Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Waraabe: Wuxuu mar kasta ku waaninayaa dadka walaalihiis ah ee degan Muqdisho...

Recommended Posts

Shaleey: "Wiilka ku dhashay Muqdisho waxaa iiga sokeeya wiilka ku dhashay Addis Ababa."

 

Maanta: "Xisbiga UCID [Waraabe] wuxuu mar kasta ku waaninayaa dadka walaalihiis ah ee degan Muqdisho..."

________________

 

I yadoo hadda laga joogo in ka badan 15 sano markii xukunka laga ridey xukunkii keli taliska haa ee Siyaad Barre talada dalka ayaa misana waxaa muuqata in dhibaatooyin badani ka jiraan guud ahaan Gobolada koonfureed haba ugu sii darnaado gobolka Benaadir ee, waxayna keentey iney dhacaan dagaalo beeleedyo sababay dhimashooyin, dhaawac, barakac ku dhacayey dadka maatada ah iyadoo kolba dushooda ku hardamayeen kooxo doonaya iney dano gaar ah gaaraan kuwaas oo haba yaraatee u naxariisaneyn dadkooda ay dhibaatada ku habsatey.

 

Dagaaladaas Gbolka Benaadir ka dhacayey heerar kala duwan beey soo marayeen, cid guul ka gaadheyna haba yaraatee ma jiri, cidda kaliya ee ka faaiideeysateyna waa kuwa dhiiga dadka daadiyaiyagoo aan rabin maamul inuu shaqeeyo.

 

Waxaa la yaab leh in dadku weli aanay dareemin in dagaalada Xamar ku soo noq-noqonaya in ay ka danbeeyaan dad dano gaar ah leh oo aan jecleynin dadka degaanka Muqdisho ay nabad ku noolaadaan, waxayna weliba qaarkood rajaynayaan in dagaalada qabaa`ilka ****** ka dhex socdaahi ay dani ugu jirto oo ay xukun ay Soomaali xukumaan ku gaadhayaan.

 

Xisbiga mucaaridka ah ee UCID wuxuu aad uga xun yahay dagaaladaa soo noq-noqonaya ee ka jira magaalada Muqdisho, wuxuuna aad uga walaacsan yahay dhiiladaan colaadeed ee hadda soo cusboonaatey isagoo u arka in dad aan rabin wanaaga beelaha dega Gobolka Benaadir ay ka danbeeyaan waxaaney ka dhigan yihiin sidii dhaawacii haadu dul heehaabeysey ee bakhtiga sugeysey.

 

Reer Muqdishoow Cabdulaahi Yuusuf oo hamuun u qaba xukun sifo kasta oo ay ku kacdo waa idinku dhow yahay, wanaagiinan ma jecla oo wuxuu ku farxayaa is dilkiina, wuxuuna sugayaa intaad isku madhanaysaan isaga iyo ciddii la mid ah ee aan jecleyn wanaagiina.

 

Waxaan idin kula talineynaa inaad dagaalka joojisaan oo caqligu uu shaqeeyo, innad isu tanasushaan oo aad ogaataan inaan dagaal cidina guul ku gaadheyn, ku dayda jidka aan nabadda u marney oo haddii ay dhab idinka tahay aad nabad ku gaadhi kartaan.

 

Xisbiga UCID wuxuu mar kasta ku waaninayaa dadka walaalihiis ah ee degan Muqdisho iney ilaahooda usoo noqdaan oo dhiiga macna darada ku daadanaya ay joojiyaan, kana digtoonaadaancadowgooda shirqoolka la maaganee uu Cabdilaahi Yuusuf ugu horeeyo idinkoo welibana og inuu marar badan oo hore ku cel-celiyey in ciddii ka hortimaada uu abdda ku shubi doono, wuxuuna raadinayaa meeshii uu uga soo duuli lahaa Muqdisho.

 

Wuxuu kolba fadhiisin ka dhiganayaa goob uu is leeyahay Xamar baad ku qabsan kartaa. Haddaba ma shaqayn doonaa caqligu oo ma garan doontaan dhagarta la idinla damacsan yahay ? mise dadkiina waxaad kula jiri doontaan hoog iyo baaba`a ?

