Sign in to follow this  
Haashim

MADAXII AMMAANKA COL.BARRE HIIRAALE IYO CIIDAMO UU WATAY OO MAXKAMADAHA ISU DHIIBAY

Recommended Posts

Juje   

Originally posted by Jacaylbaro:

waabase waxoogaa wadaado ah oo is urursaday oo baabuur jajaban wata ,,,,,

can we just wait and see ???

"Waraf iyo shimbiro war iskuma hayan...!"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Cabaas was in Beerxaani (20 km to Kismaayo) and it was strategic for him to surrender after Barre's temporary setback and return to Gedo.

 

Cabaas has only one loyalty (alle ka sakow'e) and that is to ina Aden Shire. I have no doubt what kaalin he would take were Barre to remarch this second back to Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Xoogsade:

Allamagan

Gedo wadaado ma sii horeeyaan?
:D
Sahan ma lasii diray lol?

Sxb, Gedo waay ka duwan tahay Jubooyinka oo aha meel qabiilo badan isku hays-haystaan. Gedo waxaa deggen hal qabiil oo qura, markaa haddii maxkamadaha ay doonayaan inaay ku soo galaan daf-daftii iyo "waa la ino yeertay"-dii aay ku soo galeen Kismaayo sidaa kuma soo geli karaan marka hore koow dheh. Waayo Kismaayo way ka duwan tahay Gedo waayo waxaa halkaa ku nolaa qowmiyo u badan the D-clan oo rival isku aha kalana mabda' ah markaa UICs waa u sahlanaatay in aay durba halkaa gaaraan oo tagaan balse Gedo waa ka duwan tahay, qabiilkaas dega oo anan raali ka ahayn imaanshaha maxkamadaha ma aay tegi karaan haddii aay tagaan waay ku fashilmayaan markaa aanu aragno tan kale waxa la sheegayey in aay Baardheere u socdaan so aanu sugno inaay ayagoo gaman tagaan oo kuhaya waa la inoo yeertay iyo in kale :D

 

Shaki kuma jirto in taageerayaal badan halkaa ku leeyihiin balse wax walba waxay ku xiran yihiin sida aay maxkamadahu u cayaaraan banooniga haddii raali looga yahay inaay soo galaan then they are welcome, balse haddii aay iska soo galaan sidii Kismayo oo kale ayagoon haysan tageerada dadka gobolka then waxaa loo arkayaa occupation forces iska caabin ayaa bilaabmaysa wayna ku fashilmayaan.

 

am.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Jacaylbaro, sorry weli jawaab kaama hayo.

 

Aan mar kale ku celiyo: Haddaba hadday sidaa yihiin ood sidaa uga soo horjeddid oo Somaliland uga difaacaysid, maxaad IMMINKA ula jirtaa?

 

waiting your answer

Share this post


Link to post
Share on other sites

Marka ay sheekadu taagan tahay koonfurta i support them coz meeshii bay ka sifeeyeen warlords kii some how nidaamna way ku soo celiyeen aan somalia arkin for the last 15 years markaa waan ugu hambalyaynayaa waanan ku garab taaganahay inay sii wadaan xukunkooda kuna balaariyaan koonfurta oo dhan ,,,,,,,

 

Marka ay sheekadu timaado somaliland i'm against them coz ma ogoli inay soo farageliyaan waanan ka soo hor jeedaa ,,,,,,,, somaliland maaha meel law and order lagu soo celinayo iyo meel yalaxow iyo maxamed dheere ay ka taliyaan ee waa dad iyagu dhistay maamulkooda 15 years ka hor marna ma ogoli wixii baabi'inaya nidaamkaas iyo maamulkaas ka jira isla markaana horseedaya dagaal, qax, dhimasho iyo kadeed ,,,

 

 

MA FAHANTAY ??

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ Sow sheekadii MR Red Sea oo kale ma ahan taadu ee ah maxkamadaha waanu la jirnaa inta aaysan annaga nasoo faragashan.

Clasical secessionist mind dheh! :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Marka ay sheekadu taagan tahay koonfurta i support them coz meeshii bay ka sifeeyeen warlords kii some how nidaamna way ku soo celiyeen aan somalia arkin for the last 15 years markaa waan ugu hambalyaynayaa waanan ku garab taaganahay inay sii wadaan xukunkooda kuna balaariyaan koonfurta oo dhan ,,,,,,,

 

Marka ay sheekadu timaado somaliland i'm against them coz ma ogoli inay soo farageliyaan waanan ka soo hor jeedaa ,,,,,,,, somaliland maaha meel law and order lagu soo celinayo iyo meel yalaxow iyo maxamed dheere ay ka taliyaan ee waa dad iyagu dhistay maamulkooda 15 years ka hor marna ma ogoli wixii baabi'inaya nidaamkaas iyo maamulkaas ka jira isla markaana horseedaya dagaal, qax, dhimasho iyo kadeed ,,,

 

 

MA FAHANTAY ??

