Sign in to follow this  
Suldaanka

Qabiileyste Abwaan Maxamed Hiirad and his latest drivel

Recommended Posts

One might have expected, at this day and age, that Somalis have enough experience about the uglyness of Qabyaalad. But here comes a so called Abwaan using his art to incite clanish wars and to pit neighbouring clans against each other. redface.gif

 

 

---

 

Hirad.jpg

 

source

 

Raggii magacan qaaliga ka dhigay qolada aan sheegto

Qabuuraha hadday wada galeen waa qadar Ilaahe

Dadka kalaba qaar baa u kaca ficil qorshayntiise

Miyaan weli quruuntaynu nahay cidi u qaan gaadhin

Qulmulaash miyaan nahay dhammaan, wada qasuumaysan

 

Qodob kalena waa qaxarkan dhacay waa mid qara weyne

Reer Sool qudh gooyiyo dhib iyo qaxinta loo gaystey

Raggaa lagu qafilay jeelashee qoolka lagu haysto

 

Garaadiyo qusuusida qarfiyo qorraxda loo caydhshey

Ee qayla dhaantay wadaan dhegaha qoomayso

Dumarkiyo carruurtaa qarracan qadeyda yeedhaysa

Gobolka qaniimada noqdee qoom kale u meeray

******ka laaskii qabsaday quudhsigiyo faanka

Qadaf aan qarsoonayn kuwaa gole ka qeexaaya

Qaladkaa qabiil wada galee layska qaban waayey

Qaadashada dalkeennii raggaa wada qorshaynaaya

Ee Faysal qaadiga noqdee u qudbadaynaayo

Iyo qosolka ina Xaabsadiyo qalo la’aantiisa

Qof kastaba labadan qodob waysu qaban weydey

Is qalluufka waaguu yiqiin waan quweyn jiraye

Ma qardhaas faloo loo qoraa, rogay quluubtiisa

Maxaa qaaday Qaybiyo isaga waa qar soo dumaye

 

 

Alla qabay darbaa nagu qarribay qawlka cayda ahe

Qawiciinta nimankii noqdaye quudka naga doortay

Ee soo qadhaabsanahayee aaday qarafaysi

Qiyaamaha qabawgii jannada waa ka qadayaane

Tolkuna quusayoo tay wadaan waa qabbaanimo e

Waxaan qaban rag aan qaadan jirin looma qooq tago'e

Tolkeen oo qamaama ah haddii laysu qolo sheegtay

Dalkii qaarka joogiyo dhammaan kii qurbaha aaday

 

 

Qamuunyada Dhulbahantee bishmaha qam iska siinaaya

Qulubkiyo waxay ciil qabaan cadhadan qiiraysan

Maalkiyo naftay quudhayaan qalabkan buux dhaafay

Qiil kale haddaan Eebbe bixin qaadir waysaga e

Wallee ama qab weynida ***** qoomamo u keentay

Ama wallee qudhaydiyo lawaa qaranka aan she

Share this post


Link to post
Share on other sites

horta akhri wuxuu yidhi ,,,,,,,,,,, in his age waa kii dadka khayrka u horseedi lahaa halka uu dagaal iyo qabyaalad ku baaqayo isagoo cimrigaas jira

Share this post


Link to post
Share on other sites

Great deal of a wine bottles are at the background, i didnt said he is drinking, but i said that i see alot of champigne bottles behind him, guess where is he sitting at that moment, Xamar-Lagu-Xidh mee guesses.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamster   

Sharmake@lol

 

Jaceyl, akhriyey what he recited but I tell you what, nothing is wrong what he said. The guy is on the right, he is encouraging his folks to out people-ka qabsadey wadankooda, that is all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Waryaa Faahiye dont you know i share blood-bond from my mumsey's side those Reer Shaxda Buhoodle.

 

adeer "wada qaraabo iyo hilbo iyo habarwadaagtay".

 

ironically that Faysal waraabe is my next of kin on the other side so am sitting on a molten rock,that will explode any minute. alow sahal amuura. Rabi yasir wala tacsir.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Grown men crying. Stop it. Stop suggesting Abwaan is high on alcohol.

 

As Fahiye said, nothing is wrong with speaking against the gangs holding the historic city hostage.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^maa adigii qunyor socodka ah ya jumcah, bringing the daggers and the cloak waa sidee - i was expecting you to wave the cumamah of nabad. but you are more dangerous than anyone else here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o:

[QB] Well, after sharmaarke's comment then i shouldn't talk more ,,,
:D

I can understand now ,,, loooooool

Adigu waan ku oghay oo inkaar baad qabta ye, reer abtiyaashay haysku kaayo dirin niyow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this