Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Waraabe: Wuxuu mar kasta ku waaninayaa dadka walaalihiis ah ee degan Muqdisho...

Recommended Posts

Qudhac   

my rescue??

 

whom they might be rescuing me from, surely not the defeated lot of yester years, or is it ina yey and his baydhabo comedy bandwagon. hehehe...

 

keep the comedy coming comical ali.. we sure are entertained :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ lol. Qudhac it is Mr Warrabe who calls out to the warlords of Mogadishu to fight the TFG. It is for you to answer why?

 

What him to directly appeal to "reer Mogadshu" to fight their own government?

 

To me it seems he is afraid of something, maybe it is the TFG.

 

So the joke, Qudhac is on Mr Warrabe and the looney secesionists...

 

Also this defeated lot you speak about, I assume t is a clan, how come they chased out your President out of LA. If they were defeated surely you would be controling their regions. Only a question?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

no my friend the defeatesd lot are not so much a clan rather a political ideology, who held neptosims favoitism corubtion and utopian ideologies at the heart of their existance, whom we see a glimmer of from time to time like ghost from another era...

 

as for the the political ideologies of mr waraabe and his party belong to him although he clearly opposes ina yey and his political cronies i dont remember him ever asking for an warlords to fight ina yey (as they would need his encouragement) :D

 

 

as for your question why am i not controling peoples lands, we we somaliland dont believe in suppresing people right. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ My dear friend, I thank you for once a secesionist with some sense. Now I hope you will never claim SOOL, SANAG and CAYN. As this would constitute suppressing the right of the people who live there.

 

Its good you cleared up the defeated lot claim. An ideology which Riyaale, Warrabe and your other ministers agreed with. So if the ideology was defeated how come these men still hold titles?

 

I thank you, and peace love and unity man..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Where the h.ell is CYN? That is what I wanna know.

 

And isn’t Ceergaabo the capital city of Sanaag, which is fully controlled by Somaliland Adminstration? What is going on with this picture here?

 

BTW, why Puntland and those who have tribal affiliations with it are the sole advocates of SOMALIWEYNIMO. Are they more nationalist than other Somalis in the south or they actually realized their survivor in Somalia is directly linked to Somali weynimo. That sounds kind of fishy don't you think.

 

I'm not dissing any one...I was just wondering!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

maxaa hadhay hadda mar haddii walaalaha muqdhisho aiy kalaqayb gali doonaan dabal degga iyo farxadda maalintii may 18 aiy kalasoo noqdeen xorriyaddooda taliskii qabyaaladda kudhisnaa oon weli quusan, horaa loo yidhi dawaco meel aiy macal uga baratay................

 

I believe that the somaliland republic would always be there for its bretrens in Mogadishu and all other somali bretrens who are free of envy a pure jealousy for no apparent reason.

 

with those few remarks i hereby say

Soomaliland hanoolato, Xamarna ilahay nabad hakusoo dejiyo aaamin.

 

Magaalda Muqdisho oo dad badani uga diyaar garoobayaan xuska 18 May maalinta gooni isu taaga Somaliland iyo fadhi ku diraradda oo ay hareeyeen Safiirka Itoobiya u magacaawday Somaliland Posted by: qaran

 

 

Magaalda Muqdisho oo dad badani uga diyaar garoobayaan xuska 18 May maalinta gooni isu taaga Somaliland iyo fadhi ku diraradda oo ay hareeyeen Safiirka Itoobiya u magacaawday Somaliland .

 

 

Jaaliyadda Somaliland ee Magaaladda Muqdisho ayaa u diyaar garoobeeyso xuska 18-ka may oo ah maalintii Jamhuuriyadda Somaliland ku dhawaaqday Gooni isu taageedda dowladnimo.

 

Marka laga soo tago Jaaliyadda Somaliland ee Muqdisho waxaa socda dhaqdhaqaaq xoogan oo ay wadaan Shacabka Muqdisho guud ahaan,kuwaas oo ay ugu diyaar garoobayaan ka qaaybqaadashadda Munaasabadaha loogu dabaal degayo 18-ka may,maalinta madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland.

