Sign in to follow this  
Juje

Allah uu Naxaristo...amiin!

Recommended Posts

Juje   

Yesterdaqy this same man( Allah uu naxaristo marxumka) said in a public place that Al-shabaab should stop targeting aid agencies working in Hiiraan, and today he was assasinated by unknown assailants. God help us.

 

 

WAR DEG DEG AH: Guddoomiyihii Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo daqiiqado ka hor lagu dilay Magaalada Beledweyne

 

Talaado, October 07, 2008(HOL): War deg deg ah oo naga soo gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa wuxuu sheegayaa in daqiiqado ka hor magaaladaas lagu dilay Guddoomiyihii Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan Dacar Xirsi Xooshow.

 

Seddex Nin oo bastoolado ku hubeysan ayaa la sheegay in ay marxuumka ku dileen gudaha Magaalada Beledweyne, kuwaasi oo baxsaday markii ay dilka geysteen kadib.

 

Dad goob-joogayaal ah oo arkayay markii la dilayay Guddoomiyaha ayaa waxay sheegeen in qadar daqiiqado ah la qaadi waayay meydka marxuumka sabab la xiriirta dadka oo baqay in ay qaadaan.

 

Guddoomiyihii Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan Dacar Xirsi Xooshow ayaa wuxuu ka mid ahaa Odayaal Dhaqameedyo dhawaanahan shirar la lahaa Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugnaa gudaha iyo duleedka Magaalada Beledweyne, kuwaasi oo ay kala hadlayeen sidii aaney Ciidamada Itoobiyaanka dhibaato ugu geysan lahayd dadka shacabka ah.

 

Shalay oo ugu dambeysayna wuxuu marxuumka ka hadlay digniin loo jeediyay Hay’ado samafal ah oo ka howlgala Gobolka Hiiraan, kuwaasi oo kala ah Care International iyo IMC, isagoo sheegay in ujeedada Hay’adahaas loogu hanjabay ay tahay in la cunaqabateeyo Dadka ku dhibaateysan gudaha Gobolka Hiiraan.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allaha u naxariisto. Ubadi in Al Shabab yihiin kuwa dilay, taasina waxay cadeynaysaa in Al-shabaab aysan ahayn kuwa xal doona balse qayb ka ah musaaibta iyo mushkilada maanta haysata somaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

May Allah have mercy on the deceased.

 

 

Originally posted by Allamagan:

Allaha u naxariisto. Ubadi in Al Shabab yihiin kuwa dilay, taasina waxay cadeynaysaa in Al-shabaab aysan ahayn kuwa xal doona balse qayb ka ah musaaibta iyo mushkilada maanta haysata somaliya.

Allamagan,

 

Ma hada bey al-shabab noqotay mushkilad maanta na haysata? You've been supporting those rabbid hell hounds all along, but now that they've started murdering the same people who had helped them in the beginning, you all of a suddden have a change of heart, miyaa?

 

I've always told your Al-shabab are devil incarnates who do not care for anything besides their warped vision for Somalia. That old man's only crime was that he wanted to be a part of the peace settlement.

 

For better or worse, you Somalis must realize the success of the TFG(however imperfect) is the best solution to our problem. Al-Shabab's munaafiqnimo is no choice!

 

dhulQarnayn

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by dhulQarnayn:

For better or worse, you Somalis must realize the success of the TFG(however imperfect) is the best solution to our problem.

TFG is not imperfect it is shambles, inappropriate, unethical,non-representative, not mandated, and above all utterly worthless - and ofcourse Al-Shabab is not an alternative.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

^What is the alternative?, we seem to be going in circles just creating more and more impossibilities rather then possibilities.

 

 

Allaha ha u naxaristo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Malika:

^What is the alternative?, we seem to be going in circles just creating more and more impossibilities rather then possibilities.

 

 

Allaha ha u naxaristo.

Dont follow the circle - reverse the circle.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

Dont follow the circle - reverse the circle.

Juje, as usual; nacnac raqiis ah baa wadaa. Please, spare me your myopic rationalization of why, all of sudden, the Shabab are in your words not "an alternative". Why the sudden change of heart? I thought anyone who opposed the TFG was worthy of your support.

 

It's interesting, but certainly not surprising at all, to see how the anti-TFG dolts in here, are so desperate to continue to disparage the TFG, even though their Shabab co-hearts are turning on them. The deviants you helped nurse into existance are now out to get your heads and calling to "reverse the circle" is a little too late now, don't you think?

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Shabaabs are targeting Ahmed Diriye now and thats bad. Those who were quite when they were killing men outside Mosques and bombing cleaning ladies should not be crying now.

 

The Al Shabaab are the militias who grew up on the 17 years of loot, killing and raping now they have in their mind a religious excuse to do what they have been doing before..

 

Its a shame an elder an innocent man who was helping his community must be gunned down by these clowns.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma tiri, for the past several months you'e been saying "diiriye" "shaaab looters" in one line.

