Sign in to follow this  
Sabriye amp co.

Cali Buulay: Al shabab has been reported to have attacked an ONLF base near Dhoobley

Recommended Posts

Xarakada Al Shabaab ayaa guulo ka sheegtay dagaal maanta ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Cali Buulaay oo ku yaala duleedka galbeed ee magaalada Dhoobley ee gobolka J/hoose kaasoo sida ay sheegeen ay la galeen ciidamo taabacsanaa Jabhada ONLF oo halkaasi ku sugnaa.

 

Saraakiisha Xarakada Al shabaab ayaa sheegay in dagaalkaasi uu bilowday ka dib markii ciidamadooda ay weerar ku qaadeen deegaanka Cali buulay oo ay ku sugnayeen ciidamo taabacsan Jabhadda ONLF, waxayna intaa ku dareen in dagaalkaasi ay guulo ka gaareen isla markaana ay la wareegeen deegaankii lagu dagaalamay ee Cali bulaay.

 

Sidoo kale saraakiisha Xarakada Al shabaab ayaa sheegay iney dagaalkaasi ku dileen ciidamo aad u fara badan oo ka tirsan Jabhadda ONLF, kuwa kalena ku dhaawaceen, isla markaana ku qabsadeen hub aad u fara badan, saanad milateri iyio raashiin ay lahayeen dhinacii ay la dagaalameen.

 

Ilaa hadda ma jiro war madax banaaa oo xaqiijijinaya guushaaasi, sidoo kale lama hayo war ka soo baxay Jabhada ONLF oo ku saabsan dagaalkaasi.

 

:confused:

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sidoo kale saraakiisha Xarakada Al shabaab ayaa sheegay iney dagaalkaasi ku dileen ciidamo aad u fara badan oo ka tirsan Jabhadda ONLF, kuwa kalena ku dhaawaceen,

Don't tell me xabashi bay moodeen ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

The last I ckecked Al Shabab were beefing with H.I(Ras Koobooni) in Dhoobley: So when did this so-called "Jabhadda ONLF" get into this mess?

 

Mise caano boore waa u caano boore-- regardless of, who it is that is walloping them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Acorrding to Abu hebel Yacquub , ONLF work for the USA and therefore are "Cadowga Islaamka".

Source < Read the last paragraph.

 

Here is Hebel Yacquub going on a fitt again.

"Rag uu ka mid yahay Ibraahim Shugri, uu ka mid yahay Macalin Maxamed Nin la yiraahdo Xasan Mahdi uu ka mid yahay in ay Hotel ku yaal Gaarisa oo la yiraahdo Gust House ay kula kulmeen saraakiil Kenyaan ah, oo Halkaan Koleey Qorshooyin Islaamka ka dhan ah iyo Shareecadda ilaahay ka dhan ah la iskula gaaray,"

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Al-shabaab is trying to fool the media and the somali people. They are now learning the propaganda war. The ONLF don't have bases near Dhoobley. Its funny how this Yacquub fella is telling a straight lie whilst he claims that he is a "sheikh"

 

Looool@ONLF meeting with Kenyan officials.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this