Sign in to follow this  
General Duke

Somalia: Puntland leader invited to Washington, D.C.

Recommended Posts

Faroole_1.jpg

Somalia: Puntland leader invited to Washington, D.C.

16 Jun 16, 2009 - 11:05:20 AM

 

GAROWE, Somalia June 16 (Garowe Online) - The president of Somalia’s Puntland State government is flying from the Gulf of Aden port city of Bossaso on Tuesday on a trip to the United States, Radio Garowe reports.

 

Dr. Abdirahman Mohamed “Farole,” the Puntland president who won an election in January, is leading a government delegation to Washington, D.C., where he is expected to address a U.S. Congress session on Somali issues.

 

President Farole’s delegation includes Interior Minister Gen. Abdullahi Ahmed “Ilkajir,” Planning and International Cooperation Minister Farah Aden Dhala, and the State Minister for Democratization Process, Dr. Abdi Hassan Jim’ale.

 

Puntland government sources told Radio Garowe that President Farole will address the U.S. House of Representatives’ Subcommittee on Africa and Global Health on a range of issues covering Somalia, including the political and humanitarian situation and the surge of piracy off the Horn of Africa country's coast.

 

It is the first trip by a Puntland leader to Washington, D.C., since the regional government was established in 1998.

 

RELATED:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Top Ministers are with the President including, Gen Abullahi Ahmed Ilka Jiir, Mr Dhala, and Dr Jimaaale.

 

Minnesota is getting ready to welcome the delegation and we hope for a successful time in Washington.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Puntland oo Dalka Ka Dhoofay

 

Tuesday, June 16th, 2009 at 7:46 pm

C/qani C/lahi

Horseed Media

Bosaso

 

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdirixmaan Maxamed Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah Farah Dhalac, Wasiirka Arimaha Gudha Gen.Cabdulaahi Axmed Jamac ayaa maanta safar kaga amba baxay garoonka Bandar Qaasim Airport ee magaalada Boosaaso.

 

Madaxwaynaha Puntland inta uu san ka duulin garoonka diyaaradaha ee magaalada Boossaaso ayaa waxaa uu safarkiisa uga warbixiyay saxaafada,waxaana uu sheegayin in uu caasumaad ka helay xiriirka caalamiga ah qaybta u qaabilsajn Baarlamaanka Maraykanka oo la filayo in uu halkaasi uu kulan uga furmo maalmaha soo socda.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa uu sheegay in kulankaasi looga hadli doono sidii nabad loogu soo dabaali lahaa xaalada dalka Soomaaliya.

 

Mar ay saxafadu waydiisay madaxwaynaha in kulankaasi lagu soo hadal qaadi doono Burcad badeeda oo dhibaato ba’an ku haya maraakiibta shisheeye ku gooshta Biyaha Caalamiga ah ee Bad wenyta Hinidiya iyo Gacanta Cadmeed,ayaa waxaa uu sheegay in uu filayo in arimahaasi lagu soo hadal qaadi doono

Share this post


Link to post
Share on other sites

zFaroole3.jpg

 

Wafti uu hogaaminayo M/weynaha Puntland C/raxman M. Faroole oo 21-ka ku soo fool leh Washington D.C.

 

Washington, June 16 | Wafti balaaran oo uu hogaaminayo M/weynaha Puntland C/raxmaan M. Faroole, ayna weheliyaan xubno ka tirsan golayaasha dawlada Puntland, ayaa ku soo beegan caasimada Marayakanka ee Washington D.C. 21-ka June.

 

M/weynaha iyo waftigiisa ayaa martiqaad ka helay dawlada Maraykanka, laguna wadaa in mudada uu ku sugan yahay Maraykanka uu kulamo la yeelan doono saraakiil sare oo ka tirsan wasaaradaha arrimaha dibedda iyo gaashaandhiga ee Maraykanka, labada aqal ee Congress-ka iyo Senate-ka, iyo qaar ka mid ah hay'adaha mashaariicda horumarineed iyo maamul wanaag.

