Sign in to follow this  
Cowke

Somalia: Interesting Woman Shooting At Sheikh Sharif Picture

Recommended Posts

Cowke   

haween-toogatay-sawrika-madaxweyne.jpg?w

 

Dowlada Itaalka daran ee u Madaxweynaha ka yahay Shariif sheekh Axmed ayaa guul darro xoog leh ka heysata taageeradii shacabka iyo waliba Awoodii dhanka ciidanka

 

Labo maalin ka hor ayey aheyd markii u Taliyaha nabad Sugida DFKMG ee Somaliya Gen Maxamed Sheekh u sheegay in 10 Askaari oo Shabaab ah aay ka awood badan yahiin 100 Askaari oo dowlada ka tirsan taasi oo ka mid ah guul darroyinka Dowlada Shariifka oo u sii ruun ah uga hadlay taliyahu.

 

Halkan ka akhri Hadalkii Gen Maxamed sheekh

 

Taasi ayaa hadana waxa ka sii daran sidaa shacabka Somaliyeed u nacay dowlada Itaalka daran ee Xeebahii Iyo Mashruucyadii Ummada ka iibsatay Dowladaha deriska, waxana shalay ka dhacay magaalada Baydhabo mudaaharad loga soo horjeedo dowlada Shariifka iyo waliba Dowladaha taageera Sidaa Ugandha Iyo Ethiopia

 

Haddaba mudaaharadka ayaa waxa sii weyn uga dhex muqday gabadh iyada oo aad u xamaasadeysan Oo qiiro wadaninimo heyso taasi oo xabad madaxa kala dhacday Sawirka Shariif Sheekh Axmed iyada oo weliba toddoba balooto ku dhufatay sawirka Shariifka, sheegtana inay hadii aay arki laheyd ku dhufan laheyd Toddoba Balooto oo ruun ah

 

Taasi oo muujin Naceybka shacabka Somalidu u qaday Dowlada Itaalka daran iyo Waliba Mas’uuliyiinta dowlada oo iyagu hada iskugu soo ururay kuwa taageerada calaamka kaliya heysata, Halka aay tii Shacabkana ka Ooman yahiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by bint hamid:

good shot! may Allah steady her hand and guide her on the right path
smile.gif

Weliba ado naxli iyo xaraan doon ah ayad Illah SWT baryesa....ar adunkaan muxu is bedeley.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baydhabo: Shariif Sheekh Axmed iyo Yuweri Musaveni oo Sawiradooda lagu gubey gudaha Magaalada Baydhabo.

27. september 2009

 

Baydhabo(AllPuntland )- Sawirada Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Ugandha ayaa maanta lugu gubey gudaha Magaalo Madaxda gobalka Baay ee Baydhabo, waxaana dad badan oo iskugu soo baxay gudaha magaaladaasi ay ku dhawaaqayeen hadalo ay uga soo horjeedaan dawladda Soomaaliya iyo AMISOM.

 

Islaamiyiinta gacanta ku haya magaalada Baydhabo ayaa sawirada labadaasi Madaxweyne, waxa ay ku gubeen gudaha magaalada Baydhabo, ayagoo dadka Baydhabo ugu baaqay in ay qeyb ka qaataan dagaalada looga soo horjeeda waxa ay ugu yeereen dad ka soo horjeeda Diinta Islaamka.

 

“ Walaalaha Islaamka ah waxaan ugu baaqeynaa in ay qeyb ka qataan Difaacida Diinta Islaamka, waxaan leenahay noqda kuwii farxad galiya Alle, isla markaasna xumaan ku abuura dadka cadowga ku ah Alle iyo Diinteena Suuban” Ayuu yiri mid ka mid ah Madaxda Al- Shabaab ee magaalada Baydhabo.

 

Al- Shabaab waxa ay gubeen Calamada Itoobiya, Kenya, Ugandha iyo Mareykanka, dhinaca kalena waxay gubeen Sawirada Madaxweynayaasha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ugandha Yuweri Musaveni, oo ay ku sheegeen kuwa ka soo horjeeda Diinta Islaamka.

 

Dadka magaalada Baydhabo ayaa hada umuuqda kuwa goostay go’aan ah in aysan taageerin dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxa ayna dadka Baydhabo aad uga soo horjeedeen maanta dawladda Soomaaliya iyo dadka ka soo jeeda Baydhabo ee ku jira dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, oo uu ka mid yahay Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Aaden Maxamed Nuur.

 

F. C. Maxamed

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al- Shabaab waxa ay gubeen Calamada Itoobiya, Kenya, Ugandha iyo Mareykanka, dhinaca kalena waxay gubeen Sawirada Madaxweynayaasha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Ugandha Yuweri Musaveni, oo ay ku sheegeen kuwa ka soo horjeeda Diinta Islaamka.

 

Dadka magaalada Baydhabo ayaa hada umuuqda kuwa goostay go’aan ah in aysan taageerin dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxa ayna dadka Baydhabo aad uga soo horjeedeen maanta dawladda Soomaaliya iyo dadka ka soo jeeda Baydhabo ee ku jira dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, oo uu ka mid yahay Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Aaden Maxamed Nuur.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zinki   

MashaAllah TabarakAllah! What a beautiful sister! If only most of the so called men of today had an ounce of her bravery and honor. Instead,Crying words like ''propaganda and nonsense'' is just a barrier enough to define the gap.

 

Viva the Mujahideen!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this