 

Uu danbeyn xisbiga UCID ee walaalihiin ah wuxuu idiin soo jeedinayaa inaad dagaalada joojisaan, wada hadal aad ku dhamaysaan xurgufta dhexdiina ka jirta oo aad ka digtoonaataan shirqoolka uu cadowgiinu idinla damacsan yahay.

 

Baaq by Feysal Cali Waraabe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ucid is a right-learning political party based in Waqooyi Galbeed. Founded and led by gaffe-laden Waraabe, the party name is a Soomaali acronym.

 

My guestimate, though I'm not sure, being Urarka Cadaaladda Iyo Dimuqraadiga -- Democratic Justice Party.

 

NB, kusoo dhawoow meeshaan, abaayadiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Ucid party is pretty neat party

 

they hold socialist ideology mixed with rightwing/hawkish leader, alot of non-somalilanders reffer to Faisals Party as Likud party due to his constant warmonering words, but if you look at the his party its quite well runned political party unlike the other two largly over inflatted parties.

 

 

if i get chance to vote in somalilands election i will vote for this guy :D

 

 

ps .. am not sure why he is wasting his time appealing to these warlords/jihadis to stop their destruction of muqdisho as if they have the decency or shame. redface.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

 

Not surprising that you - and a couple of others on SOL I'd rather not name - would vote for Fascist Faysal Cali Waraabe.

 

MMA -

 

F. C. Waraabe did not have a change of heart. He didn't send this "message" to Reer Muqdisho because he actually cares for the suffering of the Somalis held hostage between the bullets of Mogadishu's warlords and these political wadaads. Waraabe sent this "message" for one reason only: oppose Cabdullahi Yusuf and the TFG.

 

If Waraabe truly cared for Reer Muqdisho, or Reer Koonfur in general, he would've challenged the Riyaale admin's policy to deny Somaliland traditional elders' plan to mediate in southern Somalia's clan wars [namely, S. Mudug/Galgaduud, Muqdisho conflicts].

 

This "message" is simply another side to the many faces of UCID party's [Fascist] chairman, F.C. Waraabe.

 

For more, read Fascist F. C. Waraabe's one-sided, hateful opinion of Cabdullahi Yusuf [his politics, his clan, etc.]: Doorashada Cabillahi Yuusuf Ma Riyaa? Mise Waa Fidmo Hor Leh?

 

Gabaagabaadii shirkii Somaliya ee Imbagaati ee socday labada sano waxaa ka soo baxay doraashadii Cabdillahi Yuusuf , taas oo ku timi dhawr sabaabood:

 

...4. Taageeradii Qabiilnimo ee Danjire Afay uu Cabdillahi Yuusuf u sameeyey. :D

 

p.s. UCID is Ururka Cadaalada iyo Daryeelka. Justice and Welfare Party.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Codetalker, I don't know about him, but markuu yiri cunug Amxaar ayaa iiga sokeeyo kan Soomaaliga Koonfur jooga, aad aan ula yaabay.

 

He was in Koronto two years ago, and a local Soomaali radio was interviewing him with open calls from the community. Someone cornered him, asking: "Why do you hate reer Koonfur?"

 

He answered flatly, "I never hate reer Koonfur, oo ciyaalkeyga reer abtigood ayaaba reer Koonfur ah."

 

I was surprised, oo haduuba xaas reer Koonfur qabo waxaas see ugu suurtowday. And hadeeba dhab ka tahay ereyadda uu sometimes uu ka dhaho Soomaalida kale ma dhaheen.

 

Muraad, he is their version of Max'ed Dheere, even though, at least, this guy seems educated.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Warabe, was a stooge of Barres in the old days. Then he became a clan supremicist who thought Mogadishu, Flag and even 1st of July were a reminder of the horrid treatment of the clan he hails from.