 

M/weynaha ayaa waxaa safarkiisa ku weheliya wasiirada arrimaha gudaha Gen. C/llahi A. Jamac 'Ilkajiir', Qorshaynta Faarax A. Dhalac, Maaliyada Faarax C. Shire, iyo Dimuqraadiyaynta Dr. Jimcaale.

 

Waftiga M/weynaha ayaa sidoo kale booqan doona dawlada goboleedka Minnesota oo ay ku nool yihiin Somalida ugu badan ee dalka Maraykanka, sida la sheegana u badan reer Puntland.

 

Dalalka Canada iyo Britain ayaa sidoo kale lagu wadaa in waftiga Puntland ay booqan doonaan, shirar wadatashi ahna ay la yeelan doonaan qaybaha kala duwan ee bulshada reer Puntland.

 

Safarada M/weynaha iyo waftigiisa ee St. Paul / Minneapolis, Toronto, iyo London ayaa waxaa martigalinaya Golaha Gurbajoogta Puntland ee Puntland Diaspora Forum.

 

Diiwaanka Wararka,

Idaacada Daljir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

M. Puntland oo hortagaya aqalka USA

17 Jun 17, 2009 - 8:00:25 PM

 

Madaxweynaha DGPL mudane Cabdiraxmaan Max'ud Faroole oo maanta ka dhoofey Garoonka Dayuuradaha ee Magaalada Boosaaso isagoo ku sii jeeda Waddanka Mareykanka ayaa Wareysi uu siiyey Laanta Afka Somaliga ee V.O.A ku faahfahiyey ujeddada Safarkiisa isagoo sheegey in Casumad uu ka helay Gudomiyaha Guddiga Xiriirka Calamiga ee guriga Congresska Waddanka Mareykanka Qeybteeda qaabilsan arrimaha Afrika iyo Caafimaadka Adduunka oo ay kawada hadli doonaan sidii Soomaaliya loogu soo Dabbaali lahaa Nabad waarta iyo sidii arrimaha taagan ee Nabadgelyo xumada keeni kara ay Puntland fikir uga dhiiban laheyd islamarkaana talooyin wax ku ool ah ay ka soo jeedin doonaan qaabka loo joojin karo Bur burka dhibaatooyinka iyo Colaadaha Labaatan jirsadey ee ka aloosan Soomaaliya.

 

Madaxweynaha ayaa ka hor hadli doona Congresska Mareyknaka isaga oo ka joodin doona aragtida Puntland ee ku aadan qaabka loo xalin karo dhibaatada Puntland iyo sida wax looga qaban doono burcad badeedka Somaliyed.

Madaxweyne Dr faroole ayaa dhinaca Gaashaanka u daruurey islamarkaana sheegey in Puntland aysan waxba ka ogeyn Olole iyo Qorsheyaal ciidamo ururin ah oo la dagaallama Burcad Badeedda oo DFKG ee Soomaaliya ay ka biilowdey Magaalada Muqdisho isagoo tallaabadaasi ku tilmaamey arrin meel ka dhac ku ah xaaladda la dagaallanka Burcad Badeedda Soomaalida,

 

Mudane Farole ayaa sheegey in Cidda kaliya oo ilaa iyo iminka la dagaalntey Burcad Badeedda uu yahay maamul goboleedka PL oo howlgallo badan ka fuliyey degannada Burcad badeedda ay ku sugnaayeen islamarkaana ay ku soo qabqabten kooxo badan oo Jirrida Badda ah kuwaasi oo qaarkood la Maxkamadeeyey in ka badan 60 ka mid ahna ay iminka yihiin Maxkamad Sugeyaal iyadoo qaar badan oo kalena ay ka tanasuleen waxaana uu carrabka ku dhuftey iney isku dareen Howl gallo isugu jira Wacyi galin ay qeyb ka aheeyeen Culima'uddinka iyo Odeyaasha dhaqanka iyo tallaabooyin dhinaca Milatariga ah haatanna ay Magaalooyinka oo udil ka sifeeyeen walina ay sii wadi doonaan sida uu hadalka u dhigey.

