Sign in to follow this  
General Duke

Xasan Dahir Aways invited to Italy for talks ?

Recommended Posts

Muqdisho:Hogaamiyaha mucaaradka Xasan Dahir oo casuumad ka helay dawlada Talyaaniga si loola hadashiiyo dawlada Soomaliya

28. maj 2009

 

Muqdisho(AllPuntland )-Ilo wareedyo muhiim ah oo ay shabakada wararka AllPuntland "APL" heshay ayaa ku waramaya in hogaamiyaha mucaaradka Xasan Dahir uu ku fool leeyahay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga .

 

Socdaalka Xasan Dahir ee Talyaaniga ayaa ka dambeeyay markii ay waraaqad casuumad ah so gaarsiiyey safiirka Talyaaniga u jooga magaalada Nairobi ee dalka Kenya si loola hadashiiyo dawlada Soomaliya.

 

Safarka Xasan Dahir uu ku tagi doono magaalada Roma ayaa ah mid ay ka soo shaqysay dawlada Talyaaniga oo dhawaan sheegtay in ay wadahadal u fureyso dawlada Soomaliya iyo mucaaradkeed.

 

Xasan Dahir oo maalma ka hor xilka hogaaminta Xisbul islaam kala wareegay Dr:Cumar Iimaan ayaa tagi doono Roma bisha so socota 15-keeda sida ku qoran warqada casuumada ah ee la soo gaarsiiyey.

 

Dhinaca kale dawlada Talyaaniga ayaa warqado casuumad ah soo gaarsiiyey xubno dawlada Soomaliya ka tirsan gaar ahaan wasiirada iskaashiga caalamiga C/raxmaan C/Shakuur iyo wasiirka arimaha dibada Max'ed C/laahi Oomaar si ay dawlada Soomaliya ugu matalaan wada hadalka lala galayo mucaaradka uu hogaamin doono Xasan Dahir.

 

Sarkaal safaarada talyaaniga Nairobi ka tirsan oo aan warkan ka helnay aya sheegay in Xasan Dahir uu ku soo horumari doono magaalada Nairobi ee dalka Kenya halkaas oo ay labada wafdi kawada bixi doonaan.

 

Dawlada Talyaaniga oo isticmaarsatay gobolada koonfureed ee Soomaliya ayaa u muuqata in ay soo celineyso saameynti ay ku lahayd dalka Soomaliya oo xurnimo ka qaatay 1960- hadana ku jira xaalada cakiran oo siyaasadeed.

 

Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

I hope that Sh " Red Fox," goes to this conference and strikes a deal with this government. Even doing so, might not better our chances of returning from years of anarchy since he has no control of the anarchist group Al Shabab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Peacenow   

This criminal flees from Hamar and he takes his family with him while his criminal arab worshipping thugs rampage the city.

 

Islamic Coward

Share this post


Link to post
Share on other sites
Goodir   

What does Arab got to do with this? Ciilkaad Carab u qabtid weynaa. Ha u dhiman ciilkooda lee.

 

BTW Islam is a religion, not a person or people. The followers of Islam are called Muslims or a Muslim.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Well, it is expected, anyway italy had always wanted to host another and new Somali peace conference... It seems they are getting ready for that now, the 20th Somali conference...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this