Sign in to follow this  
xiinfaniin

New clashes around Kismayo

Recommended Posts

Xiinow, gabanadii warkood la waa. Arrinkoodu waa afkiiba juuqda...

 

AS say u lahaayeen qofkastaa waa gaal, iyagii baa hadda ku dhow inay isugu yeeraan gaalnimmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Digashadu ma fiicna, Fitnadana Ilaah baa laga magan galaa!.

 

Al Shabaab qalad & sax waa leeyihiin, laakiin hadda taas ma taagna, waxaa lagu haystaa waxa ay u taaganyihiine, haddaadan la jirsan karin Cadawga ha u jebin!.

 

Iney XI la dagaalamaan ama iyaga dhexdooda intey kala jabaan haddana is dilaan waa dhici kartaa!.

 

Kuwo ka fadli badan, kana aqoon og Diinta ayaa BABTA iska qasay!, iyadoo weliba furinta cadaw joogo, intey dagaallamaayeenna Jihaad uusan jirin!.

 

Waxaa soo hartay Gaalaysiinta & Dilka, Koox ama Qof kasta ee u istaagta JIHAAD! waa ku qasab labadaas ama midkood!.

 

C/laahi ibnu Zubayr (RC) oo hadduu Salaadda u istaago waxa hareerihiisa ka dhaca aan ogeyn, wuxuu ku sigtay inuu gubo Muhammad ibnu Hanafiyyah (wiil uu dhalay Sayyid Cali (RC)markuu diiday inuu dagaalka la galo uu uga soo horjeedo Yazeed.

 

Haddaad Sayyidka taariikhdiisa akhrisidna waxaad is leedahay isagaa AS baro dheeraa!.

 

Marka, akhyaareey waxba yuusan dhiiggu idin kicin, hebel oo reer hebel ahna maxaa loo dilay ma joogto, Khilaafadii Cumar-na sooma noqoneyso, ee waxa yar een heysanno ma iska biyo-biyeysanaa?.

 

Markey Soomaaliya isku labqas-neyd, oo maydka laga tallaabsan jiray, oo qofka loo dilayey Bac madow waa nalagu fiirsan jiraye hadda waxa is bedelay ma is weydiiseen??

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^Sida muuqata adigaan fahmin waxan ka hadlaayo, AS-na ma taageerine, tartiib bal adoon deg-degsaneyn, wax iska celina aysan kaa ahyn mar kale fiiri.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this