 

Madaxweynaha DGPL oo wax laga weydiiyey in waqtiyada soo socda Puntland ay qorsheysaneyso iney ka go'do Soomaaliya Inteeda kale ayaa sheegey in Puntland Ujeeddooyinka loo Aasaasey ay saldhig u tahay isu keeniddda, baadi goobka midnimada iyo Xasilloonida Soomaaliya waqti badan iyo juhudi badana ku bixiyeen shacabka Puntland arinkaas.

 

Madaxweynaha DGPL ayaa safarkiisan uu ku tagayo dalka Mareykanka waxa uu noqonayaa kuu igu horreeyey ee Wafdi ka socda Puntland uu ku tago Washigton tan iyo intii la Aasaasey MGPL.

Share this post


Link to post
Share on other sites
kajdes   

Interesting to see the President has made good use of his trip, he is ivolved at Woodrow Wilson International Center for Scholars Washington:

 

Puntland State of Somalia: A Presidential Briefing

June 24 2009, 10:00 a.m. - 11:30 a.m.

 

Event Details

The Africa Program at the Wilson Center and the Horn of Africa Policy Institute are pleased to invite you to a discussion with H.E. Abdirahman Mohamud Farole, President of Puntland State of Somalia. He will give a short presentation on recent developments in Puntland, the situation in Somalia, piracy off the coast of Somalia, the increasing Islamic militancy in Central and Southern Somalia, and then accept questions from the audience. Mr. Abdul Ahmed III from the Horn of Africa Policy Institute will give a brief introduction.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sool_boy   

Washignton: Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Madax ka tirsan dowladda Mareykanka.

24. juni 2009

 

APL

 

 

 

Washignton(AllPuntla nd)- Madaxweynaha dowlada Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo waqtigan booqasho rasmi ah ku jooga dalka Mareykanka ayaa la kulmay Madax ka tirsan Wasaarada arimaha dibada ee dalka Mareykanka iyo Xubno ka tirsan baarlamaanka dalka Mareykanka.

 

Madaxweynaha Puntland ayaa la kulmay Diblumaasiin ka tirsan Maamulka Madaxweyne Obama oo ay ka wada hadleen xaaladaha dalka Soomaaliya, mid ka mid ah madaxda dowladda Puntland ee la socota Madaxweynaha ayaa usheegay AllPuntland in uu Madaxweyne Faroole ugudbiyey dowladda Mareykanka ka dalbashada wada shaqeyn dhexmarta labada dowladood.

 

Dowladda Mareykanka ayaa casuntay Madaxweyne Faroole todobaadkii hore, wuxuuna ka qeybgalayaa maalmaha nagu soo aadan shirweyne ay si wadar ah uga qeybgalayaan Hogaamiyaal African ah, gaar ahaana shir ay imaan doonaan rag ka socda Maamulada dowladda Soomaaliya & Maamulka la baxay Somaliland.

 

Mudanayaasha Aqalka baarlamaanka ee Mareykanka uqaabilsan Africa oo ugu horeeya Mr. Donald Payne ayaa fadhiga shir gudoominaya, waxaa uu ka sheegay maanta magaalada Washignton in ay madaxdan kala hadlayaan xaaladaha iskaashiga amaanka, dhaqaalaha iyo wax wada qabsiga.

 

Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa soo qaadi doona amaanka deegaanadiisa Puntland oo ay ka jirto nabadgalyo laysku haleyn karo, Arimaha Burcad Badeeda oo ay xukuumadiisu dagaal adag kula jirto iyo Iskaashiga uu ka dalbanayo wadamada Caalamka, isagoo si guud usoo qaadi doona xaaladaha gobalada Koonfureed ee dalka Soomaaliya.

 

F. C. Geylan

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this