 

" Cadawga Somaliland waxaanu leenahay cagta ka hoos,waxaana kala qaybqaadan doonaa Xuska 18-may oo ah maalintii ay calanka Nabadda qaateen,ee ay iska rideen heeryadda Gumeystaha iyo isnacaybka"sidaasi waxaa yidhi Marwo Xidde Cali jaamac oo ka soo jeeda beelwaynta ****** ,kana mida Haweenka ku ganacsatadda ee caankaa.

 

Mr Xidde waxay ku nuuxnuuxsatay in Reer Somaliland ay gaareen horumar iyo bareere,ay ku faani karaan Shacabka Geeska Afrika,sidaas daraadeedna loo baahan yahay in loogu hambalyeeyo dulqaadka iyo isu samirka ay ku hanteen dowlad wanaaga.

 

Dawaaradda Muqdisho ayaa maalmahii la soo dhaafay ku mashquulsanaa ,tolida Calanka Somaliland,si maalinta Xuska loogu dhejiyo wadooyinka Magaaladda Muqdisho.

 

Inkastoo guud ahaan u diyaar garoowga 18-ka May Muqdisho ka socdo,hadana goobaha ay isugu yimaadaan garcadka ee lagu fadhi ku dirira,waxaa hareeyay Safiirka Dowladda Itoobiya u soo magacaawday Jamhuuriyadda Somaliland,kaas oo qofba si u turjuntay.

 

" Safiirka Itoobiya u soo magacaabatay Somaliland waa biloowgii aqoonsiga,waxaanse ka walwalsanahay qayla dhaanta ka soo yeeri doonto Puntland iyo qolooyinka ku kira dowladda Mbagathi ee sheeganaya Somaliland,nimadda"sidaasi waxaa yidhi Xuseen Cali Nuur oo ka mida odayaasha caanka ku ah gorfeynta siyaasadda Geeska Afrika iyo guuxa ka soo baxa .

 

" Dulqaad badan bay samaysay Somaliland,horumar lagu faani karana way gaartay,sidaas daraadeed waxay ila tahay in la soo gaaray xilligii ay kasban lahayd mirahii ka soo go'ay beertii ay tacbaysay 15-ka sano"sidaasi waxaa yidhi Cali Sharmaarke,oo ka mida odayaasha dhaqanka ****** ee Muqdisho.

 

" Ninkii Cabdilahi Yusuf ahaa miyuu ka baxay faraha Itoobiya,war ileen tanoo kale,isagiina wuxuu leeyahay midnimadda Somalia waa Muqadis,qoladii Mbagathi ku dhistay ee Itoobiyaanka ahaana,safiir ayay u magacaawdeen Somaliland,taas oo u macna ah inay aqoonsadeen,mindhaa Proff Geeddi ayaa kaga dhaw Cabdilahi Yusuf Itoobiyaanka waayoo,isagu hore ayuuba u aqoonsaday oo sheegay inuu raali ka yahay hadii beesha Caalamka aqoonsanayso Somaliland"sidaana waxaa ku fadhi ku diriray Muxudiin Eebow oo ka mida dadka Muqdisho laga xiiseeyo hadaladiisa.

 

 

Dahir Abdulle ALasow

Waagcusub

Muqdisho

Somalia

 

 

Source Waagacusub

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

Unlike those jealous creatures in Puntaland, The Somali bothers in Mogadishu and related regions never disrespected Somaliland’s existence nor do they preach about Somaliweynimo aan wax ku ool ahayn.

 

They know the dynamics of “Somali Republic†have changed. History taught us unforgotten lesson about each other. They support the SELF DETERMINATION of Somaliland from day one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

Cali Daacuun “In Somaliland ay go’do waxaa mas’uul ka ah C/llaahi Yuusuf iyo beelaha Digil iyo Mirifle

Muqdisho

 

 

 

 

War murtiyeed uu soo saaray xildhibaan Cali Max’ed Axmed (Cali daacuun) oo ka tirsan baarlamaanka gobolka Banaadir, ayaa u qornaa sida tan:-

 

 

Xubnaha ku sugan Baydhabo wey mudan tahay siyaasiyan in wax laga qoro, waxna la iska weydiiyo sida ay ku noqdeen inay yihiin mas’uuliyiin Qaran, waxaa dhab ah in aaney xubnahaasi ku iman doorasho shacbi ama la oran karo waxay heystaan kalsooni umadeed sida ka dhacda caalamka.

