Sign in to follow this  
Jabhad

General Gabre plea for ceasefire turned down.

Recommended Posts

Jabhad   

Jananka u Sareeya Ciidanka Itoobiya Oo Xabad Joojin Uu Codsaday Laga Diiday

Email this Print this MOST POPULAR PDF version XML version TXT version

 

 

Warar lagu kalsoon yahay oo ilo xog agaal laga helayo ayaa ku waramaya in Janaraal Gabre oo isagu ah taliyaha ciidanka Tigreega ee Soomaaliya ayaa fariin uu usoo diray odayaasha Muqdisho kaga codsaday in dagaalka la joojiyo si uu ciidankiisa ula baxo, laakiin odayaasha arrinkaas kaga jawaabeen in uu isagu yahay ninkii laga kari waayey inuu dagaalka joojiye kuna hanjabay in jidka loo furo ama uu cagta marinayo dadka kasoo horjeed.

 

Jananka ayaa mar walba soo diraya fariimo cusub, iyadoo ciidankiisa qaar badan ay ku go'doonsanyihiin garoonka kubada cagta ee Stadium Muqdisho, kuwaasoo dhaawac iyo dhimasho xoog leh soo gaartay rasaastuna gabaabsi kasii tahay. Diyaaradaha Helicopterska ayaa duqayn wayn kuwada aagaas iyagoo doonaya in ay ciidankooda ka waabiyaan in gudaha loogu galo halka ay joogaan,. Ciidankii gurmadka ahaa ee dhinac wasaarada gaashaandhiga ka yimid ayaa iyagu soo dhaafi la'a xeradda jarmalka dusheeda halkaasoo jilibka loogu laabay.

 

Ruux aagaas ku sugan ayaa goobjoog.net u sheegay inuu arkay lix askari oo mayd ah iyo baabuur Ural ah oo olalaya. Taangi silsiladuhu ka go'een oo aagaas yaala ayey isku deyeen dhowrjeer in ay jiitaan waana ay ku dhici la'yihiin. Isku soo duuduubo ciidanka gumaysiga waxaa maanta soo gaaray jabkii ugu waynaa iyagoo soo qaaday weerarkii ugu ba'naa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Allaahu Akbar Ilaahoow jebi cadowgaan gaalada ah ee Itoobiyaanka ah ee dhulkeenna kibirka ku yimid, ummadda Soomaaliyeedna midnimadeeda adkee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Originally posted by Jabhad:

Warar lagu kalsoon yahay oo ilo xog agaal laga helayo ayaa ku waramaya in Janaraal Gabre oo isagu ah taliyaha ciidanka Tigreega ee Soomaaliya ayaa fariin uu usoo diray odayaasha Muqdisho kaga codsaday in dagaalka la joojiyo si uu ciidankiisa ula baxo
, laakiin odayaasha arrinkaas kaga jawaabeen in uu isagu yahay ninkii laga kari waayey inuu dagaalka joojiye kuna hanjabay in jidka loo furo ama uu cagta marinayo dadka kasoo horjeed.

Odayaasha have learnt their lesson. You get into agreements with civilised people, the Xabasha can never be trusted. There are reliable reports indicating that a large number of Ethiopian troops are held up in a stadium, where they spent the night. They are sorrounded and cannot move. The resistance should annihilate them before any reinforcements arrive.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Originally posted by BiLaaL:

quote:Originally posted by Jabhad:

Warar lagu kalsoon yahay oo ilo xog agaal laga helayo ayaa ku waramaya in Janaraal Gabre oo isagu ah taliyaha ciidanka Tigreega ee Soomaaliya ayaa fariin uu usoo diray odayaasha Muqdisho kaga codsaday in dagaalka la joojiyo si uu ciidankiisa ula baxo , laakiin odayaasha arrinkaas kaga jawaabeen in uu isagu yahay ninkii laga kari waayey inuu dagaalka joojiye kuna hanjabay in jidka loo furo ama uu cagta marinayo dadka kasoo horjeed.

Odayaasha have learnt their lesson. You get into agreements with civilised people, the Xabasha can never be trusted. There are reliable reports indicating that a large number of Ethiopian troops are held up in a stadium, where they spent the night. They are sorrounded and cannot move. The resistance should annihilate them before any reinforcements arrive.
MY BROTHER YOU ARE dreamING YOUER SO called

reliable reports ARE FROM ICU WEBSIDE

DONT LIE TO US

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^^dear Xabash, your dead will not be buried they will lie rotting in the streets of Mogadishu. Remember 3 days ago how Ethiopian soldiers were saying the innocent man that they shots body could not be buried?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Superfluous, warkiisa iska illoow saxib, add him to your ignore list. Waad sharfeesaa haddaa maalaaycnigiisa ka jawaabtid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

DO YOU NOW THE word Xabash

IF YOU DO explain IT

IF YOU DONT THEN DONT USE IT

DO I MEK MY SELF :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^loooooooool...ehim.

 

Gen. Gabre, waar wuxu waa isku wada magac, kii laqabtayna magaciisu muxuu haa horta? something like Gabrie or Haile I don't know.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this