Sign in to follow this  
Liibaan

Faarax Macalin Oo dhagartiisii Qirtay Been Qaawan oo uu ka sheegay SSC

Recommended Posts

Abtigiis   

Did I tell you I was banned within a week of my entry to SOL horta. General Duke flooded about 20 thread with large photos of Yey and my blood boiled. It was the days Ethiopia entered Muqdisho and all Somali's felt the shame. Kolkaasaan anigoo xiiqsan nacalad isagiyo pirate'kuu yahay ba ku sii daayey.

 

Rule'ka ba ma ogeyn oo meesha in maryaha la isu dhigan baan u haystay. :D

 

Markii la i ban gareeyey muddo dhan baan sii xanaaqsanaa oon lahaa nacalaa idinikiyo aabihiinba ku yaal rer-hebeloow. :D

 

I only read the rules later and realised what I did!

 

Ilaa shalay dhowr jeer baad sharciga jabisay. Kolkaad aniga wax kala qaad ilahayd ku daro! :D

 

Waa danbooy niman Tolka ihi ii dacwoodeenbaa la ii kitaab furay oo qiil la ii helay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Laa Ilaaha IllaLlaah!!

 

:D:D , sidii Filin baaba dagaalkiinna Adi & Duke ii sawiran :D

 

Horta haddii la i ban gareeyo si aan yeelo & wax ii dacwooda ma leh, sida fabregas uun baan anna Maaddeey-bruv la soo noqon doonaa (ilaa & hadda waxa fabregas lagu ban gareeyey ayan garan la'ahay, show Admin-key LIVE isu dagaaleen :D

 

Shalay maxaan kala qaad ku iri? maba xasuusto hadaadan ka wadin markaan Xiin aa kaa qabyaalad badan ku lahaa!.

 

Haddase 'hal xaraf' miyaa la igu ban gareynayaa? smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

No, I am warning him that General Fake's myopia is incurable and long-lived. Jannanku waa ma gudbe. Maalinkaan meesha soo galay sheekadaan ugu imid ilaa hadda taayir horey ugama rogin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Abdiladiif:

quote: Xattaa Abdiladiif waa shiddeeyeen

 

Allow alle. Abdiladiif please defend Farax if you will but lets not resort to the argument of cimaamad baa dhacday iyo macawis baa furatay.

 

Hawshaa Ayyoub baa leh, oo loo daayey ee haku qabsan please

Xiin
:D
, I said Daware was wrong on this in my first post so I don't see where I defended the guy. Sxb, you can't blame me for pointing out your inconsistencies and all I was asking you was to be fair regardless of whom it might be----xaglinta iyo nin jeclayska iska dhaaf....Qulil Al-xaqqa waloow kaana muran

 

Farole committed human crimes while Daware made a political slip-up. What disturbed me was your reactions to these events. Imaging some of your loved ones or relatives were sold, killed, tortured etc by Daware and I defended him and deny any wrong doings and still do just because he is my tribe? As a man I know and respect outside of SOL,it was surprising to see this coming from you. These behaviors are expected from some of the lawyakuus on SOL but not Xiin or at least I thought.
Like a fish out of water, Xiin has been fighting losing battles for the past few days and making no sense at all. Lakin adiga waalan markaad muranka la wadaysay. Xiin xita haduu ku tuugto wuxuu odhanya "aniga maha". Hada qoriga gacantuu ku sida, xabbada luugtay kaga jirta, meesha na cid kale ma juugto hadana wuu ku dhafiraya oo wuxuu ku odhanaya "Adiga xabbada hor booday, anigu kuman tuugan". Waa ceesaantii dhuushay, adeer. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

Did I tell you I was banned within a week of my entry to SOL horta. General Duke flooded about 20 thread with large photos of Yey and my blood boiled. It was the days Ethiopia entered Muqdisho and all Somali's felt the shame. Kolkaasaan anigoo xiiqsan nacalad isagiyo pirate'kuu yahay ba ku sii daayey.

 

Rule'ka ba ma ogeyn oo meesha in maryaha la isu dhigan baan u haystay.
:D

 

Markii la i ban gareeyey muddo dhan baan sii xanaaqsanaa oon lahaa nacalaa idinikiyo aabihiinba ku yaal rer-hebeloow.
:D

 

I only read the rules later and realised what I did!

 

Ilaa shalay dhowr jeer baad sharciga jabisay. Kolkaad aniga wax kala qaad ilahayd ku daro!
:D

 

Waa danbooy niman Tolka ihi ii dacwoodeenbaa la ii kitaab furay oo qiil la ii helay.

lol. That's hilarious.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this