Sign in to follow this  
Liqaye

Museveni oo qaabbilay Galaydh

Recommended Posts

Liqaye   

_1625706_galaydh_150.jpg Yusuf-Garaad - London

 

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa qaabbilay Ra'iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Khaliif Galaydh.

 

Cali Kahliif Galaydh waxaa uu si weyn Madaxweynaha uga mahad celiyey dadaalka uu nabadda ugu raadineyo gobolka harooyinka waaweyn ee Afrikada Dhexe iyo Soomaaliya.

 

Waxaa uu xisbiga talada haya ee Uganda uga mahadceliyey sida isaga loo soo dhoweeyey, sida Soomaalida Uganda deggan loo soo dhoweeyey iyo guud ahaanba Soomaalida musaafarka ku ah Uganda

 

Kulankaas oo ka dhacay guriga madaxtooyada ee Kampala, oo loo yaqaan Nakasero, waxaa uu ahaa kulan uu Cali Kahliif booqasho sharaf ugu tegey Madaxweynaha.

 

Warkan oo laga sii daayay Raadiyaha Uganda, faahfaahin kama bixin sababta kulanka dhacay 23-kii Disembar iyo waxa ay labada mas'uul ka wada hadleen toona.

 

Madaxweyne Museveni waa guddoomiyaha xilligan ee urur goboleedka IGAD, waxaana laga filayaa in 9-ka bisha January magaalada Nairobi uu ka furo wadahadalka dib u heshiinta Soomaalida.

 

Cali Kahliif Galaydh, waa Ra'iisal Wasaarihii ugu horreeyey ee uu magacaabo Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan markii lagu soo doortay shirkii Carta ee sannadkii 2000.

 

Cali Khaliif oo markii dambe xilka laga qaaday isaga oo dalka dibadda uga maqan, waxaa uu ku laabtay Muqdisho si uu xilka u wareejiyo. Taas oo uu ku kasbaday taageerayaal, maaddaama loo soo jeediyey eedeymo kulul oo ay ka mid ahayd in uu nabad dhalin kari waayay.

 

Markii uu xilka warejiyey waxaa uu ku laabtay magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka, halkaas oo ay xaaskiisu deggan tahay.

 

Cali Kahliif waxaa uu hadda wax ka dhigaa Jaamacadda weyn ee Minnesota.

 

Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota waa magaalada ay ugu badan tahay Soomaalida Mareykanka jooga.

 

BBC.

Share this post


Link to post
Share on other sites

the guy is nationalist and he works tirelessly to help somalis became a respectable nation again. so big THANKS to him, i really respect him for that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

This guy came to Virginia right after his election.

I still remember him calling Somaliland and Puntland huhaland and saying they do NOT EXIST.....

Unfortunately the huhalands outlasted his government........... smile.gifsmile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gediid, thats a bit harsh mate .LOL

Galayr is a very clever man who knows where his intrest lies. He took part in Somaliland's birth, then Puntlands's then Arta's and now he wants to take part in the birth of what will come out of Kenya.

 

Good luck to him

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by SmithNwestern:

Gediid, thats a bit harsh mate .LOL

Galayr is a very clever man who knows where his intrest lies. He took part in Somaliland's birth, then Puntlands's then Arta's and now he wants to take part in the birth of what will come out of Kenya.

 

Good luck to him

at least he is doing his bit to help somali people unlike some people wouldn't dare to say so smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this