Sign in to follow this  
Observer

What should they do with Huuraleey..if..

Recommended Posts

Observer   

What if the good Mujahideen of course UIC capture Barre Huuraleey. I would say they should hang him in public, hopfully he will caputre alive INSHA ALLAH. what would you think the UIC do with this terriorist guy?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

It must be an special EID for haraadigii Moorgaan. :D Haday dhacdabo, libin iidnaan u shaqaysan tallaw maxay idin tari? :D

 

 

Shuqul gabay baroow wanigii sheekadiis dhigaye

Wanigii shakalka iyo ku xiray shabaq aan sideen.

Shib waataan kairi maansadaan sheeqa ku ahaa.

 

Teer iyo shir qaran waa teey iga shareernaaye.

Waatii dad badan iga shakiyay ina shuqeyeene.

Mid shidkiisi galay caawo aan shiinka ka higaadsho.

 

Shalaay waa ku iman dhiigayag qoom shafecsaday.

Ma shifeysan jirin godab ninkii nag shaqestaaye.

Qabilkii shar noo maamulaa guul mashiiqsado.

 

Shido iyo xuman kam helno iyo shir iyo dulaan.

Mashuqeeyno deegamadaan sheeda wad naale.

Sharaf baan wax kula qeybsanaa shacabka soomaali.

 

Intii nabad lasheel sheelin karo waan u shin tirinaa.

Dabka nalgu shido malinkuu shuuqa damin waayo.

Sheekad markii la isku dhaho lag shil roonaaye.

 

Ayaan sida shamsad iyo dayax shaac u noqonaaye.

Dad ninkii shanshad buuxsantay iyo kibir ubeen sheego.

Dharaar shaahid loo wada yahaan kag shaneynaa.

 

Shisheeye iyo sokeeyab horuu nooga marg sheegi

Cadkayag nin shiiqsad la waa shuunkas toos yahay.

Shaf nalooma tuma goob dagaal am shihiid yaale.

 

Shahaado iyo cadeen waxaan laheen sheego maqaane.

Libin loo sharuutamay aneey shir iga racdaaye.

Inaan been ku shomeen ragbaa iiga shaahida.

 

Waxaan gabyga aad ugu sharaxy uguna shiidaaday..

Damiin baan wax ugu shegayaa shaqlka waaween.

Shilkii reer kismaanyo iyo kadhacay shacabka reer waamo.

 

Shukanta iyo ragii lagal dagay shirarka baabuurta.

Oo dumarka lagu shiish baray oo ubadku shandheeyay.

Shilalkii ladhigay boor dage iyo shiradii loo toogtay.

Shanqari kam danbeen baa layiri wali shabaxii.

 

********* shantaan bari haduu farax ku sheekeystay.

Sharibad haduu daray lib aan waligii loo sheegin.

Shin hadeey noqdeen wax wadnah shiil kaga taalba.

 

Sideydii haduu shaar libaax harag shabeel qaatay.

Shulah haduu maro wad dhigtoo shaal garbah sartay.

Shirib hadeey lasoo wad tunteen sharic iyo toonka.

 

Hadaan shaamreer dhicin ilamd sharibad qooyso.

Maxaa shalay inoo waday hadaan sheeko ku idlaanin.

Shalaayto iyo haraan hadaan lagu sharkoobin.

 

Shirka odaydii dhigay hadaan shaaca laga qaadin.

Baqaarad hadaan la iska shabin sheeyna lag qaato.

Hadaan bahal kushirin mayd wadad shalay ku ruux waayay.

 

Shan iyo toban hadaan habaqle dhaxay shoorka jabin waayin.

Bada dad isku sii shubay hadaan moori kula shiidin.

Shixnadihii iyo hadaan donyihii laisku shubi waayin.

 

Shuf hadaan lanoqon ebaheey loo shukriyi waaye.

Shab hadaan la oran otangadii shaly la oodeeyay.

Shafkeey kacayshee xero hadaan shaah lagu iibin.

 

Shiraac iyo hadaan teendho iyo kaar lawada sheegan.

Shirqoolka iyo hadaan damac iyo kibirku shaashoobin.

Showshoowda badan iyo hadaan shoorku socon waayin.

Shuruubah hadaan lagal baqin shegashda ciida.

 

Haduusan shadafah kaguran koonfur shacbkiinu.

Ama eeysan shaqalo iyo noqon sheegad nal jooga,

Sidinaan shiraac doon leh iyo shuud kusoo galay.

 

Sharafkaan ku dhadanhayna iyo shicirku waa beene.

Sheeb iyo shabaab nabdii hadii showri lagu tuuray.

Oo uu shirka u yahay *****gu wado Shacuubtiisu

 

Ama eey shufta u wad yihiin shuushka bixi waayay.

