Sign in to follow this  
Siciid1986

UDUB Oo Markii Ay Cid Usoo Bixi Weyday Carqaladeeyey Xaflad Uu KULMIYE Ku....

Recommended Posts

UDUB Oo Markii Ay Cid Usoo Bixi Weyday Carqaladeeyey Xaflad Uu KULMIYE Ku Lahaa Degmada Sheekh

 

 

(Waryatv.com)-Qas iyo fowdo ayaa ka dhalatay Xubno ku soo biiray Xisbiga

mucaaridka ah ee KULMIYE, kuwaas oo ka soo digo rogtay Xisbul xaakimka talada

haya ee UDUB, kadib markii Guddoomiyaha Olalaha Xisbiga UDUB Cismaan Cabdilaahi

Cigaal (Cismaan Hindi), uu Laaluush iyo Qaad siiyey Koox dhalinyaro ah, isla

markaana Sideed Dameer uu u soo xidhay Calanka Xisbiga KULMIYE, taasina ay abuurtay

qas iyo isku dhac.

 

Afhayeenka Xisbiga KULMIYE ee dagmada Sheekh Cumar X. Raabi ayaa Cismaan Hindi ku eedeeyey

khaasarihii nafeed ee isku dhacaasi ka dhashay, kadib markii ay ku naf waayeen

laba Dameer, iyadoo mid kalana uu dhaawac soo gaadhay.

 

Khasaaraha labada Dameer ee dhintay waxaanu dusha u saaray Cismaan Hindi, waayo isagaa ka

dambeeyey Dameraha calanka loo soo xidhay, markii uu waayey cid u soo baxda oo

taageerta.

 

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

waa adiga oo kele ,, sow sidaad muxaafad u ahayd uun Radio Horyaal maad dhegeysan oo kulmiye maad noqon
:D

Waryaa Radio snm waxba haka sheegin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this