Sign in to follow this  
General Duke

Atom brought, Pakistani's, White, Black and brown Fake-Jihadi's

Recommended Posts

Goobjooge ku sugnaa Buurta Galgala oo ka waramay dagaaladii ka dhacay Toga Sugudhe (Dhageyso)

Posted to the Web Jul 26, 17:32

 

Galgala:-Goobjooge ku sugnaa Buurta Galgala oo ka waramay dagaaladii ka dhacay saaka Toga Sugudhe ee galbeedka Karin ee duleedka magaalada Boosaaso kaas oo dhexmaray ciidanka Daraawiishta Puntland iyo ciidamada Wadaadka Atam.

 

Goobjoogaha ayaa sheegay in ciidamada uu wato Atam ay ku jiraan rag aan u dhalan Soomaaliya kuwaas oo isigu jira Pakistaan Afrikaan iyo kuwa kale oo Yurubiyaan ah.

 

Goobjoogaha ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada ATam ay ku jirto cid walba ayna in mudo ah ku sugnaayeen deegaanka Galgala waxaana ay mudo sanad ka ku soo qulqulayeen Buurta Galgala.

 

Ilaa hatan si rasmi ah uma uusan cadeysan wadaadka Atam cida uu ka tirsan yahay .

 

 

Wariye ka tirsan Halgan.net ayaa gaaraya jiida hore ee dagaalka isaga oo noo soo gudbin doona xaaladaha mar walba soo kordha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

xaaji xunduf, relax, belo ma jidhee
:D

soo kan duke iyo faroole ba isku yaaceen war doonti wey quueseysa eeh meesha ka so yaac :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

dukey

 

was martians this time that whipped your boys :D or it still the taliban and indhonesians. :eek:

 

(the term we are fighting foreigners and martians has been copyrighted by certain folks)

 

faroole wuxuu ku waashay dowladaha deriskow noo soo yaaca. :D

 

oday iyo 30 nin oo buur ku jiray 10 years ayaad la cabaadaysaan :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this