Jacpher Posted October 29, 2007 Boob iyo Bililaqo xoogan oo ka socota Guriga uu Muqdisho ka degaa Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Geeddi. Boob iyo bililaqo xoogan ayaa ka bilaabatay Guriga uu Muqdisho ka degenaa Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Geeddi oo maanta xilkiisa iska casilay. Guriga Geeddi oo ku yaal Xaafada Mirinaayada ee Degmada C/casiis ayaa la sheegay in Ilaaladii ku sugneyd gurigaas iyo xubno ka tirsan Beeshiisa ay ka bilaabeen bililaqo, iyadoona guriga lagala baxay alaabo kala duwan oo u badnaa qalab xafiiseed. Dadka deegaanka oo aan xiriir la sameynay ayaa inoo sheegay in xalay iyo saakay ay arkayeen gawaari guriga alaabo looga daabuleynayo, taasoo aysan aheyn bey yiraahdeen bililaqo muuqatay, balse iminka ayaa ah mid guriga ay ku kala yaacaan dadka xaafada, kadib markii ay Ilaalada baneeyeen guriga, qodna ka bilaabeen bililaqada. Dad ku dhow dhow Ra'iisul wasaarahii hore ayaa xalay gurigiisa ka qaaday Hubkii iyo Rasaastii ku jiraday bakhaarada keydka u ahaa, taasoo aan la ogeyn halka la geeyay. Boobkan iyo Bililaqada ka socota Guriga Geeddi ayaa ku soo aadeysa, uu saacado ka hor uu u duulay Nairobi, iyadoona uu mugdi ku jiro sii ahaanshaha Xildhibaanenimadii Source While Geedi is busy finding acceptance to his political asylum application, his guardsmen were busy emptying his resident. What a incompetent scumbag. He couldn't even control his personal moryaan, let alone a large constituency. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ducaysane Posted October 29, 2007 After 17 years, They still doing Bililiqo... Dadkaan maxaa si ka ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 29, 2007 ^^This is not a 'bililiqo' per se! No it isn't. These people are simply liberating the properties. Now that is not stealing them. But its liberating them . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 30, 2007 loooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted October 30, 2007 Bililaqo iyo muqdishu, nothing new in that at all Quote Share this post Link to post Share on other sites
-Nomadique- Posted October 30, 2007 That's gotta suck LoL. Quote Share this post Link to post Share on other sites