

 

Waxa muhiim ah markaad waddan xukunto oo aad hoggaamiye u tahay inaad ummaddaada tusaale u noqotaa (lead by example) si dadku kuugu deydaan.

 

Maanta marka la yidhaahdo guri ayuu Qaahira ka iibsaday madaxweynihii Somaliland waxay ka tarjumaysaa dhawr arrimood oo kala ah:

 

- In madaxweynaha qudhiisu aanu kaslooni ku qabin inuu maal-gashadu Somaliland inkastoo oo uu ugu baaqo ummadaha kale in la maal gashado waddanka.

 

- In madaxweynuhu aanu aaminsanayn in Somaliland tahay meel xasilooni iyo nabad ku waari karta oo uu qudhiisu daba-ka-wal-wal ka qabo inay Somaliland burburto.

 

Markaad eegto dhacdooyinka is-daba jooga ahaa ee midba midda kale ka daran tahay ee mudadan dambeba ka dhacayay waddanka waxa cad in madaxweynuhu ajende hoose uu wato oo uu is-leeyahay haddii madaxweyna-nimada lagaa qaado, madaxa isugu dhufo waddanka oo aad Qaahira u qaxdid; hadhowna waxaad tidhaahdaa:

 

Nin Qaahira Joogaa Qahar Ma Maqlee Illayn Qarankaan Qab-qablaha u Ahaa Qabiil-Qabiil Buu Isu Qabsady.

 

Madaxweynuhu wuxuu inoo muujiyay inuu waddanka nin ajnabi ah ku yahay, gurisgana uu ku meel gaadh ugu fadhiyo.

 

Xigasho: Somaliland Today

 

Pics of his home:

 

riyale-home-cairo3.jpg

 

riyale-home2.jpg

 

rayale-home2.jpg

 

Riyale-home1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wax ammintaas sawirka guriga laga qaaday ku sugnaa wiil iyo gabar yar oo uu madaxweynuhu dhalay oo aad u naax naaxsan iyo gabadh ay ilmadeer yihiin marwada madaxweynaha, Huda Barkhad, oo carruurta ilaalinaysay

Stop picking on da pics....loool

 

Alot of speculations, but hardly any evidence

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Riyale is a necessary evil for the function of the Woqoyi state.

hence reer Woqoyi should be compromising on extending his seat rather than ousting him.

 

Coz the moment he is out Woqoyi Galbeed & Togdheer would experiance a revist of the early 90's.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^as the old saying goes,silence is golden.

 

Jaylaani,two more years seems far away doesn't it,almost the sitation with Bush?

 

 

lol@picking on the pics,well this one is different though.

 

No really Che,it's true,the only thing new are the pics,but he does have home in Cairo,Egypt,there is no dispute about,however,there was another thing of him owning home in Dubia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^lol.dude,Ithought you were making connections with my other topic of the 'pictures of SL' which I told some to stop picking on the pics.

 

Anyways,yeah,no need to state or consider some kids 'fat' or here in the west,they could have been sued for downplaying the family's self esteem.lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Jaylaani,two more years seems far away doesn't it,almost the sitation with Bush?

 

 

[/QB]

No, it's just the matter time bro...it will go fast.

 

He could have built this house with his salary, what is the big deal?

 

There are more things wrong with his administration than building houses abroad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

damm, it looks good, anyone who leads a nation built on falsehood would buy that kinda of house. :D .

 

Now i know why the leaders of somaliland mislead their pple. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^don't blow it out of porportion buddy.

 

Jaylaani,well I have problem with his sallary as well,400k/year in Ifriqiya,you kidding me buddy.Something is seriously wrong with that,we need that money to build roads,get the cement factory started again in Berbera,as well as schools,Hospitals.His sallary should be less than that amount at least.

Share this post


Link to post
Share on other sites

kaaly bal red sea odayga gaajo marabtaa in aa udisho sxb diyarada kaliya aa kun kaqaadanayso halkii mar sxb see wax kaayhii 400k lacag maahan riyaal agtiis waardiya lacag ow ubaahan yahay gabirta kuriga kashaqayso lacag ay baahantahay abti aderr abooto iyaah sheekaaba haysaa ma istiris sxb ...yey soo ogow inta ku baxdo halkii usbuuc

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^si qalad ah ayey ugu baxdaa,laba marduuf halkan dhig labanaa halkaa dhig,laba qol Cairo ka taag,afarna Dubia,laba isku shubana Jabouti,save some for the future.Just much miniic miniic abti,not enough if he doens' use it wisely,after all his nick is Riyale Saaxibal Dollar.lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

I mean, what would you expect? The Somaliland president to live in a shack? C'mon people, he is the nation's pride smile.gif . Let it show, namean? :D . I am actually pissed at the President, how come he hasn't chosen a chateau for himself! huh?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this