Jacaylbaro Posted May 18, 2007 It is the day we set our future The day we thought for our children The day we shocked our enemy The day we all come together and signed for peace The day we forgive each other and opened a new chapter The day Allah rewarded us from the long time suffering and injustice The day we found our lost Identity The day we appreciated our leaders, politicians, intellectuals, traditional leaders, warriors, women, and those who died of the freedom. The day impressed the world The day we made the smart and brave move The day we gathered from west to east and from north to south to say and sign for SOMALILAND. IT IS THE DAY ,,,,,,,,,,,, 18TH OF MAY ------------ THE BIG DAY . . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 18, 2007 Waxa maanta ka dhacay guud ahaan gobolada Somaliland xaflad aad u balaadhan oo loogu dabaal dagaayo xuska 18-ka May. Iyada oo xaflad aad u balaadhan lagu qabtay casimada Somaliland ee Hargaysa oo la odhan karo waa xaflad aad uga balaadhan xafladihii ka horeeyay waxa aanu idiinku soo gudbin doonaa sida ugu dhakhsiiyaha badan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 18, 2007 Ceerigaabo(Qarannews)Xaflad si weyn loo soo abaabuley oo looga jeedo xuska maalinta goonni isu-taagga Somaliland ee 18 May ayaa subaxnimadii manta lagu qabtay fagaaraha beerta xorriyadda ee magaalada Ceerigaabo. Munaasibaddan oo ay kazoo qayb galeen wasiirku-xigeenka caddaaladda Mr.Yuusuf Ciise (Tallaabo), madaxda laamaha kale ee dawladda (heer gobol iyo degmoba), shaqaalaha wasaaradaha dawladda oo iyagana ay ka muuqatey astaamaha bilicda leh ee ay ka muuqatey calaamadohooda gaarka ah ee loogu talo galay munaasibaddan xuska 18-ka May, ururrada bulshada rayadka ah, ardayda dugsiyada dhigata iyo dadweyne aad u tiro badan oo ka kooban dhammaanba qaybaha kale ee bulshadu ka kooban tahay ayaa ugu horrayn waxa hadal kooban ka jeediyey kusimaha guddoomiyaha golaha degaanka ee degmada Ceerigaabo Md.Max’ud Cawed Ducaale (Herdi), kaas oo dadweynaha uag mahad celiyeyey maalintan 18-ka May ee kusoo begantay maalintan jimacaha ah ee aan caadadeedu ahaan jirin fagaarayaasha laysugusoo boxo ee ay sida weyn isaga xil-saareen ee isugusoo bexeen, isagoo sidoo kalena dadweynaha reer Ceerigaabo ku boorriyey isku duubnaanta iyo wax wada qabsiga, isagoo arrimahaas ka hadlayana waxa hadalladiisii ka mid ahaa "Reer Ceerigaabo beelaha lagu sheego ma aha ee waa isku hal beel, sidaas ayaa danteennuna ku jirtaa". Guddoomiyaha xisbiaga UCID ee gobolka Sanaag C/laahi Axmed Daammur oo isaguna halkaas hadal kooban kazoo jeediyey ayaa mahadnaqa munaasibaddan iyo bulshada ka sokow waxa hadalladiisii ka mid ahaa "Qaranka Somaliland waa mid hore u socda ee ma aha mid dib u socda, ilaahayna waxan uga baryayaa in uu halkaas hore ugasii socdo, waxanna hambalyada munaasibaddan 18-ka May u dirayaa madaxweynaha JSL Md.Daahir Rayaale Kaahin iyo dhammaanba bulshada reer Somaliland meel kasta oo ay joogaanba". Guddoomiyaha gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurre oo isaguna hadal kooban halkaas kazoo jeediyey ayaa isagoo maammulka degmada Ceerigaabo oo munaasibaddan soo abaabuley iyo guud ahaanba laamaha dawladda ee kazoo qayb galayba iyo weliba dadweynaha sida weyn isugusoo baxay ee reer Ceerigaaboba uga mahad celiyeyey halkaas, haddana wuxu shacabka reer Sanaag usoo tebiyey salaan uu uga sido madaxweynaha JSL Md.Daahir Rayaale Kaahin, intaas kaddibna duco badan oo jiritaanka iyoictiraafka Somaliland ku saabsanna uu halkaas ka jeediyey, isagoo dhinaca Somalia ka hadlayana waxa hadalladiisii ka mid ahaa "Walaaleheenna Somalia xaasid kuma nihin, xumaantoodana ma doonayno laakiin dib ugu noqon mayno halkii aynu ogayn, halku-dheggeenna maantana waxa weeye Somalia marnaba ku biiri mayno, waayo cid kastaaba waa arki kartaa in aan wax horumar ahi marnaba xaggooda ka jirin". Wasiir-kuxigeenka caddaaladda Yuusuf Ciise (Tallaabo) oo ugu