Sign in to follow this  
Aaliyyah

Xidigaha - Samatar

Recommended Posts

I think I know Samatar more than any of you here.

 

Samatar waligii ma cabin qamri. Wuxuu hada ka hor dhaar ku marey in gurigiisa waligii aan qamri lagu cabin marka laga reebo hal maalin uu nin fanaan ah isagoonan ogayn ku cabey. Waa Habeenkii heestii loo sameynaayay "Dawooy dawo caafimaadey".... Markaa ayaa qof ku cabay fanaaniinta ka mid ah, wayna ku kala dhinteen.

 

Samatar dadka xitaa qamri caba wuu necebyahay oo wuu necebyahay inuu la saaxiibo. In la is ceebeeyo oo been la iska sheego ma fiicna.

 

Soomaalidu dad xanuunsan ayay u bateen oo belaayo afuuf ah....

 

Nimay qaaxo feedhaha gashoo, malaxi gaashaysay

Gux hadii u dhaho maydhaqaan, gocosho daynaynaye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Aaliyah416:

 

Xidigaha dusheeniyo, raga dayaxa heybsatey, ka habsaaney dunidoo inagaa ugu dambeynee, calankeenan daadegay miyeydan dareemeeyn

Wise words but to the wrong audiences ,,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this