 

Now Warrabe, is scared of a unified Somali state, and thus he sends these inflamatory simplistic messages to his brothers in Mogadishu of the threat from Abdullahi Yusuf. Now the secesionists and looneys like Warrabe, think they can spark a civil war between the clans of the south, thus going back to the "Konfur is bad" as a means of recognition.

 

Things have moved on people...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

"Now the secesionists and looneys like Warrabe, think they can spark a civil war between the clans of the south, thus going back to the "Konfur is bad" as a means of recognition"

 

 

looooooooooooool

 

yes how dare those looney warmongering bad somalilanders attempt to start civil war between the peace loving and harmonous southerners. :mad:

 

 

waar kani ma talaagad ayuu ku jiray for the last 15 years or does has he stuck his head where the sun dont shine again :D:D

 

comical Ali never fails to make my day :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ So you suppose the looney secesionists like Warrabe have found a new fondness and love for reer Mogadishu?

 

Give us a break, Mr Warrabe was never bothered about the south the past bloody 15 years. He and the secesionists never wrotte this type of love letter when we had a 4 months battle in the eart of Mogadishu.

 

What brings about this sudden change, this interest in reer Mogadishu. Simple, the TFG is getting stronger and the warlords of Mogadishu are getting weaker.

 

I do love it when the looney secesionists lose the plot as is evidant of Mr Warrabe, Yetsreday he was in love with Adis, now he is smitten with and adores Mogadishu. I wonder when will he start to fall for Garowe, soon I guess. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

so tell me mr comical Ali why should somaliland go out on limp for somalia whats in it for us?, somaliland owes nobody nothing our national intrest overides any other worn out emotional blackmail such as somalinimo iyo fatooshnimo, there is no reall viable polical gains for us thats why we wont go out on a limp.

 

 

and anyway isnt it time you put down this begging bowl and sorted your own problems anyway, ma caruur ayaad tihiin.

 

maybe you want somaililand to do what Ethopia,kenya dbouti. etc etc are doing which is to treat you are like retarded imbeciles incapable of agreeing to anything.. :(

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ lol, Somaliland is what? Hargaysa-Burco-Berbera. I give you that much, who recognises it? Does it control the reas which it claims?

Before you compare the clan area to Kenya and Ethiopia you need open your eyes to the fact that there is no country called Somaliland.

 

Now for Mr Warrabe, his illogical brain called for war against Garowe and lost. Now he bets on the arlords, courts and armed cans of Mogadishu to derail the TFG. He exhibits a trait all too common for the looney secesionists, which is to panic and start waffling, much like Ooodweyn and others in here.

 

A unified South, North East Somalia would be the end of your pipe dream. I on the other hand think it is already over for the Somaliland joke..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Waraabe, is not alone for this kind of emotional letters. Waraabe and his supports must admit they are failed. It is not too late for them to change the tone, but nothing seems to go their way.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

looool

 

i see mr comical ali has gone back to what he does best when he feels cornered that is to spew out the old comical lyrics, he is probaly on auto pilot now.

 

 

listen son no one asked you to start wailing to us about somaliland and what it means that is not job for you to define, what was asked of you mr comic is why is you seem to scour the world with begging bowl, and why do the enhabitants of somalia always look to blame others for their own short coming.

 

the truth is all this TNG TFG STG etc and other rubish you push around these forums are errivant, and there is no strong somalia led by the "adeero warrior", the soon you uderstand that the soon you will smell the harsh smell of reality.

 

 

you see unlike you i am not defined and shaped by individuals, i simply love my country and people, while you on the hand is prisoner of individualls you are simply a shoe carrier who lives through someone elses politics.

 

 

miskiin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Ok, the TFG is rubish and the clan state is not. The old man is bad and Warrabe is smart. Give us a break mate, 15 years of propoganda can not hide that outside Hargaysa there is no such thing as a Somaliland.

 

Riyaale isolated only ever meets with a few NGO;s and a couple of British MP's. Your army and threats on SOOL have been quite funny. Thats why Warrabe is banking on the Mogadishu warlords, because frankly every other avenue has been exhausted.

 

Best of lack with Qaynyare coming to your rescue.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this