Sign in to follow this  
A_Khadar

Ciidamada SNM oo caawa saqda dhex ka baxay Magaalada Hargaysa kuna sii jeeda Boorame

Recommended Posts

A_Khadar   

(Hargaysa) 29.09-10 Ciidamada SNM ayaa caawa daabushay gawaadhida dagaal oo tiro badan iyago ku sii jeeda magaalada boorame.

 

Ciidamadan oo aan la qoonin waxa saqda u baxayaan, xilli laga hurdo magaalada hargaysa, Wariyaha kabaweyne oo qadka telephonka ugu waramayay Xafiiska Radiowidhwidh ee magalaada lascanood ayaa u sheegay in Ciidamada ka baxay magaalada hargaysa ay qaadeen wada u baxda magaalada boorame isaga oo sheegay inuu la yaabay hubka iyo ciidamadanka ku sii qulqulaya magaaladaas.

 

Wariyaha oo hadalkiis sii wada waxuu u sheegay Xafiiska Lacanood in caawa ay tahay habayn colaad xoogan laga dameeray magaalada Boorame isaga oo la xidhiidhay qaar ka mid dadka dagan magaaladaas oo iygu ka war hayay ciidamadan soo baxay.

 

Maalintii shalay ahayd ayaa Wasiirka Arimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ee maamulka snm iyo Salaadiinta iyo waxgaradka reer Awdal ayaa ku kala tagay arinkii Col. Maxamed Cismaan Xudhuun, waxaan isla markiiba farta ku fiiqay Dr. Gaboose unna sheegay odaayshii inaysan waxba qaban Karin, waxaana meesha ka dhacay car iyo car.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this