 

more development on the story:

 

 

--Sheekh Abu Mansuur oo Tacsi u diray eheladii uu ka geeriyooday Xaaji Dacar Xirsi Xooshow, kuna tilmaamay dil gardaro ah.

 

Talaado 08 Shawaal 1429 (07/10/2008)

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Afhayeenka Mujaahidiinta Al-shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur ayaa mar dhawayd ka hadlay dilkii maanta loo gaystay Xaaji Cabdi Xirsi Xooshow oo maanta lagu dilay magaalada Beledwayne.

 

Sheekha oo la hadlay qaar ka mid ah idaacadaha Muqdisho ayaa ku tilmaamay dilkan mid ka mid ah hagardaamooyinka ay cadowgu ku hayaan Ummadda Muslimiinta ah, isagoo intaa raaciyay in Mujaahidiintu aanay dilin nabadoonada iyo ugaasyada.

 

Sidoo kale Sheekhu wuxuu Tacsi u diray ehelada dadkii Shalay ku dhintay duqayntii cadowgu u gaystay suuqa Bakaaraha iyo qaar ka tirsan xaafadaha Magaalada kuwaas oo waxyeelo badani kasoo gaartay shacabka

 

 

--from kataaib.net

 

They would love that the muslims fight amongst each other, so the traitor in Villa somalia can have his hopes rekindled.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Waa ay fiican yihiin haddii aay iska fogeeyen, balse su'aashu waxay tahay AbuMansur ma xukumaa Shababka oo dhan? Al-shabaabna miyeeysan ahayn kuwa kooxdii (unugii) kastabaa uu iskood u shaqeeyan oo aanan isku xirnayn oo wax chain of command jirin markii howl-gal ay subinayaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by hamza9163:

Ma tiri, for the past several months you'e been saying "diiriye" "shaaab looters" in one line.

 

more development on the story:

 

 

--Sheekh Abu Mansuur oo Tacsi u diray eheladii uu ka geeriyooday Xaaji Dacar Xirsi Xooshow, kuna tilmaamay dil gardaro ah.

 

Talaado 08 Shawaal 1429 (07/10/2008)

This is typical of a rabid anti-TFG cretin, trying to apologize on behalf of the Manuaafiq grand sire, abuu mansuur. Trying to defend those murderous deviants will not aid you in your lost cause. Those sociopaths have crossed the line, and now they have not only the TFG after their butts, but the clans that used to help them. Their days are numbered!

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Eebe ha u naxariisto,

 

Those who carried this murder can not be Muslims, May Allah save Somalis.

 

-----------------

Senior clan elder shot dead in central Somalia

 

 

www.chinaview.cn 2008-10-08 00:49:29 Print

 

MOGADISHU, Oct. 7 (Xinhua) -- A prominent clan elder who opposed the ban on the operations of aid agencies by an Islamist group was shot dead by unidentified gunmen in the central Somali town of Beledweyn, an Islamist spokesman said on Tuesday.

 

Haji Daar Hirsi Horshow, leader of the local council of elders, was gunned down in the town market, hours after he spoke to the media about the ban on two international aid agencies which the Islamist Al-Shabaab movement said were involved in"anti-Islamic activities".

 

"We condemn the barbaric and vicious killing of the elder and we are investigating it and will punish those who carried it out in accordance with Islamic law," Abdirahim Isse Addow, spokesman for another Islamist group in control of the region told Xinhua.

 

Horrow said on local media on Monday that the banning of the work of aid agencies in parts of the country was not "in the interest of the Somali people" and called on the Al-shabaab Islamist group to revert from their decision.

 

Addow said that the Islamic Courts Union (ICU) administration in the town will impose a dust-to-dawn curfew until "the perpetuators of the cruel and inhumane murder of the elder are found".

 

Fighters of the ICU, a moderate Islamist group led by Sheik Sharif Sheikh Ahmed, are in control of central Somali regions of Middle Shabelle, Hiran, Galgadud, and Mudug.

 

The group, which unlike Al-Shabaab, is participating in the peace talks with the Somali government. It is opposed to the ban on aid agencies and invited them to operate in areas they control.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Allamagan:

^Waa ay fiican yihiin haddii aay iska fogeeyen, balse su'aashu waxay tahay AbuMansur ma xukumaa Shababka oo dhan? Al-shabaabna miyeeysan ahayn kuwa kooxdii (unugii) kastabaa uu iskood u shaqeeyan oo aanan isku xirnayn oo wax chain of command jirin markii howl-gal ay subinayaan?

You would think the shabaabs are more organized and are under a chain of command than the ICU, (whose leadership are dissarray and parted ways).

 

Abu mansuur is a key figure, who seems to have surpassed the role of a spokesman. Whole regions such as bay/bakool are allied to the resistance movement because of this key figure.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this