 

 

Lama dafiri karo inay yihiin wax ka yimid ama ay magacaabeen dowladdihii hogaaminayay shirkii Kenya ka dhacay, kuwaas oo kala ahaa dowladdaha IGAD, sida Kenya, Jabuuti, Itoobiya iyo kuwo kale, sidaas owgeed go’aan kasta oo ay gaaraan kooxda ku sugan magaalada Baydhabo inaanu aheyn kana turjumi kareyn rabitaanka shacabiga, waayo wax ay iyagu dhisteen ma aha ee waa wax dowlado dhisteen.

 

 

Dadkii keenay isku darka ayaa ka hadli kara midnimada Soomaaliyeed, waa wax laga xishoodo inuu C/llaahi Yuusuf uu ka hadlo Somaliland iyo waxa ay rumeysan yihiin ee ay la baxeen, waxaa haboon in wax aanu wax ka qaban kareyn inaanu waqti iskaga lumin anigoo og inuu marti u yahay beel ka mid ah beelaha Soomaaliyeed.

 

 

Maah maah-baa oraneysa (Maba dhalane dhowrteysan ogaa!!!), dowladda Itoobiya inay safiir geysato gobolada Waqooyi ma ahan wax lala yaabo ee waxa ah in lala yaabo kooxda ku sugan Baydhabo oo garan weyday waxa dowladda Itoobiya ay ka rabto Soomaaliya.

 

 

(Ninkii Ruuga isku dhuftaa isagaa u dhutiya!!), waa jirtay in ay midoobeen Waqooyi iyo Koonfur sanadii 1960-kii, waxaana ka dhalatay dowlad la yiraahdo Jamhuuriyadda dimuqraadiga Soomaaliya, sida laga war qabo waxaa bur buray dowladdii ay ku midoobeen ee aheyd, (Unitery System) waxaa xusid mudan shirkii Kenya in uu ahaa mid la arkayay in dalka lagu kala goynayo waxaana u sahlay C/llaahi Yuusuf oo raadinayay madaxnimo iyo beelaha Difil iyo Mirifle oo aaminsan inay qabaan cadaawad beelaha ****** waxayna ku adkeysteen in la qaato (Federaal Sytem).

 

 

Waxaa halkaa ka baxay heshiiskii midnimada Soomaaliyeed waxaa kale oo run ah in cid matesha gobolada Waqooyi aaney jirin waayo, waa rag iskood u soo shaqo tegay raga haatan ka mid ah maamulka ka jira Baydhabo.

 

 

dulucda qoraalkeygan si weyn ayaan uga xumahay in dalku kala go’o balse haddii ay dhacdo waxaa ka mas’uul ah kuwii ku doodayay waxa Kenya lagu dhisayaa dowlad Koonfureed waana tan keentay in madaxweynuhu uu noqdo Koonfur, guddoomiyaha baarlamaanku uu noqdo Koonfur wasiirka koowaadna uu noqdo Koonfur, si kastaba wax ha u dhaceene waxaa la gudboon baarlamaanka ku sugan Baydhaba siiba kuwa u dhashay dalka la magac baxay Somaliland inay si cad uga baxaan waxa ay maanta ka mid yihiin.

 

 

Cali Max’ed Geeddi iyo C/llaahi Sheekh Ismaaciil waxaa haboon inay is casilaan, labada nin waxay muddo dheer ku taamayeen warbaahintana ka sheegeen dowladda Itoobiya waxay rabtaa dowlad Soomaaliyeed waana walaalaheen taasi waxay noqotay (Hal bacad lagu lisay).

 

 

Madaxweynaha ma rabo inaan faalo dheer ka bixiyo waayo, dhiigiisa iyo caqligiisa ayaa ah Itoobiyaan, waxaa xusid mudan isagoo astaan Qaran huwan inuu ciidan saraakiil ah kula kulmay Godeey lagamana yaabo inuu ka hadlo waxa ay wado iyo khiyaamooyinka u qarsoon dowladda Itoobiya.