Shiinah dad le,eg waadinkii sheegan jiray waaye,

Waxaan soo shamiray xoogagii idinka shelnaaye.

Shankaroorta gorteey sidii buda idiin shiido ,

 

Am laisku kiinsoo shafoo faro la idiin sheegto,

Shinbiro saa tihiin uu galeer aad u shabkeeyay.

Shabad weeye kugu taal in aad shagax dhaheysaan,

La' iskuma Shabaho darjo aan kugu Sharifneen.

 

Shafka looma tumo geesinimo aan shisho aheen.

Shaxshax maahan meel lagu shuf baxay in aad shirnataan,

Idinkoo shalwady baad guryihii sii sharxateene.

 

Niman sida guurtad shinidaad kugu shamuumaayo.

Oo wax eey ku shaximanyihii aana lashegeynin .

Shakilad waxaa kaa dagay ciidan kuu shaxaye,

 

Kuwii ugu shideysnaa ayaa sheeda kaa tubane.

Kol haduuba shiishkoodu yahay shaafka aw magan ah

Shantarkaan jubad hoose waa kaa shramahayaa.

 

Inta eeya shacuurtu is badalin oo shaagu soconaayo.

********* halkaad shaly katimid shaahid ugu guuro,

Iskuna shuba shilabteed bari shekadii xiraye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Ah! A distinct façade of classic melancholy is what you have above. Perhaps Ina-Wiille’s famous literary missive is more germane to Barre and his militia.

 

Jaantii assaagaa dhigaa lagu jidqaataaye’e

***** iyo sidii ********* joogsi ha udhimane’e

Jug yar baa kuu gaadhey iyo waxaan jabin laftaadiiye

Nacfina waa jiraa oo waxbaad jalamsanaysaaye’e

Joog ina ***** rag waa kala jidqaataaye’e

Arrigaaga jiro yaan iblays jaaha kaa lumine’e!

 

Wallee waa talo!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Oh poor Dhurcas overvalued the powers of his clan then....i wonder what he is saying now!

 

In any case I still find Wiille’s points valid. Reerka yaan la shiddeyn wiilashana ha la dhaqaalaysto ;) .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Tisk tisk the tribal sensibilities you try so hard to hide from the sections that doesn't concern it is sneaking out. ;)

 

Better keep a lid on it..we wouldn't want a few liners from Dhuracas to crack that beautiful demeanor now, would we? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Give it try adeer...i am here tonight. I am also wainting his baroordiiq for the adeero's jab ;) .

 

Midda kale, Moorgan, i heard, is in a intensive course in the Islamic studies in mogadishu it would be fun if your adeer join him in there :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

^Haku fakirin. Dad kale ha moodin, nabadu iyo dagaalku wax ka daxeeyo reerkaan ma yaqaan. ;)

 

 

p.s. Waxaa xusad mudan dhe-dheg ku faanayo dhe-dheg kale libintiisa. :D Tollow ma niyad-jab intaa le'eg baa ku abuurnaa? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

 

p.s. Waxaa xusad mudan dhe-dheg ku faanayo dhe-dheg kale libintiisa.
:D
Tollow ma niyaad-jabk intaa le'eg baa ku abuurnaa?
:D

^^Priceless yaa horn :D ! As long you've conceded a libin for them, maashaa Allaa!

 

I knew you were coming down with a bug of sort, but this one ended in my favor :D .

 

Ciid Mubaarak yaa saaxibii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Aniguba dambi intaa ka badan dooni maaya intaan galayne alla ha iga cafiyo.

 

 

Cafis iyo masaamax sxb and Ciid Mubaarak.

 

 

p.s. I didn't concede anything! [Don't have a hear-attack tomorrow when you see the truth that I have known all day] :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Observer:

What if the good Mujahideen of course UIC capture Barre Huuraleey. I would say they should hang him in public, hopfully he will caputre alive INSHA ALLAH. what would you think the UIC do with this terriorist guy?

Dream on. Even lets say if they capture him, they cant do nothing to him. This man got the support of his peaople. So noocaaga oo kale iyo kan kaa hooseeya iska ririyooda coz I know where you guys belong to.

 

Dhiig **********

Waa qaaxo kugu maqan

adiga & qoomkaa waa u eedi doontan

 

Rag horaa yiri :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

deport him and the rest to ethiopia and indocadde aswell

 

deport them all!!

 

there not somalis therefore they have no right to be on somali soil

 

they shouldn't even be allowed to speak the beautiful language

 

DEPORTATION!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

and and and they should capture C/Yusuf and take him to Villa Somalia let him sit for 5 min on the throne and then deport him aswell

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this