Sign in to follow this  
MoonLight1

The oldest MP congratulates the Pirates. PHEW

Recommended Posts

Mid ka mid Mudanayaasha Baarlamaanka oo bogaadiyay falalka burcad badeednimada.

 

Xildhibaan Cawad Axmed Cashara oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii u horeysay bogaadiyay falalka burcad badeednimada ee ka socda Xeebaha Soomaaliya, isagoona si weyn u difaacay howl galada kooxaha burcad badeedka Soomaalida ku qafaashaan Maraakiibta shisheeye.

 

Xildhibaankan ayaa isagoo ku sugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa uu geesiyaal inay yihiin ku tilmaamay Burcad badeedka oo uu tibaaxay inay si iskood isu xilqaameen ka hortagaida Maraakiibta shisheeye ee sida arxan darada uga guranaya kheyraadka badda soomaaliya.

 

Cawad Axmed Cashara oo ka mid ahaa musharaxiintii u tartamaysay Doorashada Madaxweynenimada ee ka dhacday Magaalada Jabuuti ayaa waxaa uu xusay Kooxahan ka dilaacay Xeebaha Soomaaliya ee burcad badeedka inay markoodii hore ahaayeen Kaluumeysato, waxaana sababta ay u bilaabeen qafaalashada maraakiibta shisheeye ku tilmaamay mid ka dambeysay markii la dul maray doomo ay ku kaluumeysanayaan, isla markaana la carqaladeeyay howlahooda jilaabasho.

 

"Aniga Burcad badeed ma dhahayo, waa geesiyaal wadaniyiin ah oo gartay dhibaatada lagu haayo xeebaha soomaaliya, afduubkoodana waa mid ay ku sax san yihiin"ayuu yiri Xildhibaan Cashara oo lagu sheego inuu yahay Xildhibaanada ugu da'ada weyn ee ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Sidoo kale waxaa uu Mudanahan cambaareeyay Maraakiibta dagaalka ee Dowladaha shisheeye ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya, kuwaasoo uu tilmaamay inay si sharci daro u soo galeen, isagoona ku eedeeyay in qudhooda ay gurtaan kheyraadka badda, waxaana sheegay inay ka faa'ideysanayaan hanaankii Dowladnimo oo meesha ka maqan

 

Xildhibaanka ayaa waxaa uu kaloo sheegay in Maraakiibta faraha badan ee Dowladaha reer Galbeedka ay yihiin kuwo dagaal qabow u dhaxeeya, isagoona wax lala yaabo ku tilmaamay in Maraakiib inta la eg inay u caal waayaan Burcad badeedka, waxaana uu soo qaatay inay kiimikada wasaqeysan ay ku shubaan Biyaha Soomaaliya.

 

Waa mudanihii u horeeyay ee ka tirsan Baarlamaanka oo si cad u taageera falalka burcad badeednimada, iyadoona dhowaan Hogaamiyaha Libiya Mucaamir Al-Khadaafi oo taageeray isku dayga Kooxaha Burcad badeedka, isagoona cambaareeyay maraakiibta shisheeye.

 

Xafiiska Wararka Muqdisho

jowhar.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kenya should arrest this man, he is insighting piracy which is hurting even somalis as shipment cargo prices shot up due to the piracy and that increased the inflation of all goods coming to somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is healthy to think that prices of goods into Somalia would rise due to the piracy, because most of the goods going into Somalia come from abroad, mainly I would say Arab countries, and if the owners of these vessels are worried for their ships, it is only fair for them to put up the price as the risk of loss is great.

 

Apparently, as we're talking about Somali pirates, they (the pirates) are huge Arsenal fans. I caught up the last few minutes of a TV programme (in search of Pirates on Sky1) and they found a boat abandoned by the pirates and they had few items engraved with Arsenal name......So there you have it. Next time, you are caught by a Somali pirate, strike a footie convo, and you better be an Arsenal fan or else there will be a long long silence (whilst you're their captive).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Moonlight would you spare us some facts? Its shot up prices for other african countries yes but not for the ships carrying goods into Somalia sxb.

Wacdaro sxb its a fact, do you know the cost of shipment to somalia has doubled many times since last year, its because maritime shipment insurance has gone up and there are few ships ready to take the risks which means few ships with high prices, then the cost will be passed through high product price, simple business mathmatics, Ask the business people in Bosaso where they will tell you exactly that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this