 

 

Sababtoo ah heshiiska ay wada galeen C/llaahi Yuusuf iyo Mele Zenawi wax kheyr ah kama soo socdo waayo Itoobiya waxay ku leedahay C/llaahi Yuusuf abaal waxayna ka dhigtay waxa uu hadda sheeganayo waxaana khasab ku ah C/llaahi Yuusuf inuu u abaal gudo dowladda Itoobiya fuliyana heshiis yadii ay wada galeen kolkii uu u ololeynayay jagada madaxweyne-nimada.

 

 

Dowlad kasta oo adduunka ka jirta waxay ilaashaneysaa danaheeda waxaa cad inaan Soomaaliya aaney ka jirin wax la yiraahdo (Nooc dowladdeed) sidaas ayaa ku kaliftay dowladda Itoobiya inay Somaliland u magacowdo safiir wakiil ka ah danaheeda waxaa kaloo xusid mudan in cid ilaalineysa danaha Soomaaliya aaney jirin waa wax qof kasta oo wadani ah kana dhashay Soomaali uu ka noxo hoggaan xumida u soo hoyatay shacabiga Soomaaliyeed.

 

 

Xildhibaan Cali Max’ed Axmed (Cali daacuun) oo ka tirsan baarlamaanka gobolka Banaadir

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

We are at it! Again! Are we not?

 

And it is the same old song! Is it not?

 

It is about grief-stricken clannish lot who wants to dismember an internationally recognized country in difficult period - open wounds exposed to the folgers and hyenas in the neighborhood. No?

 

Dismember the country on the bases of what European power colonized what part of Somalia is the primary case the radical separtists have. The secondary case is the crimes committed by the former government, a government that no longer exist, not against all Somalis but "some" Somalis. Right?

 

The terminology used to advance the case seems to be full of colorful words such as restoration of former British protectorate, divorce between the two sisterly colonies that united in sixties, reclaiming the lost independence.

 

To make the matter worse. The former British protectorate, now defunct, is divided on the separation issue along tribal lines. yet separatist, a vocal majority, convinced themselves that the majority vote is applicable to only former Protectorate but not the rest of country.

 

Bring this points to the fore and the kids are up in their arms mocking the tragedy of some pockets of the South and attriputing the abscence of this tragedy at the scale of the southern counterparts is a testimony of something and worthy of recognition! The world has to break Somalia up because of the above mentioned.

 

I'm having difficult time digesting this line of reasoning :D

 

What a disappointment!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jaylani, you must be having a laugh if you belive that Somalis' in Mogadishu and other areas want to see the secesionist succeed. That just shows you are still living in cloud cucko land.

 

Mogadishu residents as well as the south are patriotic lot,, the flag that you hate so much is still in their hearts and while we may differ we are stand in our love of unity for our people.

 

The amount of insults secesionist have heaped on the south, the lcaims that we are pathetic ad that the children of Adis are closer to them, will never be forgotten.

 

I on the other hand will like to take this time to differentiate between the looney lot like Warrrabe and our kinfolk in Hargaysa Burco-Berbera traingle who yearn to see a prosperous and stable Somalia...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jaylaani   

^^Lol@patriotic.. I wouldn’t use that word in any context if I were you.

 

You must be dreaming wake up dawg and read article above. This isn't 1960.

 

 

Waryaa Soomaaliyi was isbarataye sheeko gaabanm baad hatsaye wax kale ma haysaa.

 

BTW, why didn't you answer the rest of my qustions since you're so patriotic and love Somalis more than I do.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANWAR   

Ok, the TFG is rubish and the clan state is not. The old man is bad and Warrabe is smart.

 

HHEHEHEHEH :D:D:D

FUNNY

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dahir Abdulle ALasow

Waagcusub

Muqdisho

Somalia

:D:D:D

 

I would rather believe any point Bush lecture me about Ciraaq than believe this shilin-maheysaa Calasoow.

 

He is nothing but good at slandering, libelling, defaming others, serial plagiarist, and on the top of it all, a compiler of his wildest dreams as a story. He is an epitome of what is wrong with the whole aspect of Soomaali 'journalism.' Marax dhan ayaa website iska sameysto, then invent wildest stories.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this