Si fiican baan u fahmay, laakiin laba eray ayaan kuu raacinayaa:

 

Midda koowaad, Maxkamduhu haddaba way la socdaan qaar adigoo kale ah oo ama hab qabiil ula jira ama maadaama qolooyin ay ka hor jeedeen duullaan lagu yahay ku raacsan qaacidaada la yiraahdo CADWGAAGA CADAWGIISU WAA SAAXIIBKAA iyo xitaa qaar ku raacay HADDAAD KA ADKAAN WEYDAY KU BIIR sidii qaar ka mid ah kuwii Barre Hiiraale oo markii saaxiibkood la qararamsaday ku biiray ;) , iwm, Laakiin waxaad ogaataa in waxaas oo dhammi aysan meel gaarayn oo ay mar uun harayaan sida aad adiguba qirtay ood tiri waxaan harayaa markay SL soo aadaan.

 

Midda labaad, jeclaanta aad jeceshahay in koonfuri siku baaba'do oo markaa aad sidaa ICTIRAAF ku heshid IDAM ALLE kuu suurtoobi mayso oo maxkamaduhu Baydhabo ma weerarayaan ee Cabdi-qaybdiid oo dagaaloogayaashii ka haray ayay cunayaan ka dibna Puntland iyo Somaliland bay si nabadgelyo ah ula wareegayaan, waayo dadka labadaas gobol badankoodu waa soo dhoweynayaan maxkamadaha. Baydhabo arrinkeedana heshiis iyo Xukun-qaybsi ayaa lagu dhammaynayaa.

 

Marka bal ii warran, Markaas YAAD RAACI?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ malaha muradow wax aqrinta ayaaba kugu dhiba sxb oo waxad tahay dyslexic ama dadku u baahan in aay dhowrka jeer ku noqnoqdan si aay u fahmaan. Marka adeer intaadan dad wax ka sheegin wax si fiican isaga soo hubi. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

malaha muradow wax aqrinta ayaaba kugu dhiba sxb oo waxad tahay dyslexic ama dadku u baahan in aay dhowrka jeer ku noqnoqdan si aay u fahmaan. Marka adeer intaadan dad wax ka sheegin wax si fiican isaga soo hubi.

Sxb, intuusan jawaabta ii sheegin ayaan ujeedadiisa garanayay ee waxaan rabay uun inaan isaga afkiisa kala baxo waana aan kala baxay ee adiga cudurka ku haya muxuu yahay?

 

ma waxaad ka naxday soomaalidu way heshiinaysaa oo dagaal dambe dhici mayo?

 

heshiis iyo wadanoolaansho ayaa la wadaa .....

 

Soomaaliyana MIIDNIMADEEDII iyo sharafteedii way soo ceshan INSHAALLAAH

 

kii intaa ka naxowna NAFTA WAA :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Muraad, sida la sheegay waxaan filayaad inaad muraayad akhris u baahan tahay ama dhibaato kaa haysato akhriska ,,,,,,,,,,,,

 

Anigu maan odhan waan ku faraxsanahay dagaalka koonfurta waana xaaraan inaan ku farxaa ,, the only reason aan maxkamadaha u taageerayaa waa inay meesha nabad iyo nidaam ku soo celiyeen and that is it ,,,,,,

 

Arrinka somaliland wuu ka duwan yahay mana ogoli inay dagaal iska daaye xataa soo hadal qaadaan hadii ay sidaa yeelaana iyagaa ku jabaya ,,,, waana maslaxadooda inaanay soo faragelin si ay u sii jiraan ,,,,,

 

i again ask you to re-read my previous post as i'm assuming u won't understand this too ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

haddaba imminka muraayd baan qaatay laakiin miyaadan sidaan qorin:

 

the only reason aan maxkamadaha u taageerayaa waa inay meesha nabad iyo nidaam ku soo celiyeen and that is it ,,,,,,

haddaba halkaa waxa ka cad inaadan Islaamka iyo Caddaaladda aadan ku taageersanayn ee aad nidaamka iyo nabadda uun rabtid waayo waxaad adeegsatay Only reason ,

 

haddaba maxkamadaha qofka aan XUKUNKA ISLAAMKA IYO CADDAALADDA ku taageersanayni waa qof dano gaar ah oo dhow wata, dadkaasina sidaan horay kuu sheegay way badan yihiin wayna kala ujeedooyin duwan yihiin adiguna danahaas mid ka mid ah ayuunbaad ii sheegtay inaad ku taageersan tahay.

 

Mise markaana muraayad baan u baahnahay? :cool:

 

 

Midda kale ha iloobin in nabadda iyo nidaamku ay Baydhabo iyo punlaadba ka jiraan haddana ay u baahan yihiin XUKUNKAISLAAMKA iyo CADDALADDA.#

 

Marka Soomaliland uma baahna miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this