Sign in to follow this  
Hunguri

Faysal Waraabe (Begging the Italians)

Recommended Posts

Hunguri   

Md, Faysal Cali waraabe waxa uu sheegay inay dawlada Talyaanihu godob ka gashay Somaliland, oo aanay godob kale ka gelin madaxbanaanida Somaliland“Waxa iyana farxad leh Talyaaniga oo weligii maanta wax ina siiyey sodonkii sanadood,waxaanu u sheegayna Talyaaniga inaan godobweyn ka tirsanayno, wixii mucaawino somalida la siin jiray shilin namuu siin, hadana waxaanu ka baryeynaa inaanu godob naga gelin oo aanu madaxbanaanidayada carqaladayn, oo aanu naga raacin nimankaas aanu isku afka nahay, Somali way u siman tahay,anagaa ayaa arrimahayaga dhameysanayna ee dhexdhexaad Talyaanigu ha noo ahaado”Ayuu yidhi...

 

Source

 

:D , very amasing

Share this post


Link to post
Share on other sites

waryaadheheen!!!! they should put this guy in the mental hosp,,, he disgraced wallahi the northerners,,,,,markuu hadloba bulaacad baad moodaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

That is why i don't vote for him ,,,,,, :D

 

UCID should change this guy if they willing to win

 

 

But nothing wrong with the statement generally, We don't want Italy to interfere our issue ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this