danbayn isagu soo gunaanadey xafladdan ayaa mahadnaqa munaasibaddan iyo bulshada isusoo baxday ka sokow wuxu ka sheekeeyey in badan oo taariikhda Somaliland-tii hore iyo tan maantaba isugu jirta, inkastoo uu carrabka ku dhuftay maammulkii ugu horreeyey ee reer Sanaag In lagu dhawaaqay 27-kii May oo ku beegnayd maalintii ugu horraysey ee maammul dawladeed oo dhisan iyo jabhaddii SNM foodda isku dareen dalka gudihiisa, isagoo ka hadlayey khilaafka dhalashada iyo dhul ahaaneed ee had iyo jeer dhegaha dadka kusoo duula ee ka taagan Sanaag-bari iyo qaybo ka tirsan gobolka Sool-na waxa hadalladiisii ka mid ahaa "Nin xagga Aabbe mid kala walaal ah, xagga Hooyona mid kale kala walaal ah oo labadaasna midba dastuur gaar ah leeyahay ayaa laysku hayaa, geelii Aabbe haddii uu xagga Hooyo qabadsiiyo ama kii Hooyo uu xagga Aabbe qabadsiiyo ayaa halkaas laysku qabanayaa, taasna waxan leeyahay waxa lagaga gudbi karaa go’aan ninkaas laba walaal lihi uu gaadho oo labadiisa walaal iyagana saaxiibbo ka dhigo isaguna labada dhanba sidaas kula walaaloobo". C/laahi Xuseen Darwiish QARANNEWS.COM Ceerigaabo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted May 18, 2007 ^^summary plZ, indeed it is the day, WHich one of the skinny's with the flag is you?? Is this state staged or just normal civilian event?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted May 18, 2007 Originally posted by Xanthus: Is this state staged or just normal civilian event?? The whole thing is state-staged not just the gathering in the picture. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 18, 2007 Originally posted by Xanthus: ^^summary plZ, indeed it is the day, WHich one of the skinny's with the flag is you?? Is this state staged or just normal civilian event?? looooooooool ,,, i wish i'm in Erigavo today but i missed that chance ,,,,, it is the official gathering day ,,,,, state staged and a civilian even at da same time ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted May 18, 2007 Castro leave it out will ya, this is a special day for some people, including yourself.., I mean JAc JACAY: Are people bribed to go there an appear overly happy, or are they coerced into it, or are they just happy people. What is the flag the military personals are holding?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 18, 2007 it is the flag for the military ,,, their special logo well, about the ppl ,,, i wait until you come (it is soon no ? ) and see for yourself. In short, THEY ARE HAPPY FOR THE BIG DAY ,,,,,, YOU CANNOT BRIBE ALL THOSE CAN YOU ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted May 18, 2007 IT IS THE DAY SOMALIALAND MADE BIG mistake Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted May 18, 2007 INAAN HELO MADAX BANAANI, ANAA MAYALKA U ADKAYSTAY Quote Share this post Link to post Share on other sites
A.J. Posted May 18, 2007 Ma'shallah, Its a great day and lets rejoice ourselves. dont let these haterz and pessimists here ruin it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garyaqaan2 Posted May 18, 2007 Originally posted by President Anwar: IT IS THE DAY SOMALIALAND MADE BIG mistake yes indeed it is a day that "we " southren somalis will never forget. The big mistake that our brothers made. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Emperor Posted May 18, 2007 ^Don't spoil the celebrations for them yaa Abdi Xaafid, let the brainwashed youngersters celebrate while it lasts, I mean untill Riyaale and his admin change their behaviour, it will be very soon, sooner than you think... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted May 18, 2007 ^^^Shaaqa laan baadaan taadkuu, How about you remember the current betrayal of your "brothers" who are beating you down with the aid of your enemy, surely that is a bigger mistake, and remembering it will help shape your future. Quote Share this post Link to post Share on other sites