Sign in to follow this  
Juje

The Candidate for Change

Recommended Posts

Juje   

It is not only Obama and Mcain who can claim to be of CHANGE.....Maxamed Dhere has also picked up the theme and he is not only claiming to be for change but is insisting he had nothing to do with what happened in the past 'including yesterday'. He points the finger of blame towards the Ethiopians and the TFG. It is not only odd but strong of him to campaign on the ticket of 'Amxaro diid'.

All these much cause his previous position is now elective through an appointed committe - it makes you wonder what C/llahi Yusuf if he was faced with ame scenario.

 

Maxamed /Dheere oo ku eedeeyay Barakicintii rayidka Ciidamada Itoobiya iyo Baarlamaanka KMG

MaxamedDheere.jpg

 

 

Gudoomiyihiii hore gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed ]Dheerea ) ayaa ku eedeeyey dadka Soomaaliyeed ee barakacay in ay barakiciyeen ciidamada Itoobiya oo ogaalasha ay siiyeen Barlamaanka KMG .

 

Maxamed Dheere oo lagu yaqiinay difaaca ciidamada Itoobiya ayaa markaan si toos ah ugu eedeeyey in xasuuqa iyo barakicinta ay geysteen ciidamada Itoobiya sagoona isaga fogeeyey in uu wax lug ah ku leeyahay Barakicinta shacaka reer Muqdisho.

 

Maxamed Dheere oo lagu yaqiinay in uu u hanjabo shacabka Soomaliyeed ee ku noolaa geedaha hoostooda isagoona hal ku dhigyadiisa ay ahayeen Argagaxisaa joogta goobaha ay u qaxeen shacabka waana weerari doonaa.

Aniga ma qabo madaafiic aan dad ku garaaco iyo ciidan intaba waxa leh madaafiicdaa oo rayidka ku garaacay si ay u barakacaan shacabka waa ciidamada Itoobiya oo ogolaansho ka heysta Barlamaanka DFKM anigana kama mid ihi Barlabaan ayuu yiiri Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere)

Maxamed ayaa sheegay in uu musharax uu u yahay xilkii laga qaaday isagoona sheegay sharuudaha ku xiran musharaxnimada in aysan waxba u dhibeynin taa oo ay ka dhex muuqata in uusan isku soo sharaxi karin maamulka gobolka Banaadir cid ka qeyb qaadatay dagaaladii sokeyey soona noqotay dagaal ooge qodobkaa oo u muuqda md meesha looga saaraayo Maxamed Dheere in uu mar kale isku soo sharaxo

Xafiiska war qabadka Dayniile

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mohammed Dhere is a top class Dhobadhiff.

 

Many people hold him and AY, C/Qeybdiid responsible.

 

This guy is a brave Dhabodiff to try and stay in Somalia after the ethiopians leave, walahi the sheer anger of the people can ripe him up to a million pieces.

 

I hope all Dhabodiffs learn from the harsh lesson of this man, that they ethiopians will one day discard you once you are of no more use to them.

 

Mohammed Dhere is a dead man walking.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ He is campaigning for M.Dheere :D

 

 

Juje, what do you think sxb, I woulnd't in a million years support this guy, same for any warlord who commited crimes against humantiy.

 

I am not even interested so called parliment sessions taking place in Baydhabo, waa useless

 

 

Horn, wax wara Adeerunaa Hiraale, I fully support him to come back to Kismaayo anytime to take care of his children and wives, what do you think, maalmahan kumaan arkinee iska warran sxb xageed ku maqneedna.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Nuune, Barre isagaa is og laakiin anigu dagaal waan kasoo horjeedaa.

 

Barre reerkiisa iyo awlaadisa Kismaayo dhib kuma haysato, haday ku haysato kama uusan tageen marka hada cadow shisheeye ayaa dalka haysto sabab loogu mashquulo rag kaliya la dagaalamayo cadowgaas anigu ma arko.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by HornAfrique:

Juje what is your take on the article?
:D

My take is as I pointed out - the hypocrisy. The man who was presnt in the meeting in which the phrase 'qax mahurto' was coined - today claiming thathe had nothing to do with it. That is my point Horn -and dont believe everything and anything Duuliye sare tells you now days.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qorax   

Maxamed Dheere wax kasta oo uu aqriyo yaa ka dhageysanaya. Mar uun shabaabka wa aay is arki markaas ayaa jawaabta laga rabaa. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

MD is just more than a tool. It comes with lifetime guarantee good and always there available to any top dealers in order to put a curb on Kacdoonka Shacabka. I am pretty sure it will be used sooner than later.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

I think, this is politics, it is not fixed like a castel it is flexible, and the guy was misused may be then, haddii uuba gartay inuu dadka wax waydisto, Maxamed Dheere waaba dadaalayba

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this